Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Cristiano Ronaldo ayaa nasiib u yeelanaya inuu ku hor ciyaaro dadkiisa marka ay kooxaha Atletico Madrid iyo Real Madrid isku wajahaan sabtida Finalka Champions League magaalada Lisbon ee dalka Portugal, xili dadka reer Portugal ay isku diyaarinayaan koobka Aduunka iney u sacab tumaan CR7. Kadib 10-sano Real Madrid ayaa rajeyneysa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Weeraryahanka kooxda Atletico Madrid oo halgan culus ugu jiro sidii uu taam ugu noqon lahaa kama dambeesta koobka horyaalada Yurub ayaa arin la yaab leh sameeyay kadib markii uu u duulay dalka Serbia si uu ula kalmo dhaqtartarada lagu magacaabo Marijana Kovacevic kaasi oo ku caan baxay inay cayaartooyda ku…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kabtankii Hore Xulka Portugal iyo kooxaha reer Spain Barcelona & Real Madrid ayaan aaminsaneen in xulka Spain ay difaacan karto koobka Aduunka sababtana waa sida uu isaga u arko tayada ay xiligaan leeyihiin xidigaha reer Spain inkastoo labada koox oo reer Spain ay isugu soo hareen Finalka Champions League ee…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Sabtiga nagu so fool leh waxaa lagu wada balansan yahay in lasoo xiro koobka horyaalada Yurub xili cayareedkiisa 2013/14 waxaana kama dambeesta tartankan taagan labo naadi oo Spanish ah sidaa darteed maalin walbo waxaan idiin soo gudbinaa sheekooyinka la xariiro tartanka Yurub ugu qiimaha badan maantana waxaan ka hadli doonaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Sabtiga nagu soo fool leh waxaa magaalada Lisbon ee dalka Portugal ku wada balansan kooxaha Real Madrid Vs Atletico Madrid oo cayaari doonaan kama dambeesta koobka horyaalada Yurub sidaa darteed kubad bur buriyaha kooxa Atletico Mario Suarez ayaa kulankan adag ka hadlay wuxuuna aaminsan yahay inaan laga hor dhici karin…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Madaama kama dambeesta koobka horyaalada Yurub la cayaari doono sabtiga nagu soo fool leh waxaan go’aansanay inaan idiin soo gudbino sheekooyinka taariikhiga ah ee tartankan xiisaha la xariiraan, sidaa darteed maanta waxaa si gaar ah uga hadli doonaa kooxaha isku dalka ah ee kama dambeesta UEFA Champions League horey u…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Atletico Madrid ayaa xaqiijisay in weeraryahankodoa Asal Brazil-ka ah ee qaatay dhalashada Spian Diego Costa uu halis ugu jiro inuu seego Finalka Champions League ee isbuua soo aadan ka dhici doona magaalada Lisbon. Diego Costa ayaa badal lagu saaray ciyaartii ay kooxdiisa 1-1 la gashay Barcelona todobaadkaan isla markaana ay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Tababaraha kooxda Real Madrid Carlo Ancelotti ayaa shaaca ka qaaday in Super Star-ka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo uu taam u yahay inuu wajaho Atletico Madrid Finalka Champions League oo lagu balansan yahay inuu qabsoomo 24-ka May. Kooxaha Ka dhisan Madrid ayaana ku xifaaltami doona caasimada Portugal ee Lisbon iyagoo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kadib markii La Ligaha Spain uu soo gaba gaboobay sidoo kalena Cristiano Ronaldo uusan ka qayb qaadanin kulankii ugu dambeeyay oo ay Real Madrid cayaartay horyaalka Spain waxaa haatan xaqiiqo noqotay in CR7 iyo Luis Suarez ay si wadajir ah u hanteen kabaha dahabka qaarada Yurub madaama ay yihiin labada…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Atletico Madrid ayaa ka taxadareysa ineysan lumin kalsoonida Jamaahiirteeda aan nasiibka u helin iney helaan Tikidhada Finalka tartanka Champions League ee 24-ka bisha May ka dhici doona garoonka Stadia Da Luiz ee kooxda Benfica. Jamaahiirta kooxda Atletico Madrid ayaa aad u fara badan iyadoo maamulka kooxda uu soo hindisay…