Home » Archives by category » Europe » Champions League (Page 52)

Chelsea Oo Guul Daro Qaraar La Dhadhansiiyey Furitaankeedii Champions Leaguega Iyo Taageerayasha Oo Mourinho U Sheegay In Matta Uusan Keydka U Qalmin

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda dalka ingiriiska ee Chelsea ayaa ku bilaabatay si raaxo ah ciyaarteedaa koobka horyaalada yurub ee champions league-iyadoo gurigeeda ku qaabishay kooxda Basel ee dalka swezerland, macalin jose oo caawa habeen wacan oo wanaagsan ay u aaheyd ayaa iska baashaalay waxaana kooxda Blueska ciyaarta siiyey daqiiqadii 45-ad qeybtii hore ciyaarta…

Daawo Sawirada: Milkiilaha Chelsea Oo ku Reexeysano Croatia Xilli Caawa Chelsea Ay Cayaareyso

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Milkiilaha Kooxda Chelsea Roman Abramovich ayaa la sheegayaa inuu Macalin Mourinho u u madaxbanaaneeyey Kulamada Chelsea Maadaama uu Caawa Isaga  Raaxeysanaayo  Croatia Xilli Chelsea Caawa kulan ka tirsan Ueafa Champions League cayaareyso.   Milkiilaha ayaa looga barto inuu Markasta soo Xaadiro Kulamada ay Chelsea Cayaareyso Laakiin sidii uu Mourinho Mar…

2007 Ac Milan Kadib Bayern Munich oo Noqotay Kooxdii Ugu Horeysay Ee Difaacashada Champions League Ku Bilaabata Guul

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Iyadoo Xalay uu Si Rasmi ah u bilowday Ueafa Champions League Kooxda Bayern Munich ayaa Ku furtay Guul iyadoo ah Kooxda Difaacaneyso Eufa Champions League waxayna noqoneysaa kooxdii ugu horeysay oo difaacaneyso Koobkaan oo Haddana guul ku furto tan iyo 2007 Markaas oo Ac Milan ay sidaan Camal Sameysay. Bayern…

Kulamada Champions League Ee Caawa La Cayaari Doono Iyo Meelaha Laga Daawan Karo…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

waxaa Caawa mar kale la cayaarayaa Kulamo ka tirsan Uefa Champions League waxaana idiin soo gudbineynaa Kooxaha iyo qaabka ay isku arki donaan Group E 9:45 fiidnimo Chelsea Vs Basel Live Aljazeera Sport +5 9:45 fiidnimo Schalke 04 Vs Steaua Bucuresti Group F 9:45 fiidnimo Marseille Vs Arsenal Live Super…

Faalo Ku Saabsan Kulanka Marseille Vs Arsenal Iyo Saadaasha Laga Bixiyey

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Taariikhda: September 18, 2013 Saacada: 9:45 fiidnimo Garoonka: Stade Vélodrome — Marseille Garsoore: Olegário Manuel Benquerenca‎ Macalin Arsene Wenger ayaa si fiican uga dharagsan inuu ku jiro qaybta dhimashada madaama kooxaha Guruubkan ku wada jiraan aysan kala liidanin sidoo kale ay ka kala socdaan horyaalada Yurub ugu caansan sidaa darteed…

Gerardo Martino “Messi Wuu Ka Qayb Qaadan Doonaa Kulanka Caawa Ajax Madaama Uu Caafimaad Qabo”…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Macalinka kooxda Barcelona Gerardo Tata Martino ayaa si rasmi ah u sheegay in xidigiisa Lionel Messi uu ka qayb qaadan doono kulanka adag ee caawa Barcelona la cayaari doonto naadiga Ajax madaama uu haatan caafimaad qabo, xidiga reer Argentina dhawaanahan wuxuu la daala dhacaayay dhaawac kasoo gaaray muruqa tartankii Super…

Bayern Munich oo guul ku bilaawday difaacashada Champion-ka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Bayern Munich ayaa guul muhiim ah ku bilaawday sidii ay xili cayaareedkan cusub ku difaacan laheed koobka horyaalada Yurub kadib markii ay 3-0 kaga badisay naadiga CSK Moskow kulanka ka dhacay garoonka Allianza Arena, Munich waxaa guusha ka saacideen xidigaha kala ah David Alaba, Mario Mandzukic iyo Arjen Robben,…

Real Madrid Oo Xasuuqda Galatasaray Iyo Ronaldo Oo Sedexleydii Ugu Horeesay ka Dhaliyey Champions League.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dabaadal dag kooban oo taageerayaasha kooxda turkiga waxaaa si toosa u bilaabatay ciyaarta kooxaha Real madrid iyo Galatasaray waxaana soo muuqday caawa oo lagu soo bilaabay gool hayaha kooxda real Casillas oo dhawaanahaan kursiga keydka ka ciyaarayey ,Soo galitaaanka garoonka waxaa qolka safka isku salaamay si xamaaasadeesan laacibkii hore kooxda…

Manchester City Oo Cagta Marisay Kooxda Viktoria Plzeň Guulna Ku Furtay Ueafa Champions League

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Manchester City oo Dafiicnimo ku bilowday Horyaalka England ayaa markaan guul muhiim ah ku Furtay Tartanka Ueafa Champions League, iyadoo ku badisay 0 -33 Viktoria Plzeň. Duufaanta Goolasha ee City waxaa Daaha ka qaaday weeraryahankeeda Nasiibka badan  E. Džeko Daqiiqadii 48 qeubtii dambe ee Cayaarta sidaas Darteed City ayaa Hoggaanka Cayaarta ku…

Manchester United Oo Guul ku Furtay Champions League Xilli Rooney Uu Xiray 200 Gool

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Manchester United ayaa Kulan Adag la qaadatay Kooxda Bayern Leverkuson  ee kasoo Jeeda Dalka Germany waxayna kusoo Idlaatay .4-2 . Kulankaan oo ahaa mid aad u Xiiso Badna Isha lagu haayey Macalinka United oo Markii ugu horeysay Uefa Champions League qabtay Kooxda Manchester United iyo Fellaini oo isna Kulankiisii…

Close