Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Dunida kubada cagta caawa waxey horfadhiyaan dhalooyinka iyadoo qaarkoodna ay joogaan garoonka si ay u daawadan finalka koobka horyaalada yurub oo ay isugu soo hareen kooxaha Juventus iyo Barcelona oo mid walbaahi ay dooneyso iney ku guuleysato koobabka sadexleyda. Barcelona waxey soo aruursatay La Liga iyo Copa del Rey, halka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Magaalada Berlin ayaa caawa martigalin doonta finalka koobka Horyaalada Yurub markii ugu horeysay waxaana isku fara saari doona kooxaha Barcelona iyo Juventus. Labadaan kooxood waxey kusoo kala guuleysteen horyaalada Serie A-da iyo La Liga sidoo kalana waxey kusoo kala guuleysteen Copa Italia iyo Copa del Rey mid walbana wuxuu doonayaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Barcelona ayaa raadineysa iney dhameystirto cutubkeeda labaad ee raadinta sadexley koobab ah oo ay xagaagan ku guuleysato, balse Xavi ayey u tahay kulankiisii ugu dambeeyay oo uu ku ciyaaro Camp Nou dhamaan tartamada oo dhan madama finalka koobkaan lagu qaban doono garoonka Camp Nou. Wiilasha Luis Enrique ayaa horay ugu…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Arsenal ayaa markii labaad oo xiriir ah taagan finalka koobka FA Cupka iyadoo dooneysa iney mar kale ku guuleysato isla markaana noqoto kooxda ugu guulaha badan koobkaan. Kooxda uu hogaamiyo Wenger waxey sanadii hore soo afjareen 9-sano oo ay koob la’aan ahaayeen kadib markii ay 3-2 dirqi ah koobkii FA…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Caawa Magaalada Warsaw waxaa ka dhici doono finalka tartanka Europa League-ga waxaana kulan xiiso badan uu dhexmari doonaa kooxaha Dnipro oo dalka Ukraine ah iyo Sevilla oo ka socota dalka Spain. Kooxda uu hogaamiyo Macalin Unai Emery ayaa fursad u heysata iney difaacato hanashada koobkaan madama ay sanadii hore koobkaan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Daafacii hore Arsenal Thomas Vermaelen ayaa nasiib u yeelanaya inuu safto kulankiisii ugu horeeyay kooxdiisa cusub ee Barcelona kulan goor dhaw Camp Nou ay kula ciyaarto Deportivo La Coruna kaas oo ah midka ugu dambeeya horyaalka La Liga. Veramaelen wuxuu kooxda Arsenal kusoo biiray bilowgii xagaagan isagoo kasoo dhaqaaqay Gunners, balse kuma guuleysan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Juventus ayaa kulankii ugu dambeeyay gurigeeda ku ciyaareysa goor dhaw waxeyna soo dhaweyn doontaa kooxda Napoli oo dagaal ba’an ugu jirta iney sanadka dambe kasoo qeyb gasho koobka horyaalada yurub. Napoli waxey sadex dhibcood ka hooseysaa kooxda SS Lazio, waaa iney guul gaarto kulanka maanta. Morata ayaa weerarka la wadaagi…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Real Madrid ayaa gurigeeda Santiego Bernabeu kusoo dhaweyn doonta kooxda Getafe xili kooxda uu madaxda ka yahay Florentino Perez ay qaleel taagan tahay xagaagan. Madrid wax koob ah kuma guuleysan xili ciyaareedkaan inkastoo ay sanadii hore afar koob ku guuleysatay, hadana waxaaba shaki ku jiraa mustaqbalkiisa macalinkii sidaas sameeyay xagaagii hore.…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Juventus ayaa Turin kusoo dhaweyn doonta kooxda Napoli oo xifaaltan iyo dagaal ugu jirta usoo bixitgaanka koobka Horyaalada Yurub xagaaga soo aadan inkastoo ay sadex dhibcood ka hooseyso kooxda SS Lazio oo booska ugu dambeeya fadhisa. Kooxda Allegri uu hogaamiyo markii afaraad oo xiriir ah ayey ku guuleysatay horyaalka Scudetto,…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Barcelona ayaa maanta kusoo dhaweyn doonta Camp Nou kooxda Deporvito La Coruna oo ka ordeysa iney heerka labaad u laabato, wallow guuldaro ay la kulmaan wiilasha Enrique aysan ku waayi Karin hanashada horyaalka. Bulgarana horay ayey u xaqiiqsatay iney ku guuleystay La Liga waxaana maanta ay xusuus weyn u tahay…