Home » Archives by category » Europe » Europe League

Rasmi: Sepp Blatter Oo Shaaca Ka Qaaday Inuu Markii 5-aad Doorashada Madaxtinimo Ee FIFA Isku Soo Taagi Doono

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Masuulka ugu sareeyo xiriirka kubada cagta aduunka Sepp Blatter ayaa si rasmi au xaqiijiyay inuu isku soo taagi doono doorashada madaxtinimo ee FIFA wuxuuna doonayaa in markii 5-aad uu ku guuleesto hogaaminta FIFA, Blatter ayaa hore 4-jeer oo kala duwan ugu guuleestay doorashada FIFA haatana wuxuu ku kalsoon yahay in…

Isku Aadka Tartanka Europa League Qaybta Guruubyada Oo La Sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxa si rasmi ah loo sameeyay isku aadka tartanka UEFA Europa League qaybtiisa Guruubyada, tartankan xiisaha badan waxaa loo qori tuuray 48-naadi oo loo qeybiyay 12-Guruub, kooxda koobkan difaacaneyso Sevilla ayaa ka mid ahayn naadiyada qori tuurka loo sameeyay waxaana xusid mudan in xili cayaareedkan 2014/15 uu xiiso iyo xamaasad…

Rasmi: Neuer, Robben Iyo Ronaldo Oo Isugu Soo hareen Abaal Marinta Laaciba Yurub Ugu Wanaagsan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xiriirka kubada cagta qaarada Yurub ayaa si rasmi ah shaaca uga qaadeen sedexda laacib ee u tartami doonto abaal marinta xidiga ugu wanaagsan qaarada Yurub, madaama horey 10-cayaaryahan u sharaxnaayeen abaal marintan waxaa haatan si rasmi ah loogu codeeyay sedex xidig ee u tartami doonto abaal marintan qaaliga ah waxaana…

Sawiro: Dabaal Dagii Real Madrid Kadib Ku Guuleysigii Koobka UEFA Super Cup

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Real Madrid ayaa hanatay Koobka UEFA Super Cup kadib markii ay 2-0 ku garaaceen kooxda Sevilla ee kala dhisan dalka Spain, CR7 ayaa noqday halyeyga ciyaarta iyadoo sidoo kale Gareth Bale uu si fiican kaga dhex muuqday ciyaarta. Toni Kroos ayaa ciyaarta saameyn ku lahaa inkastoo James Rodriguez uusan soo…

Hordhac Finalka Uefa Super Cup: Real Madrid Vs Sevilla: Kooxaha Reer Spain Oo Caawa Ku Dagalami Doona Wales

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda difaacaneysa Champions League ayaa wajahi doonta naadiga difaacanaya Europe League iyadoo labada dhinac ay yahiin Spanish waxeyna caawa ku ciyaari doonaan garoonka Cardiff City ee gobolka Wales dalweynaha Britain. Los Blancos ayaa dooneysa iney ku guuleysato koobkaan markii ugu horeysay tan iyo 2002 halka kooxda Sevilla ay dooneyso iney…

Tuttosport: Juventus Oo U Dhow Helitaanka Xidiga Man United Javier Hernandez

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Juventus Ayaa lagu Soo Waramayaa in ay u dhowdahay Saxiixa Xidiga Javier Hernandez Xili Wali uu shaki ku Jiro Qorshihiisa United. Xidiga Reer Maxico Ayaa United kaga Soo Biiray  Kooxda Fadhigeedu yahay Caasimada Guadalajara Sanadkii 2010 isagoo Bilowga Sanadkiisa Cusub Kooxda United u dhalshay 20 Gool oo Nadiif ah.…

Stjarnan vs Inter Milan, Limassol vs Tottenham: Isku Aadka Play-offka Europa League Oo La Sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Tottenham Hotspur ayaa ku beegantay AEL Limassol, halka kooxda talyaaniga ah ee Inter Milan ay ku beegantay dhigeeda Stjarnan . kooxda Spurs aya ku dhameysatgay kaalinta lixaad ee horyaalka, sidoo kalana kooxda Hull City ayaa iyana ku jirta isreeb-reebka taasoo ku timid ku guuleysiga FA Cupka. sidoo kale kooxdii…

Kadib Markii Sevilla Ku Guuleestay Europa League Haatan Maxaa Iska Badalay Dalalka Ugu Qaadista Badan Tartankan?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Naadiga Sevilla waxay si rasmi ah ugu guulestay tartanka UEFA Europa League markii 3-aad mudo 7-sano gudaheeda ah kadib markii ay 4-2 rigoorayaal kaga qaaday naadiga Benfica guusha Sevilla ay gaartay ayaa ka dhigay in dalka Spain uu haatan tartanka qiimaha badan kooxahiis hanteen 8-jeer taariikh ahaan waxayna soo galeen…

Sawir: CAJIIB!!!! “Waligaa Sidaan Oo Kale Ma Aragtay” Laba Xidig Oo Sevilla Ka Tirsan Oo Sameeyay Sheeko Cusub

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib markii kooxda Sevilla ay xalay ku guuleystay koobka Europa League waxey garoonka Juventus ku dhex sameeyeen dabaal dag cajiib ah oo aad loola yaabay. Kabtanka Kooxda Ivan Rakitic iyo  Daniel Carrico ayaana sheeko cusub ku dabaal keenay adigoo ka arki doona sawirka hoose.  Daniel Carrico iyo Ivan Rakitic ayaana is…

Sawiro: Daawo Dabaal Dagii Sevilla Ee Koobka Europa League

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Sevilla ayaa ku guuleysatay tartanka Europa League markeedii sadexaad taariikhda iyadoo ku biireysa kooxda Juve, Inter Milan & Liverpool oo ah kooxaha tirada ugu badan qaaday tartankaan. Rigooreyaal 4-2 ayey kaga qaadeen kooxda Benfica xalay kulan xiiso badnaa oo ay gacan sareysay Benfica oo ka dhacay magaalada Torino gaar…

Page 1 of 7123Next ›Last »
Close