Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Weeraryahanka kooxda Liverpool iyo Xulka Uruguay ahna kabtanka mudada uu dhaawaca ku maqan yahay Gerrard ayaa gacanta kusoo dhigay xidigaha spain ka ciyaara ee Ronaldo & Diego Costa kuwaas oo isbuucyadii hore kali ku ahaa hogaanka gooldhalinta. Diego Costa, C. Ronaldo & Luis Suarez ayaa leh min 17-gool, iyadoo xisaabta…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Maanta Horyaalada qaarada yurub waxaa ka dhici doona kulamo badan, waxaana idiin soo gudbineynaa kulamada dhici doona meelaha aad ka daawan karto & Saacadda ay soo gali doonaan kulamadaas. Saacadaha aan sheegi doono waa saacadaha Geeska Africa Dhamaantood. Kulamada Premiership-ka England ee maanta la cayaari doono 3:45 galabnimo Manchester City…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xalay waxaa dhacay kulamadii ugu dambeeyay ee Koobka labaad ee qaarada yurub ugu muhiimsan Europa League waxaana kasoo baxay 24-kooxood oo kuwaas oo kasoo kala baxay 12-group oo uu ka koobnaa bilowgii tartanka. Sidoo kale waxaa soo raaci doona 8-kooxood oo kusoo baxay kaalmaha sadexaad ee Champions League kuwaas oo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Warbixintaan ayaan ku eegi doonaa xidigaha hogaanka u haya gooldhalinta horyaalada ugu caansan qaarada yurub sidoo kalan waxaan soo bandhigi doona guud ahaan sida ay u kala horeeyaan shantaas horyaal. Horyaalada aan ka falanqeyn doono gooldhalintooda waxaa ugu horeyn doona horyaalka ugu daawashada badan uguna wanaagsan waqtigaan qaarada yurub ee…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Halyeeygii hore Kooxda Barcelona ayaa aaminsan in C. Ronaldo uu yahay wiil nasiib daran madama uu kusoo aaday xiliga Xirfadlaha Barcelona Lionel Messi sidoo kalana Neymar uu noqon doono xidiga Aduunka marka uu tabar dhigo Xidiga reer Argentina. Ronaldinho oo ah shaqsi aad u jecel Lionel Messi kana mid ahaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Group A 8:00 fiidnimo Kuban Krasnodar Vs St.Gallen 11:05 habeenimo Swansea City Vs Valencia Live Super Sport 3 Group B 11:05 habeenimo Chornomorets O. Vs Dinamo Zagreb 11:05 habeenimo PFC Ludogorets Razgrad Vs PSV Eindhoven Group C 11:05 habeenimo Elfsborg Vs Salzburg 11:05 habeenimo Esbjerg fB Vs Standard Liege Group…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Manuel Sanchez oo ah saxafiga ugu caansan dalka Spain ayaa cadeeyay Dareenka Mashiinka Kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo Markii uu maqlay Dhaawaca Messi & Mudada Uu Maqanayo. Lionel Messi ayaa maqnaan doona mudo 8-isbuuc ah taasoo ka dhigan in ilaa bisha January uusan soo xaadiri doonin garoomada kadib dhaawac dhanka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xidigii Hore Kooxaha Inter Milan, Ac Milan, Chelsea & Parma Hernan Crespo ayaa iska idha tiray waxqabadka Diego Armando Maradona oo ahaa halyeey soo maray xulka Argentina kaas oo u hogaamiyay xulkiisa Koobkii Aduunka ee 1986-dii. Crespo oo si toos ah ay taageerayaashiisa su’aalo ugu weydiinayeen aaladda Twitter-ka ayaa ka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Madaxweynaha Xiriirka UEFA Michel Platini ayaa ka codsaday xiriirka qaarada yurub in baaritaano qoto dheer lagu sameeyo jabaqdii ay sameeyeen taagerayaasha CSKA Moscow. Yaya Toure oo ka tirsa naadiga Man City ayaa shaaca ka qaaday in la cusuray kulankii CSKA Moscow inkastoo garsoore Ovidiu Hetagan uusan wax tilaabo ah qaadin isagoo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Isku aadka Kulamada Kala baxa [Play-offska] ee Wadamada qaarada yurub ayaa la sameeyay, waxaana isku beegmay xulalka Ukraine iyo France sido kalana Zlatan Ibrahimovic oo Swden ah ayaa ka hor imaan doona C. Ronaldo oo Portugal ah. Sidoo kale Romania ayaa kulan adag la yeelan doonta Greece taasoo ka dhigan…