Home » Archives by category » Europe » Champions League (Page 50)

Xog La Ogaday: Sababta Uu Maroune Fellaini Xushmada Ugu Hayo Horyaalka Premier League

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kubad Sameeyaha u muuqda inuu la qabsan la’yahay kubada tuuryada ah ee Man United kaas oo ka tirsan xulka Belgium-ka Maroune Fellaini ayaa shaaca ka qaaday in uu mahad gooni ah u hayo Horyaalka Premier League madama xulka Belgiumka ay soo gaareen Koobka Aduunka. Sida la ogyahay Xulka Belgiumka ayaa…

Chiellini Oo Mesha Ka Saaray Wararka Prandelli La Xiriinaya Juventus Xilli Uu Difacay Balotelli.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Daafaca Xulka Italy iyo Kooxda Juventus ayaa warar lagu qoslo ku tilmaamay waraka ay baahiyeen warbaahinta talyaaniga kaas oo qeexaya in Cesar Prandelli uu shaqada Italy ka tagi doono Marka uu dhamaado Koobka Aduunka isagoo qaban doono Juventus. Daafacaan heerka caalami ayaa kasoo muqday Shir Jaraa’id oo uu qabtay ka…

Real Madrid Oo Beenisay War Ay Faafisay La Marca Oo Ku Aadan Xidigooda Cusub Gareth Bale

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Kubada Real Madrid ayaa si dag-dag ah u beenisay warar ay baahisay Jariirada La Marca ee kasoo baxda Dalka Spain, warbixintaas oo lagu sheegay in wiilka ay dhawaan soo xerogelisay ee Gareth Bale uu yahay dhaawac qatar ah. Madrid ayaana gaashaanka u daruurtay wararka ay qortay La Marca ee…

Robin Van Persie: Ma Filaneyn Inaan Kulankii Xalay Ee Hungary Jabin Doono Rikoorka Kulivert

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahanka Kooxda Man United iyo Xulka Holland ahna Hogaamiyaha Xulkaas ayaa xalay gaaray rikoor sare markii uu xidigii hore kooxda Barcelona iyo Xulka Holland ka badalay goaldhaliyaha ugu sareeya xulka Ebid markii uu dhaliyay Sadexley kulankii xalay taasoo ka dhigan inuu dhaliyay 41-goal, dhamaan 80-ka kulan ee uu u saftay…

Xulka Jarmalka Oo Soo Gaaray Koobka Aduunka, Xili Andrea Schurle & Mesut Ozil Ay Shabaqa Soo Taabteen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xulka Jarmalka Ayaa soo gaaray Koobka Aduunka kadib Kulan aad u xiiso badnaa ay Maritgeliyeen Xulka North Ireland, kulankaas oo wiilasha Macalin Low ku garaaceen kuwa N. IReland 3-0. Sami Khedira ayaa goolasha u furay daqiiqadii 12aad iyadoo ciyaarta ay aheyd mid dabeysha ay hal dhinac kaliya u socotay, ka…

Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo oo taageereen tilaabada UEFA kaga hortagi doonto midib takoorka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Labada xidig ee aduunka ugu wanaagsan Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa si buuxdo u taageereen tilaabada ay UEFA kaga hotageyso midi kala sooco lagula kaco cayaartooyda madoowga ah, labadan xidig ayaa ka mid ahaayeen laacibiin farabadan oo xiriirka kubada cagta qaarada Yurub kala qayb qaateen barnaamij looga hadlaayay sidii…

Juventus Waxey Awood U Leedahay Iney Guul Gaarto Ugu Yaraan Hal Kulan, Kulamada Madrid

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Paul Pogba ayaa sheegay inuusan wax baqdin ah ka qabin Real Madrid isagoo sheegtay in Juventus ay ugu yaran hal jeer ka badin doonto kulamada soo socda ee Champions League ee ay la leeyihiin kooxda reer Spain. Bianconeri ayaa barbaro gashay labadii kulan ee ay ciyaartay Group B ee ay…

Todobaadkan iyo 10-ka naadi ee aduunka ugu wanaagsan: Yaa Top 10-ka soo galay yaase baxay?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kusoo dhawaada qiimeyntii todobaadlaha ahayd oo aan idin kugu soo gudbin jirnay 10-ka naadi ee ugu wanaagsan caalamka waxaana xusid mudan in todobaadkan ay dhaceen isbadalo xiiso badan, waxaana naga xasuusin ah in koox walbo lagu qiimeeyo waxqabadkeeda iyo guulaha ay gaartay 7-maalmood ee ugu dambeesay waxaana naga xasuusin ah…

Harry Redknapp: Habeenkii Chelsea Qaaday Champions League Waa Habenkii Iigu Xumaa Nolosheyda

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tababarahii Hore Kooxda Tottenham Hotspur Harry Redknapp ayaa qiray in Habeenkii ugu xumaa Noloshiisa Ciyaareed ay aheyd Habeenkii AY CHelsea Ku Guuleysatay Koobka Champions League. Buug Uu Qoray Macalinka Haatan ee Kooxda QPR Harry Redknapp ayuu ka hadlay Marxaladisa Kubada Cagta Wuxuuna Cadeeyay In Habenkaas uu dareemay xanuun aad u…

Maxaa ka taqaan 10-ka naadi ee uu ka dhaxeeyo xifaaltan dagaal & naceeb isku badalay!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxaha reer Yurub kubadooda hormar sare ayay sameesay sdoo kalena waxa soo iibsadan xidigaha ugu caansan qaarada Yurub balse waxaa jiraan naadiyo hal magaalo ka dhisan kuwaas oo uu ka dhaxeeyo xifaaltan meel xun maraayo inta badana abuuro naceel iyo dagaal joogto ah oo ay taageerayaashooda isku qaadaan sidaa darteed…

Close