Home » Maxaa Cusub » Bacary Sagna Waa Xidigii Shanaad Ee Arsenal Ka Tirsan Oo Muddo Shan Sano Gudahood Ku Biiray City

Bacary Sagna Waa Xidigii Shanaad Ee Arsenal Ka Tirsan Oo Muddo Shan Sano Gudahood Ku Biiray City


article-2656930-02B58C7100000514-500_634x506

Maadaama kooxda Manchester City ay si rasmi ah u sheegtay inay lasoo saxiixatay xidigii Arsenal ee Bacary Sagna, ayaa ka dhigan inuu noqonayo xidigii shanaad oo muddo shan sano gudahood ah ka tagay Arsenal ku biiray kooxda ay leeyihiin wadaadada ee Manchester City.

Manchester City ayaa xidigaha ay Arsenal kala soo wareegtay ku qarash gareysay lacag gaareyso ilaa  £70million marka laga reebo Sagna oo ay beeca xorta ah kula soo wareegtay iyadoo ka saxiixatay seddex sano oo heshiis ah isagoo asbuucii mushaar ahaan ku qaadan doono £150,000.

Haddaba hoos kaga bago Magacyada xidigahaan iyo qiimaha laga bixiyey:

1) Emmanuel Adebayor – £25million – July 2009

2)  Kolo Toure – £14million – July 2009

3) Gael Clichy – £7million – July 2011

4) Samir Nasri – £24million – August 2011

 

Read more: http://www.dailymail.co.uk/sport/football/article-2656930/Bacary-Sagna-joins-Manchester-City-three-year-150-000-week-deal-leaving-Premier-League-rivals-Arsenal.html#ixzz34WxH6MY6
Follow us: @MailOnline on Twitter | DailyMail on Facebook

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close