Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xulka Jarmalka ayaa guul muhiim ah kusoo gaareen caasimada Tiblisi ee dalka Georgia kulankan waxay u baahnaayeen Jarmalka guul si ay kaalinta kowaad qaybta ay kaga jiraan u hiigsadaan. Sidaa darteed Jarmalka ayaa 2-0 guusha kaga qaateen xulka Georgia kulan ka tirsanaa isreeb reebka Euro 2016 waxayna Jarmalka guushan kaga…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kulamada Saaxiibtinimo Oo Ay Xulalka Aduunka Caawo Cayaari Doonaan: 3:00 galabnimo Thailand Vs Singapore 5:30 galabnimo Oman Vs Malaysia 6:30 maqribnimo Jordan Vs Syria 7:00 fiidnimo Egypt Vs Equatorial Guinea 7:00 fiidnimo Maldives Vs Tajikistan 7:00 fiidnimo Qatar Vs Algeria 8:00 fiidnimo Bahrain Vs Colombia 8:00 fiidnimo Ivory Coast Vs…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Madaxweynaha xiriirka kubada cagta qaarada Yurub (UEFA) Michel Platini ayaa markii sedexaad loo doortay inuu hormuud ka ahaado ururkan awooda badan. Shirweyne ka dhacay magaalada Vienna ee dalka Austria waxaa soo xaadireen dhamaan 54-xubnood ee ku mideesay UEFA waxayna cod buuxdo kursiga sare ugu doorteen inuu kusii fadhiyo Michel Platini…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xulka Jarmalka oo ah horyaalka aduunka ayaa sanadkan u suura gashay inay kaalinta 1-aad ku dhameestaan qiimeynta sanadlaha ah oo ay UEFA soo saarto. Jarmalka ayaa kaalinta kowaad kala baxay xulka Spain oo sanado badan qiimeynta Yurub hogaanka u hayeen. Qiimeynta sanad laha ah oo ay UEFA soo saartay ayaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Tababaraha xulka Spain Vicente Del Bosque ayaa xusay inuu kalsoonida kala laabtay labada xidig ee kooxda Chelseka tirsan Diego Costa iyo Cesc Fabregas. Wuxuuna macalinkan ka dhawaajiyay in Cesc iyo Costa hada kadib uusan u balan qaadi karin boos joogto ah dhanka xulka Spain marka ay dib ugu soo laabtan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Goolhayaha kooxda Bayern Munich Manuel Neuer ayaa si rasmi ah loo xaqiijiyay inuu isaga haray xulkiisa Jarmalka oo safar gaaban ku aaday dalka Spain madaama habeenka talaadaa xulka Jarmalka kulan saaxiibtinimo la cayaari doono xulka Spain. Goolhayaha aduunka ugu wanaagsan dhaawacan dhanka jilibka a ayuu kasoo gaaray inkastoo uu 90-daqiiqo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kabtanka xulka Portugal Cristiano Ronaldo iskoor cusub ayuu u dhigay reer Yurub madaama uu noqday xidiga ugu goolasha badan tartanka Qaramada Yurub wuxuuna Cristiano goolkan taariikhiga ah ka dhaliyay xulka Armenia isreeb reebka Euro 2016. Ronaldo ayaa haatan leh 23-gool oo ka dhaliyay tartanka Yurub isreeb reebkiisa iyo marka la…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Halyeegii hore ee xulka England iyo kooxda Man United Paul Scholes ayaa ka hadlay hadal heynta ku aadan in Wayne Rooney uu kulankiisii 100-aad xulka England u safan doono. Scholes ayaa qiray in Rooney uu yahay laaciib miisaan culus ku leh xulka England balse ruug cadaagan hal dhaliil ayuu haatan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xiriirka kubada cagta Spain ayaa si rasmi ah shaaca uga qaadeen in kubad sameeya Cesc Fabregas gabi ahaanba xulkan laga reebay madaama la xaqiijiyay dhaawaca uu qabo inuusan u suura galin inuu xulkan u safto. Cesc dhaawaca uu seedka ka qabo wuxuu kasoo gaaray kulankii Chelsea todobaadkan la cayaartay naadiga…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Tababaraha xulka Jarmalka Joachim Low ayaa si rasmi ah u magacaabay xidigaha xulkan u matali doonaan kulamada isreeb reebka Euro 2016 iyo midka saaxiibtinimo oo uu xulkan cayaari doon todobaadka dambe. Sidii la filaayay Marco Reus iyo Sami Khedira ayaa dib ugu soo laabteen xulkan madaama labadan xidig ay dhaawac…