Home » Archives by category » Horyaalada » Bundesliga (Page 42)

Kulamada La Cayaarayo ee Horyaalada Yurub Iyo Meelaha Aad Ka Daawan Karto

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kulamada Premiership-ka ee maanta la cayaari doono: 3:30 galabnimo Arsenal v Stoke City Live Super Sport 3 3:30 galabnimo Crystal Palace v Swansea City Live Super Sport 5 6:00 maqribnimo Man City v Man Utd Live Super Sport 3 6:00 maqribnimo Cardiff City v Tottenham Live Super Sport 5 Kulamada…

Bayern Munich oo dib ugu soo laabatay hogaanka Bundesligaha kadib markii 4-0 ku xaaqday Schalke

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Naadiga Bayern Munich ayaa awood dheeraad ah ku maquunisay naadiga Schalke kadib markii ay ku gaarcday 4-0 inkastoo garoonka Schalke lagu cayaarayay hadana xidigaha macalin Pep Guardiola ayaa awood dheeraad ah kulankan adag muujiyeen waxaana goolasha u daah Bastian Schweinesteiger oo kasoo kabtay dhaawacii uu qabay sidoo kalena waxaa sii…

Marco Reus iyo hantida uu leeyahay maxaa kala soctaa (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waa markale iyo barnaamijkeenii aan uga hadleenay xidigaha aduunka ugu caansan iyo hantida ay heestan sidaa darteed maantana waxaa miiska inoo saaray weeraryahanka xulka Jarmalka iyonaadiga B. Dortmund Maro Resu madaama mid ka mid aqristayaasheena sharafta leh uu naga soo codsaday sidaa darteed waxaan marwalbo u taaganahay inaan baahidiina Sports…

Kevin-Prince Boateng “Ha Iska Iloobo Jerome Boateng Inaan Walaalo Nahay 90-Daqiiqo Kulanka Schalke Vs Bayern Munich!”…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa la yaab ah in Habeen Dambe  fiidkii labo walaal ah uu dagaal culus dhex mari doono waxayna kala yihiin Kevin-Prince Boateng iyo Jerome Baoteng labadan xidig ayaa isku haleeli doonaan kulanka dhex mari doono Schalke Vs Bayern Munich inkastoo labadan koox uu xifaalten soo jireen ah ka dhaxeeyo hadana…

Arsenal Oo Sheegtay Inay £11m Ku Qaadan Doonto Daafac Naadiga Schalke Papadopoulos…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Sida uu sheegay wargeska Daily Express kooxda Arsenal ayaa isku diyaarineyso inay lasoo saxiixato horaanta sanadka cusub daafaca xulka Greece iyo naadiga Schalke Kyriakos Papadopoulos, xidigan dhalinta yar balse ah daafac awood badan ayaa xagaagan ku fashilmay inuu Premiership-ka usoo guuro kadib Liverpool OO  ku guul dareesatay saxiixiisa balse…

2007 Ac Milan Kadib Bayern Munich oo Noqotay Kooxdii Ugu Horeysay Ee Difaacashada Champions League Ku Bilaabata Guul

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Iyadoo Xalay uu Si Rasmi ah u bilowday Ueafa Champions League Kooxda Bayern Munich ayaa Ku furtay Guul iyadoo ah Kooxda Difaacaneyso Eufa Champions League waxayna noqoneysaa kooxdii ugu horeysay oo difaacaneyso Koobkaan oo Haddana guul ku furto tan iyo 2007 Markaas oo Ac Milan ay sidaan Camal Sameysay. Bayern…

Bayern Munich oo guul ku bilaawday difaacashada Champion-ka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Bayern Munich ayaa guul muhiim ah ku bilaawday sidii ay xili cayaareedkan cusub ku difaacan laheed koobka horyaalada Yurub kadib markii ay 3-0 kaga badisay naadiga CSK Moskow kulanka ka dhacay garoonka Allianza Arena, Munich waxaa guusha ka saacideen xidigaha kala ah David Alaba, Mario Mandzukic iyo Arjen Robben,…

Pep Guardiola “Waqtigan Kuma Haboono In Laga Hadlo Rajada Ay Bayern Ka Qabto Inay Champion-ka Difaacato”…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Macalinka kooxda Bayern Munich Pep Guardiola oo ka hadlaayay kulanka caawa kooxdiisa la cayaari doonto naadiga CSK Moskow kana tirsan furitaanka koobka horyaalada Yurub ayaa iska diiday inuu ka hadlao in kooxda reer Jarmal ay difaacan karto tartanka Yurub ugu qiimaha badan, Pep oo aan rabin inuu hadal ka tago…

15-ka Daafac Ee Ugu Awooda Badnaa Caalamka Kuwaas Oo Ilaa Haatan Laga Sheekeeyo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inta badan shaqada ugu adag marka garoonka lagu jiro waxaa qabtaan daafacyada sidaa darteed waxaan idiin heynaa taariikh ahaan 15-ka daafac ee ilaa haatan taariikhda kubada laga sheekeeyo waxaan xusid mudan in qiimeyntan aysan ku jirin xidigaha haatan kubada cayaaran kuwaas oo tayadooda wanaagsan tahay, hadaba waa kuwaan hoos ku…

Laba Gool oo Ka Kala Timid Ribery Iyo Mario Mandzuki Ayaa Bayern Munich Guul U Horseeday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Laba Gool oo Qeybtii Dambe ee Cayaarta ka kala Timid Frank Ribery iyo Mario Mandzuki ayaa Kooxda Bayeryn Munich u keentay Inay Guul ka gaartay Kooxda Hannover. Goolka Koowaad ee Kooxda Bayern Munich ayaa Shaqaba ku hubiyey Laacibkeeda Mandzukic  Baas uu ka helay Roben Xilli ay Kooxda u baahneed Goolkaas Maadaama…

Close