Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Todobaadkan kulamadii Semi Finalaha Champions League lugtiisa kowaad la cayaaray waxaa laga diwaan galiyay xaqiiqooyin xiiso badan ee tartankan u gaarka ah. Waxaa naga xasuusin ah in kooxda Barcelona ay 3-0 cagta ku marisay naadiga Bayern Munich halka Juventus iyadana 2-1 ku suul daartay Real Madrid. Hadaba hoos kaga bogo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Halyeegii hore ee xulka Italy iyo kooxda AC Milan Gennaro Gattuso ayaa ka hdlay sida ugu fudud ee Lionel Messi lagu raaci karo marka uu garoonka ku jiro. Gattuso ayaa dawaaday mucjisadii uu ku dhigay Messi daafaca Bayern Munich Semi Finalha koobka horyaalada Yurub lugtiisa kowaad. “Sida ugu fudud ee…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Wixii xalay ku dhacay Jerome Boateng waxey ahaayeen wax maad noqon kara markii daafacan asal Ghanes-ka ah ee qaatay dhalashada Jarmalka uu istaaga ka dhacay markii laga xariiftamay. Messi goolkiisa labaad ayaa ah mid lagu tilmaamay mucjiso isagoo si qurux badan dhulka u dhigay Boateng ka hor inta uusan Menuel…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Laba gool oo uu dhaliyay Lionel Messi iyo Gool uu Dhaliyay Neymar JR ayaa Barcelona u sahashay guul qurux badan oo ay Camp Nou kaga gaartay Bayern Munich lugta hore wareega quater finalka tartanka horyaalada yurub. Labada gool ee Messi oo mucjisooyin ahaa ayaa yimid qeybihii ugu dambeeyay ciyaarta iyadoo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Lewandowski ayaa kusoo bilowday shaxda Bayern Munich isagoo weerarka la wadaagi doona Thomas Muller, kulan ay Bulgarana martigalineyso Bavarians-ka. Sidoo kale Lahm ayaa dhexda la wadaagi doona Alonso, Bastian iyo Alcantara iyadoo xidiga Alcantara uu wajahi doono kooxdisii hore, sidoo kala walaalkii Rafinha ayaa kursiga fadhiya. Dante ayaa keydka ku…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Shirkada Forbes oo inta badan ka hadasho shaqsiyaadka ama shirkada aduunka ugu caansan hantida iyo dhaqaalaha ay heestaan ayaa soo bandhigay 20-ka naadi ee aduunka ugu qiimaha badan. Kooxda Real Madrid ayaa noqotay naadiga aduunka ugu qiimaha badan waana sanadkii sedexaad oo xariir ah oo ay kooxdan hormuud u noqoto…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kubad sameeyaha kooxda Barcelona Andres Iniesta ayaa siweyn ugu hanqal taagayo inuu caawo gacan qaado sidoo kalena ay is marxabeeyaan macalinkiisii hore Pep Guardiola. Caawo kulan culus oo ah Semi Finalaha Champion-ka lugtiisa kowaad waxaa ku dagaalami doonaan kooxaha Barcelona iyo Bayern Munich. Hadaba Andres Iniesta oo ka hadlaayo soo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Barcelona ayaa gurigeeda kusoo dhaweyn doonta kooxda Bayern Munich lugta hore semi finalka Champions League, xili kooxda ka dhisan gobolka Catalunya ay diyaar u tahay iney ka aargudato dhigeeda wixii ay ku dhigtay 2013 xili ay doorkaan oo kale isku arkeen markaasna 7-0 ayaa lagu suldaaray Barca. Si kastaba Tito…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Daafaca Barcelona iyo Xulka Faransiiska Jeremy Mathieu ayaa dhaawac ku seegaya kulanka lugta hore semi finalka koobka horyaalada yurub ee ay la ciyaari doonaan Bayern Munich. Daafacan dhexe ayaa raaxo daro dareemay tababarkii shalay oo isniin aheyd, taasna waxey la micno tahay inuusan taam u aheyn kulanka Bayern ee Camp…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Dhibaatada kooxda Bayern Munich ayaa sii baaheysa ee dhanka dhaawacyada waxaana markaan soo yeeray war xanuun badan markii la shaaciyay in Sebastian Rode iyo Franck Ribery ay gabi ahaanba seegi doonaan kulanka lugta hore semi finalka Champions League-ga ee ka dhici doona Camp Nou. 24-jirkaan heerka caalami ayaa seegay kulankii…