Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Dhawaan waxaan idiin soo gudbinay xog muhiim ah oo ku saab saneed xidigaha ugu mushaarka badan Premiership-ka England waxaana maanta idiin heynaa warbixin ka baahsan midaas oo ka turjumeyso xidigaha caalamka ugu taajirsan sidaa darteed xogta aan idiin heyno ayaa ka hadli doonto 10-ka laacib ee caalamka ugu hodansan ama…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waxaa Lasoo saaray liiska 10-ka Macalin ee u sharaxan abaalmarinta macalimiinta ugu fiican sanadka, iyadoo si rasm ah ugu dhawaaqi doonto FIFA Macalinkii ku Guuleysto Abaalmarintaad. Sirx Alex Ferguson Macalinkii Hore ee Manchester United ayaa kamid ah 10-kaas tababare ee u sharaxan. Waxaa kula wehleysa macalinka Chelsea Jose Mourinho, kan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Fifa ayaa maanta soo saartay 23-ka xidig ee isugu soo haray abaalmarinta Xidiga Aduunka ee Fifa Ballon D’Or waxaana lasoo saaray shax ay ku sharaxan yihiin xulka ugu badan, Horyaalka ugu badan iyo Kooxda ugu badan ee laga soo xulay xidigahaas. Kooxda Bayern Munich ayaa ku yeelatay 6-xidig waana naadiga…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Horyaalka Bundesliga aya noqday horyaalka ugu badan ee laga soo xulay xidigaha isugu soo haray Abaalmarinta Fifa Ballon D’Or sidii xili ay La Liga ka dhaxashay booskaan. Xidigaha Ka Ciyaara Jarmalka ayaa noqday kuwa ugu badan ee laga soo xulo Abaalmarintaan madama ay labada kooxood ee ugu awooda badan horyaalka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
21-jirka xulka Jarmalka iyo naadiga Bayern Munich Mario Gotze oo haatan kasoo kabtay dhaawacii uu qabay sidoo kalena qaab cayaareed aad u wanaagsan soo bandhigaayay kulamadii ugu dambeesay oo uu kooxdiisa u cayaaray ayaa sheegay in weli uusan caafimaadkiisa taam ahayn sidoo kalena weli dib usoo ceshanin heerkiisii wanaagsanaa madaama…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Naadiga Dortmund xili cayaareedkii hore murug ayay ku dhameesatay madaama laga qaaday sedex koob oo kala duwan sidoo kalena Mario Gotze oo ahaa wiilkii ay ku faani jirtay uu kooxda Bayern Munich ku biiray kooxdan oo aad u niyad jabsan waxaa go’aan qaatay macalinkooda Jurgen Klopp oo si geesinimo ku…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kubad sameeyaha dalka Turkiga iyo Kooxda Borrusia Dortmund Nuri Sahin ayaa hogaaminaya naadiga isbuuca ee horyaalka jarmalka kadib markii uu guul gaarsiyay kooxdiisa kulankii derby-ga ahaa ee ay ka gudbeen Schalke 04. Sidoo kale xidiga kooxda Dortmund Henrikh Mkhitaryan ayaa isna kasoo muuqday isagoo door muhiim ah ka qaatay kulankii Schalke. Dhanka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Thomas Muller ayaa meesha ka saaray inuu u dhaqaaqi doono Camp Nou islamarkaana uu ku faraxsan yahay nolosha Munich markii ay soo baxeen warar qeexaya in xidigaan uu xagaagan ku biiri doono Barcelona. 24-jirkaan Jarmalka u dhashay ayaa booqasho ku tagay caasimada Catalan ee ay Barcelona ka dhisan tahay, inkastoo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kadib markii todobaadkan dhaawacyo kala duwan ay soo gaareen xidigaha kala ah Arjen Robben iyo Toni Kroos kulankii Bayern Munich la cayaartay naadiga Hertha Berlin hadana dhaqaatiirta Munich ayaa shaaca ka qaadeen in labadan xidig aysan soo gaarin jug halis ah sidaa darteed diyaar ayay u yihiin inay tababarka Bayern…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Reer Germany Dortmund ayaa si rasmi ah u sheegtay in Xidigeeda Roberto Lawandowski uu yahay Iib Isla markaasna laga iibin doono kooxdii keensato adduuna lacageed oo gaaraya 7 Malyan. Sidaas Darteed waxaan Feel ugu jiro kooxaha ugu waaweyn Yurub sida : Manchester United, Arsenal, Chelsea iyo Manchester City iyadoo…