Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Sidii la wada sugaayay xiriirka kubada cagta Yurub ayaa si rasmi ah shaaca kaga qaadeen magaalooyinka marti galin doonaan tartamada Champion-ka iyo Europa League sanada 2017. UEFA ayaa u dooratay magaalada Cardiff ee dalka Wales inay marti galiso kama dambeesta koobka horyaalada Yurub sanada 2017. Garoonka quruxda badan ee lagu…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Halyeeygii hore Brazil Luis Nazario De Lima Ronaldo ayaaba ka dhex baxay is qab-qabsiga ka dhex jira Jamaahiirta CR7 iyo Messi kadib markii uusan midkood kusoo darin kooxdiisa riyada ee shan geesoodka ah wuxuuna dhamaan doortay halyeeyo aan haatan ku jirin kubada cagta. Ronaldo oo usoo ciyaaray kooxaha Barcelona, Real…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xili cayaareedkii 2014/15 waxaa si xarago ku dheehan koobka horyaalada Yurub ugu guuleesatay naadiga Barcelona. Hadaba shabakada UEFA ayaa shaaca ka qaaday xili cayaareedka dambe 2015/16 waxyaabaha tartankan qiimaha badan xiisaha dheeriga ah usii yeeli karaan waxaana ka mid ah: Kooxaha FC Barcelona, FC Porto iyo Real Madrid waxay xili…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Madaama dhawaan Lionel Messi iyo Neymar Barcelona kula guuleesteen koobka horyaalada Yurub hadaba waxaan idiin heynaa xidigaha Koonfur Ameerika kasoo jeedaan kuwooda bandhiga ugu wanaagsna tartankan ka sameeyen. Xidigaha Koonfur Ameerika kasoo jeeda kuwooda ugu safashada badan Champion-ka: 128: Roberto Carlos (Real Madrid CF, Fenerbahçe SK, BRA) 105: Javier Zanetti…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Gudiga farsamada UEFA ayaa shaaca ka qaadeen 10-kii ee ugu qurxanaa ee laga dhaliyay xili cayaareedkan koobka horyaalada Yurub. Hadaba gudiga farsamada UEFA goolkii ugu quruxda badnaa xili cayaareedkan 2014/15 laga dhaliyay koobka Yurub waxay u aqoonsadeen goolkii uu Cristiano Ronaldo ka dhaliyay naadiga Liverpool kulan Real Madrid 3-0 ku…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Gudiga farsamada UEFA ayaa si rasmi ah shaaca uga qaadeen kooxdii ugu wanaagsaneed xili cayaareedkan koobka horyaalada Yurub oo ay bilawgii todobaadkan kooxda Barcelona ku guuleesatay. Hadaba gudiga farsamada UEFA xidigaha ay doorteen 10-ka mid ah kooxda Barcelona ayay ka tirsan yihiin halka 5-kalena ay Juventus ka tirsan waana labadii…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Qiimeynta kala sareynta kooxaha Yurub ee sanadlaha ah (UEFA’s coefficient rankings) ayaa si rasmi ah daaha looga qaaday. Waxaana qiimeyntan kaalinta kowaad kaga jirto kooxda Real Madrid oo dhamaan kooxaha reer Yurub ka dhibco sareyso qiimeyntan. Inkastoo kooxda Barcelona ay xili cayaareedkan koobka horyaalada Yurub ku guuleesatay hadana weli safka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Macalin Luis Enrique oo maal mihii ugu dambeesay shaki galinaayay joogitaankiisa garoonka Camp Nou ayaa haatan ka farxiyay taageerayaasha kooxda Barcelona. Macalin Enrique ayaa qalinka ku duugay heshiis cusub kaasi oo u ogolaan doono inuu Barcelona sii hogaamiyo ilaa sanada 2017. Enrique xagaagii hore ayuu hogaanka Barcelona la wareegay wuxuuna…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Habenkii sabtida aheyd Luis Suarez ayaa u dabaal dagay hanashada koobka horyaalada yurub ee Champions League-ga wuxuuna noqday xidigii lixaad ee ka taga Liverpool tan iyo sanadii 2009 kaas oo ku guuleysta koobkaan. Xidigaan reer Uruguay shabaqa ayuu gaaray finalkii wuxuuna dhaliyay goolka labaad ee kooxda Barcelona kulan ay 3-1…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Macalinka reer Spain Luis Enrique ee kooxda Barcelona xili cayaareedkan u qaaday sedex koob oo taariikhi ah ayaa ka dhawaajiyay suurta galnimada ku aadan inuu isaga hayaami doono xagaagan garoonka Camp Nou. Enrique oo gacanta ku dhigay xili cayaareedkan La Liga, the Copa del Rey iyo Champions League ayaan faraxsaneyn…