Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Naadiga PSG waxaa lasoo daristay aqbaar aan wanaagsaneyn kadib markii dhaqaatiirta kooxdan shaaca ka qaadeen in gool dhaliye Edinson Cavani uu garoomada ka maqnaan doono mudo sedex todobaad ah kadib markii dhaawac uu kasoo gaaray dhanka muruqa kulankii todobaadkan ay Paris cayaartay Ligue 1 France. Markii hore waxaa la aaminsanaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Sidii la wada sugaayay Deloittes oo qaabilsan xisaabinta iyo u kuur galida daqliga soo galo kooxaha aduunka ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday 20-ka naadi ee caalamka ugu lacagta badan, warbixintan oo mid sanadle ah ayaa lagu saleeyay kaliya sanadkii 2013 ee aan kasoo gudubnay iyo koox walbo daqliga…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xiriirka kubada cagta dalka Belgium ayaa u doorteen Thorgan Hazard inuu yahay xidiga ugu wanaagsan dhamaan xirfadlayaasha ka cayaaraan horyaalka Belgium waxaana si rasmi ah loogu caleemo saaray inuu yahay xidigii ug wanaagsanaa dalka Belgium sanadkii 2013 ee aan dhawaan kasoo gudubnay, Thorgan Hazard waxay walaalo yihiin Eden Hazard sidoo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Ugu dambeyntii xiriirka kubada cagta qaarada Yurub ayaa si rasmi ah usoo bandhigeen kooxda ugu wanaagsan Yurub sanadkii 2013 (UEFA Team Of The Year 2013), kadib markii mudo labo biloodah loo codeenayay 11-ka xidig ee ugu wanaagsan Yurub waxay UEFA soo bandhigtay naadi ka kooban 11-laacib kuwaas oo ay doorteen…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Manchester City ayaa ku warantay in Luke Shaw ay ka dhigi doonto daafaca aduunka ugu qaalisan hadii Southampton ay aqbasho dalabka kooxda Sheikh Mansuur. Luke Shaw ayaa indhaha ku haaya inuu booska England ka badalo Ashley Cole sidoo kalana uu koobab ku guuleysto waana 18-jir mustaqbal wanaagsan ku leh kubada…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda reer turki ee Galatasaray ayaa damacsan iney horyaalka dalkeeda keento kabtankii hore Xulka England John Terry. 33-jirkaan heerka caalami ayaa heshiiska uu kula jiro naadigisa uu ku egyahay dhamaadka xili ciyaareedkaan inkasto la filayo in hal sano oo heshiis dheeraad ah loogu kordhiyo. Sida laga soo xigtay Daily Mirror…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Macalinka kaligii taliska ah ee Chelsea Jose Mourinho qayaa doonaya inuu kooxda kusoo biiriyo Kurt Zouma kadib markii Loo sheegay in David Luiz laga iibinayo kooxda Barcelona. Hadaba Waa Kuma Kurt Zouma? Waa Daafaca 19-jir ah kaas oo ka tirsan Naadiga Saint-Étienne tan iyo July 2009 markaas oo xidigaas ay da’diisa aheyd 15-jir. Haatan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kabtanka xulka Serbia Branislav Ivanović aya sanadkii labaad oo xariir ah ku guuleestay laacibka ugu wanaagsan dalkiisa hooyo wuxuuna noqday cayaaryahankii ugu horeeyay ee labo sano oo xariir ah biladan ku guuleesto, daafacan ka tirsan kooxda Chelsea ayaa loo aqoonsaday inuu yahay shaqsiga ugu wanaagsan Serbia madaama uu Chelsea xili…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Halyeegii hore ee kooxaha Barcelona, Real Madrid iyo Inter Milan Luis Figo ayaa doortay 11-ka xidig ee Yurub ugu wanaagsan sanadkan 2013 uu sii dhamaanayo kabtankii hore ee xulka Portugal ayaa aaminsan in kooxda uu sameeyay ay tahay mida ugu wanaagsan Yurub inkastoo horaanta bisha Janaayo ay soo bandhigi doonaan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Koobka kooxaha Adduunka ayaa la soo afjarayaa,waxaana isku soo haray Finalka kooxda Yurub ee Bayern Munich iyo kooxda Africa ee Casablanca. Waana Markii ugu horeysay ee ay labadaa kooxood kasoo qeyb galaan tartankaan, Raja Casabalanca ayaa soo reebtay kooxda uu hogaamiyo Ronaldinho ee Atletico Miniero halka bayern ay soo cuntay…