Home » Archives by category » Horyaalada » Bundesliga (Page 43)

Mesut Ozil Iyo Hantida Uu Leeyahay Maxaa Kala Socotaa (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mesut Ozil waa xidiga ugu shacbiyada balaaran dalka Jarmalka sidoo kalena haatan waqti wanaagsan ku qaadanaayo Premiership-ka England tan iyo markii uu xidigan kooxda Arsenal ku biiray magaciisa cirka ayuu sii galay waxaana haatan lagu tilmaamaa shaqsiga ugu soo jiidashada badan dhamaan xirfadlayaasha kubada cagta, tolow xidigan ugama darin inuu…

Michael Owen “Ilama Ahan Inuu Ribbery Ku Guuleesan Doono Ballon d’Or”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahankii hore ee xulka England iyo naadiga Liverpool Michael Owen oo horey ugu guuleestay abaal marinta Ballon d’Or ayaa fikradiisa ka dhiibtay cayaaryahanka ku guuleesan doono kubada dahabka sanadkan 2013 balse Owen ayaa meesha ka saaray in Franck Ribery oo ah shaqsiga loo sadaalinaayo biladan qiimaha inuu ku guuleesan doono…

Waa Kuwee Xidigaha Ilaa haatan Qaarada Yurub UGu Waxqabadka Wanaagsan?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dhamaan tartamada kala duwan ee Yurub laga cayaaro waxay marayaan meel xasaasi ah madaama horyaalada Yurub ugu caansan ugu yaraan 10-kulan iyo ka badan laga cayaaray sidaa darteed waxaan idiin heynaa xidigaha ugu waxqabadka wanaagsan horyaalada Premiership-ka, La Liga, Serie A, Bundesliga iyo Ligue 1 waxaana cayaaryahan walbo lagu qiimeeyay…

Wilshere iyo Gibbs oo shaki weyn ku jiro inay Safan karaan kulanka Arsenal la cayaari doonto naadiga Dortmund…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Arsenal ayaa Arbacada dalka Jarmalka kula cayaari doonto naadiga B. Dortmund kulan ka tirsan koobka horyaalada Yurub waana kulan ay ku xiran tahay rajada ay Arsenal ka qabto inay wareega 16-aad u gudubto balse macalin Arsene Wenger ayaa loo sheegay in kulankan adag aysan diyaar u ahayn inay ka…

Waa kuwee weeraryahanada ugu wanaagsan qaarada Yurub xili cayaareedkan?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa muhiim ah in marwalbo qiimeyn lagu sameeyo waxqabadka weeraryahanada ugu wanaagsan qaarada Yurub madaama ay yihiin indhaha kubada cagta sidoo kalena dawaadayaasha kubada cagta ay maanka ku hayaan in kulan walbo weeraryahan muctarif ah uu gool dhalin karo sidaa darteed waxaan idiin heynaa ilaa haatan weeraryahanada ugu wanaagsan horyaalada…

Saacadaha La Cayaarayo Kulamada Horyaalada Yurub Iyo Meelaha Aad Ka daawan karto.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Kulamada Premiership-ka ee maanta la cayaari doono… 4:30 galabnimo Everton Vs Tottenham Hotspur Live Super Sport 3 7:00 fiidnimo Cardiff City Vs Swansea City Live Super Sport 3 Kulamada Italian Serie A-da ee galabta iyo caawo la cayaari doono… 2:30 duhurnimo Livorno Vs Atalanta 5:00 galabnimo Hellas Verona VsCagliari…

Thomas Muller Oo Bayern Munich Usuura Galiyay Inay Hogaanka Bundesligaha Dib Ugu Soo Laabato

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Naadiga Bayern Munich ayaa dib ugu soo laabatay hogaanka Bundesligaha kadib markii ay 2-1 uga badisay kooxda Hoffienham, guushan ayaa noqotay mid ay dhibaato badan Munich u marto madaama kooxda Hoffeinham soo bandhigtay qaab cayaareed aad u wanaagsan weliba Bayern ayaa kulankan laga naxsaday madaama goolka looga hormaray waxaana ka…

David Moyes Oo Ka Dhawaajiyay In Kooxdiisa Man United Ay Isaga Baxday Tartankii Ay Ugu Jirtay Saxiixa Lewandowski

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tababaraha naadiga Man United David Moyes ayaa u sheegay saraakiisha kooxdan u xil saarneed soo xero galinta weeraryahanka reer Poland Roberto Lewandowski inay gabi ahaanba iska joojiyaan hawshaas madaama uu isaga talo baxay in xidigan la keeno garoonka Manchester United sidaa darteed lama filan doono in weeraryahankan ka tirsan naadiga…

Bayern Munich Oo Wadahadal Heshiis Kordhin Ah La Bilowday David Alaba

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Daafaca bidix ee xulka Austria iyo Kooxda Bayern Munich David Alaba ayaa shaaca ka qaaday inuu wadahadal kula jiro kooxda Bayern Munich balse aysan wali gaarin heshiis rasmi ah. Daafacaan bidix ayaa heshiiska uu kula jiro naadiga wuxuu ku egyahay 2015, xili naadiyo fara badan oo yurub ka dhisan ay…

Waa Kuwee 10-Ka Xidig Ee Ugu Baaska Wanaagsan Qaarada Yurub Xili Cayaareedkan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ma sahlano in la agaasimo baas gool loo filan karo kaasi oo dhabarka ka jebin karo naadiga kaasoo horjeedo balse waxaa jiraan xidigo ku taqasuseen sida daafacyada kasoo horjeedaan loo qiyaamo sidaa darteed waxaan idiin heynaa 10-ka xidig ee xili cayaareedkan qaarada Yurub uu baaska wanaagsan, dabcan xidigahan inta badan…

Close