Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Caawa waxaa la filayaa in qaarada yurub ay ka dhacaan laba kulan oo ka tiran tartanka labaad ee ugu wanaagsan qaarada yurub ee Uefa Europa League kooxahaan ayaana ciyaaraya lugtodii labaad ee Semi Finalka waxaana laba ka mid ah ay u gudbi doontaa finalka tartanka oo lagu qaban doono Turino…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Labada kooxod ee ka dhisan dalka Spain ayaa caawa ku hardami doona Semi Finalka tartanka Europa League iyadoo ay iska cadahay in hal koox oo Spain ah ay tiigsan doonto Finalka Tartankaan oo lagu qaban doono magaalada Turin. Kooxda Sevilla ayaa gaartay guul 9-kulan 10-kii kulan ee ugu dambeysay oo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Juventus ayaa caawa marti ku ah dalka Portugal iyadoo lugta hore ee Semi Finalka tartanka Europa League la ciyaari doonta kooxda Benfica oo sanadkii hore finalka istaagtay, inkastoo Juve ay maanka ku heyso in finalka sanadkaan lagu qaban dono gurigeeda. Labada kooxood ayaa guulo gaaray todobaadkaan kulamadooda horyaalada Portugal…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda SL Benfica ayaa si rasmi ah loogu caleemo saaray guulestayaasha horyaalka Portugal xili cayaareedkan 2013/14 kadib markii ay todobaadkan kulankeedii ugu dambeeyay 2-0 ku suul daartay kooxda SC Olhanense waxayna Benfica guushan kaga mahad celinee weeraryahankeeda reer Brazil Lima oo goolasha muhiimka ah dhaliyay, Benfica ayaa ku guuleesatay horyaalka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Si La mid ah Champions League waxaa la sameeyay isku aadka wareega 8-da ee tartanka labaad ee yurub Europa League waxyar kadib isku aadka Champions League waxaana kasoo baxay kulamo xiiso gaar ah leh. Naadiga Juventus oo finalka tartankaan gurigooda lagu qaban doono ayaa wajahday naadiga reer France ee Lyon,…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Naadiga Juventus rajada ay ka qabto inay garoonkeeda ku qaado tartanka Europa League ayaa weli taagan kadib markii Juve ay 1-0 ku quusisay naadiga Fiorentina cayaar aad u dhib badneed balse halyee Andrea Pirlo uu ku can baxay xiliyada la isku dhagan yahay inuu kooxdiisa bad baadiyo ayaa laad xor…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kulamadii Wareega 16-aad ee tartanka Europa League lugtiisa kowaad kuwaas oo xalay la cayaaray waxaa kasoo baxeen natiijooyiin lala yaabay madaama kulamo adag la cayaaray kooxaha intooda badan cayaar adag ayaa dhex martay balse guuldaradii ugu cusleed waxaa xalay la kulantay naadiga Tottenham oo 3-1 ugu awood sheegatay dhigeeda Benfica…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kadib markii xalay la ciyaaray lugta labaad ee wareega 32-aad ee Europa League waxaa la sameeyay isku aadka wareega 16-ka ee tartankaas iyadoo ay kasoo baxeen kulamo adag oo xiiso gaar ah leh waxaana isku beegmay kooxaha F.C. Porto vs Napoli halka Juventus oo ah naadiga martigalinaya Finaalka tartankaan uu…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waxaa caawo la cayaari doonaa lugta labaad ee kulamada wareega 32-aad tartanka Europa League waxaana xusid mudan in caawo in lagu kala bixi doono wareegan sidaa darteed 16-naadi ayaa wareega kale u gudbi doonaan halka 16-naadi ay gurgooda aadi doonaan sidaa darteed hoos kaga bogo kulamaa xiisaha badan ee caawo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Sanad walbo marka diyaar garow loogu jiro xili cayaareedka cusub waxaa caado beryahan kooxaha reer Yurub ka dhigteen inay dalka Mareekanka kulamo saaxiibtinimo kusoo cayaaraan sidaa darteed waxaa shaaca laga qaaday in xagaaga nagu soo fool leh koob loo dhigi doono qaar ka mid ah kooxaha Yurub ugu caansan sida…