Home » Archives by category » Europe » Champions League (Page 6)

8-Xidig Oo Uu Ku Jiro Cristiano Ronaldo Kuwaas Oo Halis Ugu Jiraan Daal Awgiis Inay Koobka Aduunka Soo Bandhigi Waayaan Qaab Cayaareed Wanaagsan!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Cristiano Ronaldo oo ah laacibka aduunka ugu wanaagsan wuxuu halgan ugu jiraa sidii uu koobka aduunka uga soo muuqan lahaa madaama xidigan ay dhibaateen dhaawcyo kala duwan oo uu ka qabo muruqa iyo jilibka sidoo kalena Cristiano Ronaldo weli uma suura galin inuu xulkiisa Portugal u safto kulamadii saaxiibtinimo…

Real Madrid Oo Sheegtay Inay £40m Ku Iibin Doonto Xidigeedii Xili Cayaareedkan Champion-Ka U Qaaday!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxaha Arsenal, Man United, Man City iyo PSG ayaa dhamaan fadhiga ka kaceen kadib markii ay ogaadeeen in naadiga Real Madrid ay iska iibin doonto kubad sameeye Angel Di Maria inkastoo xidigan uu kaalin muuqato ka qaatay xili cayaareedkan inay Madrid ku guuleesato markeedii 10-aad Champion-ka Yurub hadana Di Maria…

Carlo Ancelotti: “Sergio Ramos Waa Sida Paolo Maldini”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tababaraha Real Madrid Carlo Ancelotti ayaa amaanay daaficiisa reer Spain Sergio Ramos isagoo la barbardhigay halyeeygii reer Milan iyo xulka Azzurri Paolo Maldini. Tababarahaan reer talyaani ayaa sanadkiisii ugu horeeyay u qaaday Real Madrid Champions League iyo Coppa Del Rey halka uu Ac Milan u qaaday laba Champions League waxaase gacan weyn…

Rasmi: UEFA Oo Soo Bandhigtay Xidigihii Ugu Wanaagsanaa Champion-ka 2013/14

Rasmi: UEFA Oo Soo Bandhigtay Xidigihii Ugu Wanaagsanaa Champion-ka 2013/14

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xiriirka kubada cagta qaarada Yurub (UEFA) ayaa si rasmi ah usoo bandhigeen xidigahii ugu wanaagsanaa koobka horyaalada Yurub oo dhawaan soo idlaaday tartankan oo ay ku guuleesatay naadiga Real Madrid ayaa loo xil gudi farsamo inay soo doortaan xidigahii ugu wanaagsanaa xili cayaareedkii 2013/14 waxayna gudigan si rasmi ah usoo…

Xiriirka Uefa Oo Ganaax Kusoo Rogay Real Madrid

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda horyaalka yurub ee Real Madrid ayaa lagu amray iney xirto qeyb ka mid ah garoonka Bernabue kulanka ugu soo horeeya Champions League xili ciyaaareedka soo aadan kadib markii Jamaahiirta kooxda ay cunsurinimo kula kaceen xidigaha Bayern Munich kulankii Semi Finalka lugta hore ee dhacay April. “Marka la fiiriyo masuuliyada…

Angel Di Maria Oo Doonaya In Loo Tixgeliyo Ballon D’Or

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Garabka weerarka kooxda Real Madri Angel Di Maria ayaa aaminsan inuu kasoo muuqan doono liiska u tartamayaasha abaalmarinta Ballon d’Or sanadka dambe madama uu xili ciyaareed dahabi ah ku qaatay garoonk Bernabue. Di Maria ayaa ah xidigii ka dambeeyay in Real Madrid ay xasuuq gadaal ka gaar ah ku sameyso…

Real Madrid Koobka Champion-ka Ma u Xalaaloobay Mise Sheeko Kale Ayaa Jirto: Maqaal Dadka Kala Saarayo!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waa run in Real Madrid ay ku guuleesatay markeedii 10-aa koobka horyaalada Yurub sidoo kalena ay tahay naadiga ugu guulaha badan qaarada Yurub, hadaba tan iyo markii ay kooxda reer Spain hanatay La Decima aqristayaal badan ayaa nasoo weydiiyeen inaan u kala cadeyno in Real Madrib koobka Yuru u xalaaloobay…

Ronaldo Oo Aan U Dabaal Dagin Goolkii Sergio Ramos Ee Badbaadiyay Finalka Champions League (Daawo Muuqaal)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Layaab ayey noqotay waase la rumeysan la’yahay lagana gun gaari la’yahay sababta rasmiga ah ee ka dambeysay in xidiga Aduunka Cristiano Ronaldo uusan u dabaal dagin goolkii Sergio Ramos ee badbaadiyay Riyadii La Decima ee Real Madrid. Ramos ayaa dhaliyay gool barbardhac ah oo yimi daqiiqadii 90+3 ee ciyaarta waxaana…

Daawo Sawirada: Real Madrid Oo Caasimada Spain Kusoo Wareejisay Koobka Champions League

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Real Madrid ayaa soo gaartay Magaalada Madrid ee caasimada Spain iyadoo halkaas ka dhigtay dabaal dagyo aan horay loo arag markii ay magaalada kusoo wareejisay koobkeedii 10-aad ee Champions League. Ronaldo ayaa hees kaga soo muuqday dabaal dagga, halka Ancelotti iyo Bale ay muuqaal wanaagsan ku leeyihiin, dhamaan muuqaalada magaalada…

Michael Owen “Aniga Ayaa Sabab U Ahaa Inay Real Madrid Champion-ka Ku Guuleesato!!”

Michael Owen “Aniga Ayaa Sabab U Ahaa Inay Real Madrid Champion-ka Ku Guuleesato!!”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Halyeegii hore ee xulka England Michael Owen horeyna ugu soo cayaaray kooxda Real Madrid ayaa sheegay inuu isaga sabab u yahay inay Madrid ku guuleesato markeedii 10-aad koobka horyaalada Yurub, weeraryahankan oo adeegsanaayay aalada Twitter-ka kadib markii ay Madrid koobka qaaday ayaa afka kala furtay wuxuuna soo dhigay Twitter-ka qoraal…

Close