Home » Archives by category » Europe » Champions League (Page 51)

Francesco Totti Oo Noqday Xidiga Ugu Wanaagsan Dunida Isbuucaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib ka qeyb qaadashadii dal-dalaadii Kooxda Inter Milan, Kabtanka Kooxda As Roma Francesco Totti ayaa loo doortay inuu yahay xidiga ugu wanaagsan Dunida Isbuucaan. Goal.com ayaa isbuuc walba sameysa cod bixintaan, waxaana loo codeeyay Totti inuu yahay wiilka ugu wanaagsan isbuucaan xirfadlayaasha Kubada Cagta. Francesco Totti ayaa ka hadlay hadii…

Mesut Ozil Wuxuu La Mid Yahay Dennis Bargkamp: Sidaa Waxaa Aaminsan Halyeey Ian Wright

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xili Arsenal ay ku socoto xowli sare isla markaana ay noqotay kooxda loogu hadal heynta badan yahay saxaafada kubada cagta ayaa Halyeeygii hore Kooxda Arsenal Ian Wright uu ka hadlay marxalada haatan ee kooxdiisii hore Gunners. Ian Wright ayaa aaminsan In Xidiga dhawaangalka ah ee Kooxda Mesut Ozil uu la…

Frank Ribery: Waxaan U Shaqeyay Si Adag, Si aan Kaga Guuleysto Lionel Messi & Cristiano Ronaldo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kubad sameeyaha xulka france iyo Kooxda Bayern Munich Franck Ribery -Bilal- ayaa aaminsan inuu qabtay shaqo wanaagsan ka hor magacaabista xidiga aduunka ee Fifa Ballon D’or oo la bixin doono horaata sanadka 2014-ka. Xidigaan reer France ayaa noqday xidiga ugu wanaagsan qarada yurub isagoo garaacay Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo…

Neymar JR Oo Amaanay Hab Maamulka Tata Martino: “Mar Walba Wuxuu Mideeyaa Ciyaartoyda”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xidiga Dhawaangalka ah ee Kooxda Barcelona Neymar JR kaas oo muuqaal wanaagsan sameeyay kulankii ay Kooxda Barcelona 1-0 ku dhaaftay Kooxda Celtic  kulan ka tirsan Champions League ayaa si wanaagsan u amaanay macalin Tata Martino kuna sheegay shaqsi mar walba mideeya xidigaha isla markaana naadiga Guul u horseeda. Neymar JR…

Warbixin lasoo saaray: kooxaha ugu maaliyadaha qaalisan qaarada Yurub yaa ka mid ah?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxaha ugu caansan qaarada Yurub waxay ku mashquulsaneeyaan ka qayb qaadashada koobka horyaalada Yurub intooda badan guulo muhiim ah ayya gaareen halka qaarkoodna guuldarooyin la yaab leh ay la kulmeen balse waxaan idiin heynaa war bixin laga soo saaray kooxaha ugu maaliyadaha qaalisan qaarada Yurub, waxaana warbixintan lagu saleeyay sida…

Todobaadkan iyo 11-ka xidig ee ugu wanaagsan UEFA Champions League…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Kadib markii la cayaaray kulamadii wareega 2-aad ee koobka horyaalada Yurub waxaan idiin heynaa 11-ka xidig ee xiriirka kubada cagta u doorten inay yihiin kuwii ugu wanaagsanaa kulamadii la cayaaray Talaadadii iyo Arbacadii aan kasoo gudubnay, waxaana xusid mudan in markan loo siman yahay qiimeynta todobadkan waayo 10-naadi ayaa…

Robben Oo Noqday Cayaaryahankii Ugu Horeeyay Ee Bayern Munich 5-Kulan Oo Xariir Ah Gool U Dhaliyo Champion-ka!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xidiga reer Holland ayaa taariikhda kooxda Bayern Munich buugeeda qayb ka noqday kadib markii uu noqday cayaaryahankii ugu horeeyay ee Munich ka tirsan kaasi oo 5-kulan oo xariir ah goolal ka dhaliyo koobka horyaalada Yurub, Robben ayaa iskoorkan dhigay kadib markii uu gool ka dhaliyay naadiga Man City kulankii Bayern…

Sawiro: Kooxda Chelsea Oo Ilmo Qabo Cudurka Kansarka Kula Kulmay Romania

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Chelsea ayaa Kulan la Qaadatay Caruur Yaryar oo qaba Cudurka Kansarka oo ku sugan Dalka Romania, kooxda Chelsea oo halkaas u aaday Inay kulan ka tirsan Uefa Champions League kusoo qaadato ayaa ilmahaan kula kulantay Xarun ay ku xareysnaayeen, haddaba daawo Sawiradaan: ‘     Abbas Ali HassanMore Posts…

Group B: Ronaldo & Di Maria Oo Kala Diray FC København, Xili Juventus Ay Barbardhicii Labaad Gashay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Real Madrid ayaa wali ah hogaanka Groupka B kadib markii ay gaartay guushi labaad oo isku xiga madama ay 4-0 ku garaacday kooxda reer Denmark ee FC København kuwaas oo soo booqday Santiego Bernabue. Daqiiqadii 21-aad ee ciyaarta Cristiano Ronaldo ayaa bilaabay bandhiga goolasha Real Madrid kaas oo dhaliyay goalkiisii 4-aad…

PSG 3-0 Benfica: Zlatan oo guusha gacanta u galiyay PSG

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahanka reer Sweden ayaa muujiyay sida uu qabiir ugu yahay tartanka ugu qiimaha badan qaarada Yurub kadib markii uu labo gool ka dhaliyay naadiga Benfica waxayna PSG ku badisay cayaartan 3-0, natiijadan ayaa muujineyso in Paris ay haatan ka mid tahay kooxaha looga cabsanaayo koobka horyaalada Yurub, Zlatan ayaa goolka…

Close