Home » Archives by category » Africa

Ninka Qaarada Afrika Ugu Taajirsan Aliko Dangote Oo Doonayo Inuu Kooxda Arsenal Iibsado!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Aliko Dangote oo ah ninka qaarad Afrika ugu taajirsan ayaa banaanka soo dhigay riyadiisa u gaarka ah wuxuuna sheegay inuu doonayo sidii uu kooxda Arsenal ku iibsan lahaa. Bilyaneerkan u dhashay dalka Nigeria wuxuu hanti ahaan u heestaa 15billion US dollars (£10.4billion) ayaa sidoo kale la sheegay in sanadii 2010…

Rasmi: Dalka Gabon Oo Loo Doortay Inay Mari Galiyaan Tartamada Qaramada Afrika Ee Sanada 2017 Lagu Balansan Yahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xiriirka kubada cagta qaarada Afrika ayaa dalka Gabon u doorteen inuu marti galiyo tartanka qaramada Afrika ee sanada 2017 lagu balansan yahay. Gudiga fulinta sare ee qaarada Afrika ayaa ku kulmeen magaalada Qahira waxayna u codeeyeen dalka Gabon, Algeria iyo Ghana wadanka mudan inuu marti galiyo cayaaraha Afrika ugu qiimaha…

Yaya Toure Oo Todobaadkan Gudahiisa Go’aan Ka Gaari Doono Mustaqbalkiisa Cayaaraha Caalamiga Ah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Yaya Toure ayaa sheegay inuu todobaadkan gudahiisa shaaca ka qaadin doono inuu kubada cagta cayaaraha caalamiga sii wadi doono ama inuu ka fariisan doono. Yaya Toure aya xulkiisa Ivory Coast bilawgii sanadkan kula guuleestay koobka qaramada Afrika wuxuuna dareemayaa inuu gaaray hadafkii uu ka lahaa kubada cagta dhanka heer qaran…

Xidiga Khadka Dhexe Kooxda Jeenyo Daa’ud C/llaahi Tubaal Oo Ganaax La Dul Dhigay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Guddiga Dihsibiliinka ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa ganaax dul-dhigay Cayaaryahanka la yiraahdo Daa’uud C/laahi Tubaal oo ka cayaara horyaalka Nationlink Championship ee dalkeena Soomaaliya una safta Naadiga Jeenyo United Nambarka 4-aadna u xirta kaddib markii uu ku kacay falal ka dhan ah xeerarka kubada cagta dalka iyo Kan…

Koox Laga Sameeyay Xidigahii Ugu Fiicnaa Ee Afrika Kasoo Jeedaan Kuwaas Oo Horyaalka  England Ka Cayaareen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Horyaalka England waa horyaal ay marwalbo usoo shaqo tagaan xirfadlyaasha aduunka ugu wanaagsan sidoo kalena koox walbo waxay laacibiin kasoo iibsataa dhamaan daafaha caalamka. Hadaba waxaa daaha laga qaaday xidigaha qaarada Afrika kasoo jeedaan kuwooda ugu fiican ee horyaalka England kasoo muuqdeen. Dabcan xidigahan ayaa lagu qiimeeyay mid walbo wacdaraha…

Ciyaartii Rabshada Ku Dhamaatay Ee Banaadir Sports Club Iyo Jeenyo Oo Go’aamo Adag Laga Soo Saaray

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Guddiga Dihsibiliinka  Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta ayaa ganaax dul-dhigay Naadiga Banaadir S.Club oo ka cayaarta horyaalka Nationlink Championship ee dalka Soomaaliya kaddib markii ay ku kacen Taagerayaasha kooxda B.S.C falal ka dhan ah xeerarka kubada cagta dalka iyo Kan caalamiga ah intaba.  Sidoo kale waxa digniin adag loo soo…

Yaya Toure, Ayew & Bony Oo Hogaaminaya Kooxdii Ugu Fiicneyd Koobka Qaramada Afrika

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Koobka Qarmada qaarada Afrika ayaa lagu soo afjaray Axadii dalka Equatorial Guinea waxaana ku guuleystay xulka Ivory Coast oo rigoorayaal ku garaacay Ghana kulankii kama dambeysta ahaa ee ka dhacay Beta. Inkastoo Ghana ay kubad qurux badan soo bandhigeen hadana xulka Ivory Coast ayaa calaf u yeeshay inuu ku guuleysto…

Sawiro: Geesiyaashii Ivory Coast Ee Ku Guuleysatay Koobka Afrika Oo Soo Dhaweeyn Ka Helay Shacabkooda

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kabtan Yaya Toure ayaa hogaanka u hayay xulka Ivory Coast ee ku guuleystay koobka qaramada qaarada Afrika ee lagu soo afjaray dalka Equatorial Guinea waxaana si diiran loogu soo dhaweeyay caasimada Adidjan iyadoo kumanaan kun qof ay isugu soo baxeen garoonka xulka qaranka ee ku yaala caasimadda. Ivory Coast ayaa…

Dhimasho ka Dhacday Isku Dhacyo Dhexmaray Booliska Masar & Taageerayaasha Zamalek

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inta la ogyahay ilaa iyo haatan 12-qofood ayaa ku dhimatay isku dhacyo dhexmaray taageerayaal ka tirsan kooxda Zamalek ee dalka Masar iyo booliska dalkaas. Sida ay xaqiijisay wasaarada Arimaha gudaha dalkaasi tiro badan oo taageerayaal ah kuwaas oo aan heysan wax tikidh ah ayaa isku dayay iney gudaha u galaan…

Sawiro: Ivory Coast Oo Ku Guuleysatay Koobka Kubadda Cagta ee Qaramada Afrika

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xulka qaranka Ivory Coast ayaa ku guulaystay koobka qaramada Afrika ee 2015. kulan waqti badan qaatay isla markaana ay labada xul ay ciyaareen waqtiga dheeriga ah, sidoo kalena redhoodhayaal badan laysku laagtay ayay ugu danbayn Ivory Coast noqotay xulka qaranka ku guulaystay koobka qaramada Afrika ee 2015. Waxaa halyayga Ivory…

Page 1 of 512345