Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Sidii la wada sugaayay xiriirka kubada cagta Yurub ayaa si rasmi ah shaaca kaga qaadeen magaalooyinka marti galin doonaan tartamada Champion-ka iyo Europa League sanada 2017. UEFA ayaa u dooratay magaalada Cardiff ee dalka Wales inay marti galiso kama dambeesta koobka horyaalada Yurub sanada 2017. Garoonka quruxda badan ee lagu…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Caawa Magaalada Warsaw waxaa ka dhici doono finalka tartanka Europa League-ga waxaana kulan xiiso badan uu dhexmari doonaa kooxaha Dnipro oo dalka Ukraine ah iyo Sevilla oo ka socota dalka Spain. Kooxda uu hogaamiyo Macalin Unai Emery ayaa fursad u heysata iney difaacato hanashada koobkaan madama ay sanadii hore koobkaan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Labada kooxood ee reer talyaani Napoli iyo Fiorentina ayaa kala badbaaday, waxaana suuragal ah iney labaduba seegaan imaanshaha finalka, sidoo kalana waa suuragal in midkood ama labadaba ay final gaaraan. Kooxda Napoli waxey wajahi doontaa naadiga reer Ukraine ee Dnipro halka Fiorentina ay wajahi doonto kooxda difaacaneysa taranka ee Sevilla.…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Laba kooxood oo reer talyaani ah ayaa xalay nasiib u yeeshay iney soo gaaraan Semi Finalka Koobka Europa League, kadib markii ay ciyaareen lugtii labaaad. Fiorentina iyo Napoli ayaana ah labada koox ee reer talyaani kuwaas oo istaagay wareega afar dhamaadka tartanka waxaana ku wehliya kooxaha Dnipro ee Ukraine iyo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Napoli ayaa qarka u saaran inay Semi-finalaha tartanka UEFA Europa League madaama lugtii 1-aad wareega 8-aad ee tartankan ay siweyn ugu bar baratay kooxda reer Jarmal Wolfsburg. Kulankan xiisaha badan ayaa ka dhacay garoona Wolfburg balse 4-1 waxaa guusha ku qaadatay Napoli oo labo cad ka kala dhigtay naadiga…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
waxaa caawa la cayaari doonaa Kulamada UEFA Europa Leage Wareegiisa 8-aad Lugta 1-aad Ee Caawo La Cayaari Doono: waxaa caawa kulan adag uu dhex maridoonaa kooxaha Wolfsburg Vs SSC Napoli sidookale waxaa iska hor imaandoona Dynamo Kyiv Vs Fiorentina Hadaba dhamaan kulamada caawa dhici doona saacadaha ay soo galayaan oo geeska Afrika…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Tartanka UEFA Cup ama UEFA Europa League waa koobka labaad ee ugu xiisaha badan qaarada Yurub waxaana tartankan sanad walbo ku tartamaan kooxo awooda badan. Hadaba tartankan qiimaha badan iskooro u gaar ah ayaan idiin heynaa fadlan hoos kaga bogo: Kooxaha Ugu Badan Ee Tartankan Ku Guuleesteen: 3: FC Internazionale…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Madaxweynaha xiriirka kubada cagta qaarada Yurub (UEFA) Michel Platini ayaa markii sedexaad loo doortay inuu hormuud ka ahaado ururkan awooda badan. Shirweyne ka dhacay magaalada Vienna ee dalka Austria waxaa soo xaadireen dhamaan 54-xubnood ee ku mideesay UEFA waxayna cod buuxdo kursiga sare ugu doorteen inuu kusii fadhiyo Michel Platini…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda difaacaneysa koob ayaa ku aaday Zenit iyadoo lugta hore lagu horumari doono guriga kooxda Sevilla Sidookale Wolfsburg ayaa la kulmi doonta Napoli, halka Dynamo Kiev ay la kulmi doonto Fiorentina Ugudambayntii waxaa Lugta hore ee wareega 8da waxaa la ciyaari doonaa habeenka khamiista ee 16ka bisha April, halka lugta labaad…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Raali ahaada reer England waa hadal heynta haatan taagan madaama gabi ahaanba kooxaha Premiership-ka England laga ciribtiray labada koob ee qaarada Yurub laga cayaaro. Kooxda Everton oo ay ahayd naadigii ugu dambeeyay ee England mataleyso ayaa guuldaro culus dhabarka loo saariyay sidoo kalena waxaa ku bar baratay naadiga Dynamo Kiev.…