Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Macalin David Moyes ayaa durbadiiba ka quustay koobka horyaalada Yurub inkastoo kooxdiisa Man United hal kulan oo qura cayaartay tartankan hadana tababarahan xilka Man United ku cusub ayaa ka dhawaajiyay in kooxdiisa aysan u diyaarsaneyn inay sanadkan ku guuleesato ama u tartanto koobka qaarada Yurub ugu qiimaha badan sidoo kale…

Manchester united ayaa diyaarineesa inay u dhaqaqdo soo qaaadashada wiilka kooxda Barcelona dhexda uga ciyaara Sergi Roberto, 20,bisha janaayo markii laacibka da’da yar ee daka spain loo sheegay inuu gorgortan ku jiro. Sheekada oo dhameystiran: Metro Chelsea kooxda london ayaa bartilmaameed ka dhiganeesa Zlatan Ibrahimovic, 31,waxaana damaca naadiga reer england…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Macalin David Moyes ayaa durbadiiba ka quustay koobka horyaalada Yurub inkastoo kooxdiisa Man United hal kulan oo qura cayaartay tartankan hadana tababarahan xilka Man United ku cusub ayaa ka dhawaajiyay in kooxdiisa aysan u diyaarsaneyn inay sanadkan ku guuleesato ama u tartanto koobka qaarada Yurub ugu qiimaha badan sidoo kale…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Liverpool ayaa qorsheeneesa bisha janaayo suuqa kala iibsiga inay lasoo wareegto laacibka qadka dhexe kooxda paris-Seint –Germain Javier Pastore, 24,kadib markii wakiilka laacibkaas uu shaaciyey inuusan xiddigan ku faraxsaneeyn kooxda reer France ee magaalada paris. Sheekada oo dhameystiran: Metro Macalinka kooxda Everton Roberto Martinez ayaa isku dayey inuu lasoo wareego…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Wiilka garabka kaga ciyaara xulka dalka Wales Gareth Bale, 24, ayaa dib uga soo laabtay dalka spain isagoo kulan la yeeshay manchester united kahor intii uusan dhameystiran heshiiskii lacagaha ugu qaalisanaa £86m taasoo uu ugu wareegay kooxda Real Madrid. Sheekada oo dhameystiran: Daily Mirror Manchester United, Chelsea, Arsenal iyo Tottenham ayaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Aqristayaal waxaan idiin heynaa 10-ka naadi ee todobaadkan waxqabadka wanaagsan soo bandhigeen qaarada Yurub waxaana koox walbo lagu qiimeeyay todobaadkan natiijadii wanaagsaneed oo ay la kulantay waxaana xusid mudan in kooxda Liverpool markii ugu horeesay xili cayaareedkan Premiership-ka laga badiyay taasina waxay sababtay in Reds top 10-ka isaga baxdo hadaba…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xulka England iyo naadiga Arsenal ayaa lasoo daristay dhibaato hor leh kadib markii la sheegay in Theo Walcott uu qaliin u baahan yahay madaama uu xanuun daran ka dareemayo qabsinka sidaa darteed xidigan ayaa saalada la saari doonaa waxaana lagu wadaa inuu mudo dheer garoomada ka maqnaan doono sidaa darteed…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Mario alotelli ayaaa la kulmay ganaax dhawaan sedex kulan ah markii uu laacibka madow oo ladagaalamay garsoorkii ciyaarta labada naadi ee Ac Milan iyo Napoli ee horyaalka talyaaniga isbuucaan,waxaana wiilkan uu hadda ka maqnaan doonaa xulka talyaaniga ciyaarahooda soo aaadan taasoo looga saaray ganaax ahaan. Tababare Cesare Prandelli ayaa shaaciyey inuu…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Everton daafaceeda dadabka bidix oo ay waayadaan heshiis cusub ku raadineysay ayaaa loo balan qaaday inuu heshiiskiisa uu noqon doono mid aruursan waxaana Leighton Baines, 28, daafaca uu u yahay mid buuxa. Sheekada oo dhameystiran: Daily Mirror Kooxda Horyaalka talyaaniga daafacaneesa ee Juventus aayaaa ku dagaalameesa saxiixa wiilka real madrid…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waa mar kale iyo Barnaamijkeenii Kororso Aqoontaada Sports oo aad maalin kasta kala socotaan hiilkubad.com saacadda geeska Africa Markay tahay 8:00 Sabaxnimo, maantana waxaan kusoo qaadaneynaa Qodobadaan: Ma ogtahay aqristow in 14-Hat Trick ay koobka horyaalada ka dhaliyeen kooxaha Ingriiska waxaana u dhaliyeen xidigahan kala ah: Mike Newell (Blackburn Rovers…