Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Miraslov Klose waxaa u suura gashay inuu koobka aduunka goolkiisii 15-aad ka dhaliyo kulankii Jarmalka ay bar bar dhaca 2-2 la galeen xulka Ghana wuxuuna halyeegan galeey safka hore ka galay buuga iskoorada koobka aduunka lagu qoro weliba iskoorkii Ronald ayuu bar bareeyay haatana labadan ruug cadaa waxay wadaagaan inay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Mehdi Benatia oo xili cayaareedkii dhawaan soo idlaaday loo aqoonsaday daafaca ugu wanaagsan Serie A-da una suura galiyay inay Roma kaalinta labaad ka gasho horyaalkan ayaa haatan kusii jeedo Bundesligaha Jarmalka kadib markii dalab wanaagsan uu ka helay kooxda Bayern Munich, daafacan tayada wanaagsan bilihii ugu dambeeyay waxaa saxiixiisa isku…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Warar hoose oo ka imaanaya gudaha Jarmalka ayaa tibaaxaya in xidigii bartilmaameedka weyn u ahaa Arsenal Mario Mandzukic uu doorbidayo inuu sii joogo horyaalka Bundesliga isagoo quuldareynaya inuu ku biro kooxda Wolfsburg. Sida la rumeysan Mario Mandzukic ayaa ka tagi doona kooxda Bayern Munich oo uu haatan ku sugan yahay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Qaar ka mid ah jilaayaasha Bollwood-ka ugu caansan ayaa qarsan waayeen xiisaha ay u qaban tartanka koobka aduunka ee haatan dalka Brazil ka socdo, inkastoo qaarkood ay dalka Brazil ku sugan yihiin si ay tartankan u daawadaan hadana intooda badan waxay sheegeen inay magaalada Mumbai kala socon doonaan tartankan xiisaha…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
24-jirka khadka dhexe kaga cayaaro xulka Jarmalka iyo kooxda Bayern Munich Toni Kroos waxaa lagu tilmaamaa xidiga ugu kubad heesashada badan qaarada Yurub sidoo kalena heerkiisii ugu wanaagsanaa ayuu haatan ku jiraa waxaana ku raad joogaan kooxaha Yurub ugu caansan, Toni Kroos miisaan culus ayuu ku leeyahay Bayern iyo xulka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xiriirka kubada cagta aduunka waxay Arjen Robben u aqoonsadeen inuu yahay laacibka caalamka ugu xawaaraha dheereeyo marka loo bar bar dhigo xirfadlayaasha kubad cagta waxaana Robben lagu tilmaamay xidig aan la gaari karin waayo 37 kilometre ayuu saaciidii ku orday kulankii Holland 5-1 cagta ku mariyeen Spain weliba oroadkii Sergio…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Daafaca kooxda Borrusia Dortmund Mats Hummels ayaa carabaabay iney macquul tahay ku biiritaanka Manchester United mustaqabalka, balse uusan diyaar u aheyn inuu xagaagan ka mid noqdo kacdoonka cusub ee Louis Van Gaal uga bilaaban doona Premier League. 25-jirkaan heerka caalami ayaa ka mid ah wiilasha ugu muhiimsan ee uu Van…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kadib markii Thomas Muller uu noqday cayaaryahankii ugu horeeyay ee koobka aduunka sanadkan Hat Trick ama sedexley ka dhaliyo sidoo kalena uu xidigan nasiib u yeeshay inuu markii ugu horeesat sedexley dhaliyo asigoo xiran maaliyada xulka Jarmalka wuxuu 24-jirkan ku biiray liiska shaqsiyaadka koobka aduunka ka dhaliyeen sedexleyda aan la…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Laacibka ugu waaya aragsan xulka Jarmalka Bastian Schweinsteiger lana filaayo inuu caawo xulkiisa khadka dhexe u agaasimo ayaa la sheegay inuu booqday xarun caafimaad si jilibkiisa loo eego tani waxay walaac xoogan ku abuurtay taageerayaasha xulka Jarmalka oo horey uga warqabeen in Bastian xili cayaareedkii dhawaan soo idlaaday inuusan kooxdiisa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxaha Dortmund iyo Roma oo xili cayaareeda nagu soo fool leh ka qayb qaadan doonaan koobka horyaalada Yurub ayaa bilaabeen ina ka wada hadlaan qaabkii ay isku dhaafsan lahaayeen qaar ka mid ah xidigahooda labadan naadi oo xiriir wanaagsan ka dhaxeeyo ayaa kulan wada qaadan doonaan maal maha nagu soo…