Home » Archives by category » Europe » Europe League (Page 6)

Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo oo taageereen tilaabada UEFA kaga hortagi doonto midib takoorka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Labada xidig ee aduunka ugu wanaagsan Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa si buuxdo u taageereen tilaabada ay UEFA kaga hotageyso midi kala sooco lagula kaco cayaartooyda madoowga ah, labadan xidig ayaa ka mid ahaayeen laacibiin farabadan oo xiriirka kubada cagta qaarada Yurub kala qayb qaateen barnaamij looga hadlaayay sidii…

10-kii Xidig Ee Ugu Wanaagsanaa Qaarada Yurub Bishii September Ee Aan Kasoo Gudubnay…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bishii September ee aan kasoo gudubnay kooxaha qaarada Yurub ugu caansan dadaal dheeraad ah ayay sameeyeen qaarkood waxaa u suura gashay inay hogaanka horyaaladooda ku dhameestaan ayagoo horkacayaan 4-todobaad oo ay bishan ka koobneed sidoo kalena xidigo farabadan ayaa wacdaro dhigeen arintaas awgeed waxaan idiin heynaa oo aan jecelnahay inaan…

Kulamada Europa League Ee Caawa La Cayaari Doono Iyo Meelaha Aad Ka Daawan Karto

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

waxaa caawa la cayaari doonaan kulamo badan oo ka tirsan Europa League waxaana dhici doono kulamo aad u xiiso badan waxayna caawa kooxaha isku arki doonaan sida hoos ku qoran Group G 8:00 fiidnimo Genk Vs Thun 8:00 fiidnimo Rapid Wien Vs Dynamo Kyiv Group H 8:00 fiidnimo Liberec Vs…

Kulamada La Cayaarayo ee Horyaalada Yurub Iyo Meelaha Aad Ka Daawan Karto

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa Maanta iyo Caawa la cayaarayaa dhowr kulan oo ka tirsan horyaalada Yurub, Gaar ahaan premier LEague, Italian Serie A iyo Spanish La Liga, waxayna kooxaha isku arki doonaan sida hoos ku qoran: Kulamada kala duwan ee caawa laga cayaari doono horyaalada Yurub ugu caansan… English Premier League 10:00 habeenimo…

Todobaadkan Iyo 10-ka Naadi Ee Qaarada Yurub Ugu Wanaagsan…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Aqristayaal waxaan idiin heynaa 10-ka naadi ee todobaadkan waxqabadka wanaagsan soo bandhigeen qaarada Yurub waxaana koox walbo lagu qiimeeyay todobaadkan natiijadii wanaagsaneed oo ay la kulantay waxaana xusid mudan in kooxda Liverpool markii ugu horeesay xili cayaareedkan Premiership-ka laga badiyay taasina waxay sababtay in Reds top 10-ka isaga baxdo hadaba…

Ma Ogtahay Aqristow In 14-Hat Trick Ay Koobka Horyaalada Ka Dhaliyeen Kooxaha Ingriiska

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waa mar kale  iyo Barnaamijkeenii Kororso Aqoontaada Sports oo aad maalin kasta kala socotaan hiilkubad.com saacadda geeska Africa Markay tahay 8:00 Sabaxnimo, maantana waxaan kusoo qaadaneynaa Qodobadaan: Ma ogtahay aqristow in 14-Hat Trick ay koobka horyaalada ka dhaliyeen kooxaha Ingriiska waxaana u dhaliyeen xidigahan kala ah: Mike Newell (Blackburn Rovers…

Kulamada Europa Leage Ee Caawa La Cayaari Doon Iyo Meelaha Aad Ka Daawan Karto

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

waxaa  Caawa Dhici Doono Kulamo badan oo ka tirsan Europa League, waxaana idiin soo gudbineynaa Sida kooxaha ay isugu  Baxayaan iyo Meelaha aad ka daawan karto waana  Sida Soo Socota Group A 8:00 fiidnimo St.Gallen   Vs Kuban Krasnodar 8:00 fiidnimo Valencia Vs Swansea City Live Super Sport 3 Group B…

Warbixin: Qaaraha Oo La Ogaaday Inuu Hormariyo Sportiga.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Daraasad la soo saaray ayaa muujinaysa, Qaraha in uu u wanaagsan yahay caafimaad ahaan dadka Ciyaartooyda ah oo ka qeyb qaata qeybaha kala duwan ,waxaana ay sii iftiimisay daraasaddaan Qaraha in uu dajiyo wadno garaaca taas oo awood u siinayso qofka Ciyaartooyda ah inuu inbadan sii cayaaro ama ka qeyb…

Maxaa ka taqaan 15-ka cayaaryahan ee xiligan ugu xawaaraha badan kubada cagta?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xili cayaareed walbo xidigo ayaa soo bandigaan qaab cayaareed aad u wanaagsan waxayna helaan sumcad iyo magac dhaxal u noqdo sidaa darteed waxaan idiin heynaa 15-ka cayaaryahan ee xili cayaareedkii hore 2012/13, waxaana xusid mudan in Lionel Messi oo ah laacibka ugu wanaagsan caalamka uu hor kacaayo xidigahan. Dhanka kale…

Waa kuwee xidigha ugu aruursiga badan koobabka laga cayaaro qaarada Yurub…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

   Waxaa jiraan ruug cadaayaal kubada cagta mar hore isaga fariisteen welina iskoorkii ay dhigeen aan la gaarin sidoo kale waxaa jiraan xidigo weli garoomada ku jiraan sidoo kalena koobab farabadan gacanta ku dhigeen intii ay kubada cagta soo wadeen hadaba waa kuba ruug cadaayaasha ugu qaadista badan koobabka laga…

Close