Home » Archives by category » Horyaalada » Bundesliga (Page 40)

Ka Hor Abaal Marinta Ballon d’Or: Waa Kuwee 10-ka Xidig Ee Ugu Wanaagsan Caalamka Xiligan?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Abaal marinta FIFA Ballon d’Or waxaa la bixin doontaa bartamaha bisha Janaayo sidoo kalena FIFA waxay dhawaan soo bandhigtay 23-cayaaryahan oo u sharaxan abaal marintan qiimaha badan arintaas awgeed bixinta abaal marintan waxaa naga xigto mudo bil iyo bar waxaana maanta idiin heynaa 10-ka xidig ee xiligan cirka marayaan qaab…

Elber: Waxaan U Sheegay Bayern Munich Iney Lasoo Saxiixato Neymar JR Ka Hor Barcelona

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xidigii Hore Bayern Munich Elber ayaa cadeeyay inuu kula taliyay Bayern Munich iney lasoo saxiixdaan xidiga Barcelona haatan ee Neymar JR kaas oo xiligaas ku sugnaa Santos ka hor imaatikiisa Camp Nou. Xidigaan reer Brazil [Neymar] ayaa lala xiriirinayay Bayern Ka hor inta uusan Barcelona ugu wareegin Aduun dhan €57  xili…

Andre Schurrle: Hadii Rooney Uu Jarmal Ahaan Lahaa Kama Mid Noqon Laheen Safka Hore Ee Xulka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahanka kooxda Chelsea Andre Schurrle ayaa weerar muuqdo ku qaaday xidiga kooxda Man United iyo xulka England Wayne Rooney asigoo sheegay in Rooney uusan ahayn cayaaryahan tayo wanaagsan sidoo kalena hadii uu Jarmal ahaan lahaa uusan heli laheyn fursad uu reer Jarmal kaga soo dhex muuqdo. Ka hor kulanka Talaadada…

Koox Laga Sameeyay Dhalinta Haatan Yurub Ugu Wanaagsan: Hadaba Yaa Ka Mid Ah?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Horyaalada kala duwan ee qaarada Yurub waxaa ka cayaaraan xidigo aad u dhalin yar kuwaas oo leh farsamo iyo tayo heer sare ah sidoo kalena lagu tilmaamo inay mustaqbalka inay kubada cagta magac iyo guulo ka gaari doonaan hadaba dhawaan waxaa lasoo saaray koox ka kooban 11-cayaaryahan kuwaas oo haatan…

Rasmi: Sami Khedira Oo Inta Ka Harsan Xili Ciyaaredkan Ka Maqanan Doona Real Madrid

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kubad burburiyaha Kooxda Madrid iyo Xulka Jarmalka Sami Khedira ayaa halis ugu jira inuu seego koobka aduunka ee  Brazil ka dhici doona June 2014. Xidigaan heerka caalami ee xulka Jarmalka ayaa dhaawac uu kasoo gaaray kulankii xalay xulkiisa jarmalka ay barbaro 1-1 la galeen xulka Azzurri kulan ka dhacay Sansiro.…

Mesut Ozil, Lahm & Neuer Oo Laga Saaray Xulka Jarmalka Ee Ka Hortagi Doono England

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kubad Sameeyaha Kooxda Arsenal Mesut Ozil ayaa laga saaray xulka Jarmalka ee talaadada ka hortagi doono Xulka England kulan ka dhaci doona Garoonka Wembley ee Magaalada London. Mesut ayaa kaliya kasoo muuqday 30-daqiiqo kulankii xalay barbaraha ku dhamaaday ee Xulka Jarmalka ay la ciyaareen xulka Italy. “Kulanka England waa tijaabo…

Jarmalka Oo Soo Afjari Waayay Habaarka Ay Ka Qabaan Iney Guul Ka Gaaraan Xulka Azzurri

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xulka Jarmalka ayaa ku guuldareysatay inuu soo gabagabeeyo abaarta ka heysata iney guul ka gaaraan xulka Italy waxaana guul ay ka gaaraan Azzurri ugu dambeysay 1995-tii. 18-Sano Xulka Awooda leh ee Jarmalka kama adkaan xulka Italy waxaana xalay ciyaar xiiso badan oo ka dhacday Sansiro ay kusoo dhamaatay 1-1. Matts…

Waa Kuwee Xidigaha Bayern Munich Kuwaas Oo Siweyn Kaga Faa’iideesteen Hogaanka Guardiola

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Bayern Munich xili cayaareedkii hore waxay ku guuleesatay sedex koob oo taariikhi ah sidaa darteed aadbay u adag tahay in la hogaamiyo naadi koob walbo ku guuleesatay waayo cayaartooyda qaar waxay aaminayaan in heerkii ugu sareesay ay gaareen sidoo kalena kooxaha aduunka ayaa u wada tashanayaan sidii looga badin…

Walaalka Xidiga Bayern Franck Ribery “Steven Ribery” Oo Ku Biiray Xerada Da’yarta Bayern Munich

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sida ay qortay jariiradda Sportsmole Walaalka hogaamiyaha Kooxda Bayern Munich Franck Ribery da’yarka lagu magacaabo Steven Ribery ayaa heshiis rasmi ah la gaaray kooxda Bayern. 19-jirkaan da’da yar ayaa tan iyo Bisha August tababar la qaadanayay kooxda Bayern Munich balse ugu dambeyntii Bayern ayaa shaacisay iney heshiis rasmi ah oo…

Todobaadkan iyo 8-naadi Ee Reer Yurub Kuwaas Oo Niyad Jabka Xoogan La Kulmeen…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waa barnaamij aan kaga hadleeno kooxaha reer Yurub ee uu haatan hoos u dhaca xoogan heesto todobaad walbana ayagoon faraxsaneyn ay garoonka isaga baxaan, waxaa naga xasuusiin ah in todobaadkan ay liiska kusoo biirtay naadiga Man City oo guuldaro xanuun badan kala kulantay kooxda Sunderland sidoo kale kooxda AC Milan…

Close