Home » Archives by category » Horyaalada

Neymar “Bale Waa Cayaaryahan Wanaagsan Balse Waa Inuu Bartaa Sida Cadaadiska Loo Xamilo”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Grathe Bale hoos u dhac aad u xun ayuu sameeyay kulankii Real Madrid guuldaro 2-1 kala kulantay kooxda Juventus. Balse saxaafada aduunka ayaa dhaliil weyn usoo jeedisay sidoo kalena guud ahaan xidiga reer Wales xili cayaareedkan bandhigiisa ma wanaagsan haatana mustaqbalkiisa Real Madrid ma ahan mid fadhiyo, Hadaba dhibaatada uu…

Manchester City Oo Ku Guuleesan Rabto Saxiixa Kubad Sameeyaha Reer Brazil Roberto Firmino

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wargeska Daily Mali ayaa sheegay in kooxda Man City ay haatan hormar wanaagsan ka sameesay sidii ay gacanta ugu soo dhigi laheyd kubad sameeyaha reer Brazil Roberto Firmino. Xidigan tayada wanaagsan kana tirsan naadiga Hoffenheim waxaa ku raad joogaan qaar ka mid ah kooxaha Yurub ugu caansan balse Man City…

Jose Mourinho Oo Sheegay Inuu Sedex Xili Oo Kala Duwan Isku Dayay Inuu Steven Gerrard La Saxiixdo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Liverpool maalinta berito ah waxay garoonka Anfield kula cayaari doontaa naadiga Chelsea kulan ka tirsan Premiership-ka Englan. Hadaba ka hor kulankan waxaa saxaafada la hadlay macalin Jose Mourinho oo si gaar diirada u saaray bixitaanka Steven Gerrard iyo inuu marar kala duwan damcay saxiixa halyeegan. “Waxaa la joogaa xiligii…

Macalin Van Gaal Oo Ka Hadlay Sababta Ay Man United Xili Hore Heshiis Ula Gaartay Memphis Depay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Man United waxay heshiis la gaartay weeraryahanka reer Holland Memphis Depay kaasi oo garoonka Old Trafford ku imaan doono 25-milan oo pound marka uu xili cayaareedkan soo idlaado. Hadaba macalin Luis Van Gaal ayaa sharaxaad ka bixiyay waxa ku qasbay in kooxdiisa ay xili hore Memphis Depay heshiis la…

Javier Zanetti “Mario Balotelli Wuu Kusoo Laaban Karaa Inter Milan”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Gudoomiye ku xigeenka kooxda Inter Milan Javier Zanetti ayaa saxaafada u sheegay in Mario Balotelli uu dib ugu soo laaban karo garoonka San Serio xiligii uu doono. Super Mario wuxuu kusoo bar baaray xarunta Inter Milan sidoo kalena kooxdan guulo ayuu la qeebsaday balse sanadii 2010 ayuu Inter Milan isaga…

Gennaro Gattuso Oo Ka Hadlay Sida Ugu Fudud Ee Lionel Messi Loo Raaci Karo!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Halyeegii hore ee xulka Italy iyo kooxda AC Milan Gennaro Gattuso ayaa ka hdlay sida ugu fudud ee Lionel Messi lagu raaci karo marka uu garoonka ku jiro. Gattuso ayaa dawaaday mucjisadii uu ku dhigay Messi daafaca Bayern Munich Semi Finalha koobka horyaalada Yurub lugtiisa kowaad. “Sida ugu fudud ee…

Man United Oo Ka Carootay Go’ankii Uu Jose Mourinho Ku Fasaxay Ciyaartoydiisa Ka Hor kulanka Liverpool

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jose Mourinho ayaa walwal ku beeray kooxda Man United kadib markii uu afar maalmood fasaxay ciyaartodiisa ka hor kulanka Liverpool ee todobaadkaan madama kulankaan uu muhiim u yahay kooxda uu hogaamiyo Louis Van Gaal. Blues ayaa ku guuleysatay horyaalka Ingiriiska ka hor kulanka Liverpool, waxaana fasax helay ciyaartoyda kooxda taasoo…

Louis Van Gaal Oo Xaqiijiyay Micheal Carrick Uu Seegi Doona Gabi Ahaan Kulamada Ka Harsan Xili Ciyaareedkaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Macalinka reer Holland ee leyliya kooxda Man United ayaa si rasmi ah u xaqiijiyay in Micheal Carrick uu seegi doono sadexda kulan ee ka haray xili ciyaareedkaan madama dhaawaciisa uu ka cuslaaday sidii markii hore loo maleynayay. Xidigaan Xulka Ingiriiska ayaa dhaawac looga saaray kulankii ay kooxdiisa 4-2 ku garaacday…

Daafacii Hore PSV Iyo Man United Jaap Stam Oo Amaanay Talaabada Ay United Kula Saxiixatay Memphis Depay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Daafacii hore xulka Holland, PSV iyo Man United ayaa aaminsan in Louis Van Gaal uu heli doono tayada wanaagsan oo uu leeyahay Memphsi Depay. “Waa xidig tayo sare leh” Ayuu Stam u sheegay MUTV. “United waa koox mar walba wax weerarta waxeyna mar walba xiiseysaa xidigaha leh awooda lagu gudbo…

Branden Rodgers Muxuu Ka Yiri Wararka La Xiriirinayay Memphsi Depay Oo Ay Ku Guuleystay Saxiixiisa Man United

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Macalinka Liverpool Branden Rodgers ayaa inkiray in kooxdisia ay xiiso u qabtay garabka xulka Holland iyo kooxda PSV Eindhoven Memphis Depay kaas oo ku biiray kooxda Man United. Agaasimaha farsamada kooxda PSV ayaa todobaadkii hore cadeeyay in Liverpool ay Memphis Depay saxiixiisa kaga dhawdahay kooxda Man United, balse Rodgers ayaa…

Page 1 of 371123Next ›Last »