Home » Horyaalada » La liga » Barcelona oo soo saartay 23ka ciyaaryahan eey u xulatay koobka Champions League-ga.

Barcelona oo soo saartay 23ka ciyaaryahan eey u xulatay koobka Champions League-ga.


barcaGerardo Tata Martino macalinka kooxda Barcelona ayaa soo magacaabay laacibiinta kooxdissa u matali doonta koobka horyaalada qaarada yurub marka ay ciyaareyso Groupyada kulamadiisa iyadoona lagu soo daray liiska wiilkooda dhawaan galka ah ee Neymar.

Macalinka kooxda ayaa laga sugayaa bandhig ka sareeya kii Barcelona ay ku sameesay xagaagii hore koobka horyaalada yurub markii lagu soo reebay semi-finalka koobka CL.

Waa kuwan xidigaha Barcelona u safan doona Champions Leaguega.

Gool haye: Valdés, Pinto, Olazabal.

Daafacyada: Montoya, Piqué, Puyol, Mascherano, Bartra, Alba, Adriano, Daniel Alves.

Qadka dhexe: Fabregas, Xavi, Iniesta, Dos Santos, Busquets, Song, Sergi Roberto.

weerarka: Pedro, Alexis Sanchez, Messi, Neymar, Afellay, Tello, Cuenca

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close