Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Daafaca xulka Jarmalka iyo naadiga Dortmund Mats Hummels ayaa si rasmi ah uga hadlay mustaqbalkiisa cayaareed. Daafacan tayada wanaagsan ayaa farxad galiyay taageerayaasha Dortmund xili uu ka dhawaajiyay inuu garoonka Signal Iduna Park sii joogi doono. 26-jirkan oo mustaqbalkiisa cayaareed ka hadlaayo wuxuu yiri “Mar hore ayaan go’aansaday inaan Dortmund…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Wargeska Metro ayaa sheegay in kooxda Man United ay qasnadeeda lacageed u furi doonto labo ka mid ah xidigaha xulka Jarmalka ugu muhiimsan. United waxay ugu tala gasahy inay £60m kula soo wareegto Bastian Schweinsteiger & Mario Gotze madaama labadan xidig ay diyaar u yihiin inay xagaagan Bayern Munich isaga…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kubad sameeyaha reer Belgium Kevin De Bruyne fadhi uma yaalo madaama kooxda Man City ay u balan qaaday mushaar uusan waligiis ku riyooinin. Kevin De Bruyne ayaa kooxdiisa VFL Wolfsburg ku cadaadin doono in dalabka Man City la aqbalo waayo xidigan waxaa loo balan qaaday in €15 million sanad walbo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Volker Struth oo ah wakiilka weeraryahanka ku muuq beelay Allianza Arena ee Mario Goetze ayaa si caro leh uga hadlay mustaqbalka mugdiyoobay ee xidiga uu wakiilka u yahay. Volker Struth oo wareysi siinayay wargeyska BILD ee Jarmalka kazoo baxa ayaa ku eedeeyay macalinka reer Spain ee Pep Guardiola inuu yahay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Tababaraha reer Spain ee leyliya Bayern Munich Pep Guardiola ayaa biyo qabow ku shubay wararka sheegaya in kooxdiisa ay xiiso u qabto Flopka Man United Angel Di Maria. Di Maria ayaa ku jahawareeray Man United xagaagiisii ugu horeeyay xili uu noqday saxiixa ugu qaalisan ebid ay soo iibsato koox ka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Sida lagu shaaciyay website-ka iyo bogga twitter-ka kooxda Bayern Munich ayaa dhameystirtay saxiixa Douglas Costa oo ka tirsanaa kooxda Shakhtar Donetsk waxeyna ku qaadatay aduun dhan 30 Malyan oo Euro ah. Kooxda reer Ukraine ayaa ku dhawaaqday iney Douglas Costa arintiisa kala heshiisay Bayern Munich, waxeyna uga mahad celiyeen waxqabadkii…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Chelsea ayaa si toos ah ula xariirtay dhigeeda VFB Stuttgart waxayna kala hadashay qaabkii xagaagan looga iibin lahaa daafaca dhalinta yar Antonio Rudiger. Warges kasoo baxo magaalada Stuttgart ee lagu magacaabo Stuttgarter Nachrichten ayaa sheegay in Blues ay dalab £12.8m u gudbisay naadiga reer Jarmal kana war sugeyso in…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kabtanka labaad ee kooxda Bayern Munich Bastian Schweinsteiger ayaa ugu dambeyntii ka hadlay mustaqbalkiisa cayaareed iyo tilaabada uu xagaagan qaadi doono. Xidigan waaya araga ah waxaa siweyn loola xariirinaa kooxda Man United sidoo kalena saxaafada dalka Jarmalka ayaa hadal heyso inuu Bundesligaha isaga hayaami doono. Balse Schweinsteiger ayaa meesha ka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Bayern Munich maalmo ka hor waxay shaaca ka qaaday inay 25-milyan oo pound kula wareegtay weeraryahanka xulka Brazil iyo naadiga Shakhtar Donetsk Douglas Costa. Hadaba arinkan waxaa xaqiijiyay macalinka naadiga Shakhtar Donetsk Mircea Lucescu sidoo kalena wuxuu kalsooni ka muujiyay in Costa uu siweyn Bayern Munich ula qabsan karo.…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Gudoonka sare ee Bundelsigaha Jarmalka ayaa si rasmi ah shaaca uga qaadeen isku aadka horyaalka Jarmalka heerkiisa kowaad xili cayaareedka 2015/16. Hadaba kooxda Bayern Munich oo difaacan doonto Bundelsigaha waxay kulankeeda ugu horeeyo la cayaari doontaa naadiga Hamburg. Weliba kulankan ayaa lagu beegay midka daaha looga qaadi doono Bundesligaha wuxuuna…