Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xidigo Badan oo ciyaara Serie A-da ayaa laga yaabaa iney isaga hayaamaan horyaalka waxaana shaki la galiyay sii ciyaarista Anrea Pirlo ee horyaalka talyaaniga. Sidoo kale Miroslav Klose, Ignazio Abate iyo Diego Milito ayaa qeyb ka noqon doona xidigaha Serie A-da ee faarujin doona garomada talyaaniga waxaana xiligaan laga yaabaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kubad Sameeyaya Kooxda Manchester United Michael Carrick ayaa rajeyaya inuu kusoo bilowdo kulanka dhimashada ee caawa xulka England uu la yeelan doono Poland xili Lampard uu kursiga kusoo bilaaban doono. Kabtanka Labaad ee xulka England ayaa lagu soo bilaabay kulankii ay Montanegro ku garaaceen 4-1, balse sida ay Daily Mail…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Weeraryahanka Haatan ee Kooxda Parma Antonio Cassano kaas oo xili soo xirtay Maaliyada Naadiga Inter Milan ayaa ka hadlay mowqifkiisa Ku Aadan Macalinka Inter Milan Walter Mazzari kaas oo hatan haaya xilka Kooxdaas. “Inter waxa ay heysataa tababare weyn, kaasoo aan shaqsi ahaan aheyn Shaqsi Weyn. Waxaanse qabaa inay guulo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Halyeeygii hore Kooxda Ac Milan Filippo Inzaghi ayaa shaaca ka qaaday in bilowga xun e Ac Milan ay ku daah furtay xili ciyaaredkaan ay sababtay dhaawacyo isbiirsaday oo si isku xig-xiga ugu yimid xidigaha ugu muhiimsan naadiga. Milan ayaa qasaarooyin dhaawac ah kala kulantay kulamadii heerka qaran ee dhacay September…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Macalinkii hore xulalka Italy iyo Ireland Giovanni Trapattoni ayaa talo wanaagsan siiyay macalinka haatan ee kooxda Juventus Antonio Conte kaas oow warbaahinta ay qoraan inuu ka tagi doono Juventus kadib xagaagan. 74-jirkaan reer Talyaani ayaa ku fashilmay inuu Ireland u suuragaliyo iney soo gaarto Koobka Aduunka ee 2014-ka lagu qaban…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Weeraryahanka Xulka England iyo Kooxda Manchester United Wayne Rooney ayaa amaanay qaab ciyaaredka da’yarta xulka England ay soo bandhigeen kulankii Montanegro iyo Macalin Roy Hogdson. England ayaa 4-1 ku dhaaftay Montanegro kulan xiiso badan oo ka dhacay Wembley kaas oo niyad wanaagsan siiyay Three Lions-ka iney usoo bixi karaan koobka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xiriirka Kubada Cagta Dalka Australia ayaa qaadacay warar xan ah oo ay baahiyeen warbaahinta caalamka kaas oo qeexaya in ay wadahdal kula jiraan macalinkii hore Xulka South Korea Guud Hiddink. Xulka Socceroos‘ lagu neynaaso ayaa guuldaro xanuun badan kala kulantay France habeen hore kulan saaxiibtinimo waxeyna mid kasii horeysay kala kulantay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Qareenka u dooda mucjisadii hore kubada cagta Dalka Argentina Diego Armando Maradona ayaa si joogta ah u xaqiijiyay in ay macquul tahay in Maradona uu qeyb ka noqdo kulanka habeenka Jimcaha ee dhamaadka isbuucaan ka dhici doona Olympico Stadium. Pibe de Oro oo ah qareenka u dooda Maradona kaas oo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Halyeeyga Kooxda Inter Milan Javier Zanetti ayaa rajo wanaagsan ka qaba inuu dhawaan soo galo garoomada xili wiilkaan uu sugi la’yahay inuu mar uun xirto maaliyada Inter Milan mar kale kadib dhaawac muddo dheer oo uu ku maqna xidigaan reer Argentina. Javier Zanetti ayaa aaminsan in Kooxda Inter Milan ay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Weeraryahanka Xulka England iyo Kooxda Man United Wayne Rooney ayaa cadeeyay inuu ku faraxsananaan lahaa hadii Xiriirka FA-ga ay Xulka England u dhiibi lahayeen Macalin Harry Redknapp. Redknapp ayaa soo saaray buug qaali ah isbuucaan kaas oo lagu faafiyay Jariiradda Sportsmail waxaana uu helay fariin qoraaledyo badan oo uu ka…