Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Tan iyo markii UEFA Champions League loo bixiyay koobka Yurub ugu qiimaha badan sanadii 1993 waxaa koobkan ku guuleesteen xidigo kala kala socdeen 37-wadan weliba 26-ka mid ah dalalkaas qaarada Yurub ayay ka tirsan yihiin halka 11-ka kalena aysan Yurub ahayn, wadanka ugu badan ee koobkan ku guuleesteen xidigahiisa waa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kulan caawo waa mid xiiso gaar ah leh sidoo kalena waxaa isku haleeli doonaan xidigo aqoon dheer isku leh sidaa darteed waxaa la filaan karaa cayaar aad u adag ma ahan Finalaha Champions League ee kaliya sidoo kalena waa Madrid Derby sidaa darteed waxaan idiin heynaa isku bar bar dhig…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Real Madrid vs Atletico Madridma ahayn sadaashii la filaayay xili cayaareedkan koobka horyaalada Yurub balse bilawgii tartankan ayaa la sheegay in Atletico ay noqon doonto naadi Yurubka yaabiso haatana waxaa dhacdan dabcan wixii la filaayay sidoo kale All Spanish Final waa markii ugu horeeyay mudo 14-sano kadib caawo kuma sii…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Atletico Madrid Caawo waxay fursad u heesataa inay markeedii ugu horeesay ku guuleesato koobka horyaalada Yurub sidoo kalena koobkan ka dhisan caasimada Spain laacibka khadka dhexe uga cayaaro Arda Turan isaga wuxuu noqon doonaa cayaaryahankii ugu horeeyay ee ebid reer Turkey ah kaasi oo ku guuleesto Champion-ka. Sidaa darteed caawo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Los Blancos ayaa so gaartay Magaalada Lisbon iyadoo uu hogaaminayo wiilka wiilasha Cristiano Ronaldo kaas oo dalkiisa hooyo dib ugu soo laabanaya kaliya CR7 maahan ee Pepe iyo Conteroa ayaa dhulkooda hooyo soo gaaray kuwaas oo ka mid ah kooxda Real Madrid. Wiilasha Ancelotti ayaa raadinaya koobkoodii 10-aad ee Champions…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Atletico Madrid ayaa soo gaartay magaalada Lisbon ka hor kulanka ay la ciyaareyso Real Madrid Finalka Champions League Sabtida. Kooxda heysata horyaalka Spain ayaa soo gaaray Magaalada Lisbon iyadoo uu hogaaminayo tababare Diego Simeone waxeyna ciyaarayaan finalka Champions League markii ugu horeyay taariikhdooda. Weeraryahanka Atltico Madrid Diego Costa ayaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
[LISBON - PORTUGAL] 24-ka May waxaa iska hor imaan doona kooxo ku xifaaltami jiray horyaalka La Liga isla markaana ay ka dhaxeso cadaawad darisnimo waana marka ay is wajahaan Real Madrid iyo Atletico Madrid. Lisbon ayaa nasiib u yeelatay iney martigaliso kulan kulminaya riyooyin badan: [Real Madrid oo ku riyooneysa koobkeedii…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Sida ay shaacisay Panama-based press TVMax, tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa daawan doona Finalka Champions League ee ka dhici doona Lisbon 24-ka May, kulan xifaaltan ah oo u dhaxeeya kooxaha isku magaalada ah ee Atletico Madrid iyo Real Madrid. Jose oo ku mashquulsan inuu dhiso koox culus xili ciyaareedka soo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Koobka horyaalada Yurub sabtiga ayaa lagu kala bixi doonaa waxaana Finalaha tartankan ku wada balsan Real Madrid Vs Atletico Madrid sidaa darteed macalin Carlo Ancelotti hadii uu Madrid tartankan u qaado wuxuu ka mid noqon doonaa liiska macalimiinta ugu koobabka badan qaarada Yurub sidoo kalena wuxuu noqon doonaa tababaraha labaad…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Inkastoo Manchester United ay iska ceyrisay tababare David Moyes hadana kama aysan baaqan iney weyso koobka Champions League xitaa Europa League iyadoo ku dhameysatay kaalinta 7-aad ee horyaalka. Iyadoo ay xaalada Man United sidaas tahay hadana David Moyes ayaa laga yaabaa inuu helo fursad uu kaga soo muuqanaayo Champions League…