Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Barcelona ayaa ah kooxda ugu guulaha badan UEFA Champions League tan iyo markii magacaan loo bixiyey, sida laga soo xigtay Istiraatiijiyad ay soo saartay shabakadda ciyaaraha Goal. Website-ka ugu weyn ee ka faalooda kubada cagta ayaa sanado soo uruurinayey rikoorada koox walba inta jeer ee ay usoo baxday Koobka Kooxaha Yurub…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Chelsea ayaa kulanka habeenka talaadada uu muhim u yahay madaama kulankii wareega 1aad ee group-yada ay guuldarro ka soo gaartay kooxda reer Switzerland ee Basel. Tababare Jose Mourinho ayaa sheegay in Juan Mata uu ka muteystay ixtiraam weyn madaama uu booskiisa u dagaalamay islaamarkaana uu tusay inuu doonayo inuu ciyaaro.…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Halyeeygii Hore Kooxda Barcelona iyo Xulka Sweden Henrik Larson kaas oo isha ku haya kulanka ay Barcelona la yeelan doonto Isbuucaan naadiga Celtic ee dalka Scotland ayaa u shegay Barcelona ineysan wali heysan shaqsi la mid ah Ibrahimovic una baahan tahay iney hesho. Henrik Larsson ayaa laba sano ku qarash…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waa Wiil ay la dhaceen qaabkiisa taageerayaasha Juventus wuxuuna kalsooni dheeraad ah ka helay Maamulka iyo Macalin Antonio Conte kaas oo maamula Juventus wuxuuna qeyb ka noqday qorshaha Maldahan ee Conte uu ku doonayo Inuu Mar Labaad Dadka Baro Juventus oo duntay sanado Hore markii loo celshay Serie B xili…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Barcelona ayaa habeen dambe la ciyaari doonta Kooxda Celtic Clasgow ee Wadanka Scotland kulan ka tirsan Koobka Horyaalada Yurub ee Champions League waxaana Kooxda reer Spain ay ay u safri doontaa Cariga Britain taasoo ka dhigan iney ciyaari doonto La’aanta Indhahooda Lionel Messi kaas oo ka mid noqonaya tiro xidigo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kubad Sameeyaha Lugta Bidix ku ciyaara ee Kooxda Gunners ayaa la xanuunsanaya dhaawac dhanka Anqawga kasoo gaaray kulankii kooxdiisa ay guusha ka gaartay Swansea City isbuucaan. Jack Wilshere ayaa badal lagu sameeyay kulankii ay kooxdiisa Swansea ku garaacday 2-1 waxaana wiilkaan lagu badalay daafaca midig ee kooxda Jenkinson waana sababta…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Shaqsi walba oo lug ku leh kubada cagta wuxuu sugaaba waa Guul iyo Guuldaro inkastoo mararka qaarkiis ay dhacdo in la isku garab dhaco hadana natiijadaas ayaaba ka dhignaan karta xiliyada qaar in qof gooni ah uu ku faraxsan yahay qofna uu ka xun yahay, iyado ay taas jirto ayaan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xidiga reer Brazil ee Robinho kana tirsan naadiga Ac Milan ayaa kasoo muuqday tababarkii Shalayto isagoo wada Baaskiil xirana dharka aalamiitada naadiga wuxuuse xidigaan hal gacan ku hayaa wiil yar. Nasiib Wanaag Robinho Ayaan Dhulka Ku Dhicin mudadii uu film-kaan duubayay, isagoo si xarago leh kaga baxsaday waxaana sawirka ka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
West Brom kooxda horyaaalka ingiriiska ayaa dalab dhameystiran ku raadineesa wiilka amaahda ah ee kooxda Marsiella Morgan Amalfitano, 28, laacibka qadka dhexe ayaa gool dhaliyey kulankii ay kooxdiisa 2-1 kaga adkaaadeen naadiga manchester united. Sheekada oo dhameystiran: Daily Mirror Newcastle United ayaa u baahnaan doonta inay bixiso £7m haddi ay u…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waxaa Maanta iyo Caawa la cayaarayaa dhowr kulan oo ka tirsan horyaalada Yurub, Gaar ahaan premier LEague, Italian Serie A iyo Spanish La Liga, waxayna kooxaha isku arki doonaan sida hoos ku qoran: Kulamada kala duwan ee caawa laga cayaari doono horyaalada Yurub ugu caansan… English Premier League 10:00 habeenimo…