Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
waxaa Daqiiqado ka hor bilowday tartanka Ueafa Champions league waxaana la sugaayey Cidda furi Doonto Gooldhalinta tartankaan waxaana Nasiib u helay Caawa Inay Wada Furaan Laacibka Bayern Munich Alaba iyo Laacibka Kooxda Benfica F. Đuričić oo Goolashooda wada dhaliyeen Markii ay Daqiiqada Mareysay 4 Daqiiqo. Ilaa haddana Ma jiro Cid kale…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waxaa Caawa Furmayo Tartanka Ueafa Champions League waxaana halkaan ku falanqeynaa Guruub B oo ah Guruubka Labaad ee Dhimashada waxaana ku wada Jiro Real Madrid, Galatasaray, Juventus, FC Kobenhega Real Madrid Vs Galatasaray Kooxda Real Madrid oo 11 sano ka hor ugu dambeysay tartankan ayaa caawa ka billabeysa kooxda Galatasaray ee…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Macalinka kooxda Bayern Munich Pep Guardiola oo ka hadlaayay kulanka caawa kooxdiisa la cayaari doonto naadiga CSK Moskow kana tirsan furitaanka koobka horyaalada Yurub ayaa iska diiday inuu ka hadlao in kooxda reer Jarmal ay difaacan karto tartanka Yurub ugu qiimaha badan, Pep oo aan rabin inuu hadal ka tago…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Koobka horyaalada Yurub si rasmi ah ayaa caawa loo amba qaadi doonaa sidaa darteed cayaaryayahan walbo wuxuu dabacsan yahay inuu gool ku daah furo tartanka caalamka ugu qiimaha badan, guud ahaan kulamada la cayaari doono caawo isku xili ayay bilaaban doonaan tani ayaa ka dhigan dhamaan kooxaha cayaari doonaan caawo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Koobka horyaalada Yurub si rasmi ah ayaa caawa daaha looga qaadi doonaa waxaana xusid mudan in 32-naadi ee tartankan ka qayb qaadan doonaan 12-ka mid ah macalimiin cusub ayaa hogaankooda la wareegeen waxaa ugu horey naadiga Bayern Munich oo difaacaneyso tartankan waxaana tababare looga dhigay Pep Guardiola sidoo kale Real…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waxaa Caawa Si Rasmi ah u furmayo Uefa Champions League waxayna kooxha isku arki doonaan Sidan Group A 9:45 fiidnimo Manchester United Vs Bayer Leverkusen Live Super Sport 3 ama Aljazeera Sport +8 9:45 fiidnimo Real Sociedad Vs Shakhtar Donetsk Live Aljazeera Sport +4 Group B 9:45 fiidnimo FC København…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
David Moyes Vs Sami Hyypia waa labo shaqsi oo Premiership-ka siweyn looga yaqaano balse caawa u bilaaban doono bog cusub oo ay koobka horyaalada Yurub ku yeelaan doonaan waayo labadan tababare caawo ay leylin doonaan markoodii ugu horeesay kulankan Champion-ka ka tirsan, David Moyes fursad weyn ayuu heestaa madaama uu…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Macalin Antonio oo aad ugu rajo weyn in kooxdiisa ay guul ku furan doonto xili cayaareedka cusub ee koobka horyaalada Yurub ayaa u magacaabay 21-cayaaryahan kulanka adag oo ay habeen dambe la cayaari doonaan naadiga FC Copenhagen, ,,macalin Conte oo ka warqabo qaybta uu ku jiro inay ku wehliyaan Real…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kubad burburiyaha ahna goaldhaliyaha la celin la’yahay ee kooxda Juventus Arturo Vidal ayaa dib u gocday go’aan uu qaatay laba sano ka hor inta uusan kusoo biirin kooxda Marwada Duqda ah ee Turin ka dhisan wuxuuna xidigaan heerka caalami ee Xulka Chile ku sugnaa Kooxda Bayern Leverkusen. Vidal ayaa la…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Maxaa looga soo bixiyay 85-milyan oo pound Grathe Bale hadiiba uu kulankiisa ugu horeeyo garabka bidix ee daafaca ka cayaari doono sidaas waxaa yiri wargeska Daily Mail oo helay xog muhiim ah kuna saabsan xaalada cayaaryahanka aduunka ugu qaalisan, waayo Grathe Bale kulankiisa ugu horeeyo oouu Real Madrid u cayaari…