Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Cristiano Ronaldo wuxuu kooxdiisa Real Madrid ka saaciday inay ku guuleesato Super Cup-ka Yurub kadib markii uu laboo naadiga Sevilla xidigan ka dhaliyay Ronaldo ayaa ka sare maray Lionel Messi dhalinta goolasha dhamaan tartamada kala duwan ee qaarada Yurub, Ronaldo farxadiisa kuma koobneyn inuu Super Cup-ka Yurub qaado sidoo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Real Madrid ayaa hanatay Koobka UEFA Super Cup kadib markii ay 2-0 ku garaaceen kooxda Sevilla ee kala dhisan dalka Spain, CR7 ayaa noqday halyeyga ciyaarta iyadoo sidoo kale Gareth Bale uu si fiican kaga dhex muuqday ciyaarta. Toni Kroos ayaa ciyaarta saameyn ku lahaa inkastoo James Rodriguez uusan soo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda difaacaneysa Champions League ayaa wajahi doonta naadiga difaacanaya Europe League iyadoo labada dhinac ay yahiin Spanish waxeyna caawa ku ciyaari doonaan garoonka Cardiff City ee gobolka Wales dalweynaha Britain. Los Blancos ayaa dooneysa iney ku guuleysato koobkaan markii ugu horeysay tan iyo 2002 halka kooxda Sevilla ay dooneyso iney…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Gareth Bale ayaa dib ugu soo laabtay gurigiisa isagoo diyaar u ah inuu ku hor ciyaaro kumanaan reer Wales ah kulanka Finalka UEFA Super Cup oo ay la ciyaari doonaan kooxda Sevilla. Sidoo kale dhamaan xidigaha labada kooxood ayaa kasoo dagay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Cardiff, iyagoo bilaabi doona tababar…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Sida dhaqanka ka ah garoonka Allianz Arena wuxuu bilowga xili ciyaareed walba soo dhaweeyaa xidigaha kooxda Bayern Munich ee diyaarka u ah iney kala qeyb qaataan halkanka ay u gali doonaan tartamada ay ka qeyb qaadan doonaan xili ciyaareedka kusoo fool leh. Shalay oo sabti ah ayaana Jamaahiirta loosoo bandhigay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Shaki maba ku jiro in Paul Scholes uu yahay mid ka mid ah xidigaha ugu kabiirsan kubada cagta dhanka khadka dhexe wuxuuna xiligiisa u hadiyeeyay kooxda Manchester United inkastoo uu isaga fariistay garoomada hadana kulan sadaqo lagu aruurinayay oo xalay dhexmaray Bayern Munich iyo Man United ayuu kasoo muuqday isagoo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Juventus Ayaa lagu Soo Waramayaa in ay u dhowdahay Saxiixa Xidiga Javier Hernandez Xili Wali uu shaki ku Jiro Qorshihiisa United. Xidiga Reer Maxico Ayaa United kaga Soo Biiray Kooxda Fadhigeedu yahay Caasimada Guadalajara Sanadkii 2010 isagoo Bilowga Sanadkiisa Cusub Kooxda United u dhalshay 20 Gool oo Nadiif ah.…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Tottenham Hotspur ayaa ku beegantay AEL Limassol, halka kooxda talyaaniga ah ee Inter Milan ay ku beegantay dhigeeda Stjarnan . kooxda Spurs aya ku dhameysatgay kaalinta lixaad ee horyaalka, sidoo kalana kooxda Hull City ayaa iyana ku jirta isreeb-reebka taasoo ku timid ku guuleysiga FA Cupka. sidoo kale kooxdii…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Maaliyada cusub ee kooxda Bayern Munich ay ku ciyaareyso Champions League ayaa u muuqata mida ugu fiican xili ciyaareedkaan qaarada yurub inkastoo kooxda Inter Milan qudheeda ay soo saartay maaliyadeeda minanka oo aad u qurux badan. Kooxda heysata horyaalnimada Jarmalka ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay maaliyadeeda cusub ee…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda waqooyiga London ka dhisan ee Arsenal ayaa wajaheysa naadiga reer Turkey ee Besiktas kulamada play-offka ee loogu soo baxayo wareega Groupyada Koobka Champions League kadib isku aad lagu qabtay xarunta xiriirka qaarada yurub ee magaalada Nyon dalka Switzerland. Dhanka kale kooxda talyaaniga ah ee Napoli ayaa iyana wajaheysa dhigeeda…