Home » Entries posted by Zakariye Abdi Mohamed (Page 78)

Wax Ka Baro 10-ka Shaqsi Ee Ugu Saameynta Balaaran Kubada Cagta: Waa Hore & Waa Cusub:

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dhacdooyinka lagu madadaalo ee kala duwan waxaa ugu xiiso badan kubada cagta oo al isku waafaqay 7-bilyan ee dunida ku nool inay wada xiiseeyaan si toos ah ama si dadban sidaa darteed waxaan idiin heyna 10-ka shaqsi ee ugu saameynta balaaran kubada cagta waxaan ua jeedaa shaqsiyaadka magacooda caalamka oo…

Iska Ilaaw Messi iyo C. Ronaldo Haatan Weeraryahanka Ugu Wanaagsan Caalamka Waa Luis Suarez!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahanka kooxda Livrpool Luis Suarez kaliya haatan kuma soo baxin gool dhaliyaha ugu wanaagsan Premiership-ka sidoo kalena wuxuu ku talaabsaday inuu noqdo laacibka qaarada Yurub hormuudka u ah sababtoo au Luis bilihii ugu dambeesay wuxuu soo bandhigaayay qaab cayaareed ka sareeyo dhamaan midka ay soo bandhigaan laacibiinta horyaalada Yurub ugu…

Arjen Robben Iyo Noloshiisa Gaarka Ah Maxaa Kala Socotaa (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Anagoo tixgalineyno codsiga aqristayaasheena sharafta leh maantna waxaan si gaar ah uga hadi doonaa xidiga kooxda Bayern Munich iyo xulka Arjen Robben oo ka mid laacibiinta 10-sano ee ugu dambeesay caalamka magacooda laga hadal haayay sidaa darteed noloshiisa gaarka ha ayaan maantana diirada saari doonaa madaama aan wax badan laga…

Todobaadkan Iyo 10-Ka Naadi Ee Aduunka Ugu Wanaagsan: Chelsea Oo Top 10-ka Ka Baxday Iyo B. Munich Oo Weli Kaalinta 1-aad Ku Jirto

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kusoo dhawaada qiimeyntii joogtada ahayd oo aan todobaad walbo idiin soo gudbin jirnay waxaana todobaad walbo kooxaha Yurub lagu qiimeeyaa guulaha iyo kaalimaha ay horyaalada kala duwan kasoo tiigsadaan sidaa darteed todobaadkan qiimeynta Top 10-ka isbadal aan sidaas u buurneyn ayaa ku yimid balse hadal heynta ugu weyn ayaa ah…

Van Perisea Wuu Socdaa United Iyadana Uma Fariisan 5-weeraryahan Ayay Badalkiisa Calaameesatay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa maalin walbo cirka isku sii shareerayo hadal heynta ku aadan in Robin Van Persie uu kooxdiisa Man United isaga tagi doono kadib markii laga war helay in weeraryahankan uu warqab geeyay garoonka Old Trafford si loo fasaxo, sidaaa darteed Man United dhankeeda iyadana walaac xoogan ayay dareentay madaama ay…

Man City oo sheegtay inay lacago xad dhaaf ah iyo cayaaryahan ku wareejin doonto Liverpool si ay Suarez kaga hesho

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Man City ayaa hadal heynta dhacdooyinka Sports maanta la wareegtay kadib markii ay shaaca ka qaaday inay 40-milyan oo pound iyo cayaaryahan kooxdeeda ka tirsan ay dhigeeda Liverpool ku wareejin doonto bisha Janaayo si ay Luis Suarez kaga hesho, City oo ka dharagsan in weeraryahanka reer Uruguay ay kooxo…

Ferguson, Klopp Iyo Heynckes Oo Isugu Soo Hareen Abaal Marinta Macalinka Sanadkan 2013 Ugu Wanaagsan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ugu dambeynii waxaa la kala reebay 10-kii macalin ee u sharaxnaayeen abaal marinta macalinka sanadkan 2013 ugu wanaagsan waxaa isugu soo hareen labo macalin oo cayaaraha ka fariisteen iyo macalin weli kubada cagta ku guda jiro, Sir Alex Ferguson oo xili cayaareedkii hore Man United Premiership-ka u qaaday, Jorgen Klopp…

FIFA Oo Soo Bandhigtay 15-ka Weeraryahan Ee U Sharaxan Abaal Marinta Fifpro World XI

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ugu dambeyntii xiriirka kubada cagta aduunka FIFA ayaa soo bandhigeen musharaxiinta abaal arinta Fifpro World XI gaar ahaan 15-ka weeraryahan ee u sharaxan abaal marintn kana mid noqon doonaan kooxda sanada oo abaal marin la siin doono bartamaha sanadka cusub, waxaan horey idinkugu soo gudbinay 5-goolhaye, 20-ka daafac iyo 15-ka…

David Moyes Oo Shaki La Galiyay Inuu Xilka Man United Sii Heyn doono Hadaba 5-Macalin ayaa Afka lagu dhuftay Inay Badali Doonaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Macalin David Moyes waxaa kusii badanaayo cadaadiska sidoo kalena kooxdiisa guuldarooyin isdaba joog ah ayaa ku dhacaayo haatana Man United uma eko koox difaacan karto Premiership-ka sidaa darteed meesha lagama saari karo in mustaqbalka macalinka reer Scotland uu todobaad walbo mugdi sii galaayo, inkastoo bilawgii xili cayaareedkan si kalsooni ku…

Arsenal Iyo Everton Oo Dhibcaha Wadaageen Kulan Xiiso Badan Oo Ka Dhacday Garoonka Emirates

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa la oran karaa kulankii ugu xiisaha badnaa Premiership-ka xili cayaareedkan ayaa lagu soo bandhigay garoonka Emirates madaama kooxaha Arsenal iyo Everton ay dhibacaha wadaageen sidoo kale naadiga Gunners-ka ayaa iska qasaarisay fursad ay 7-dhibcood oo nadiif ah hogaanka Premiership-ka ku qaban kartay balse kooxda Everton ayaa laf dhuun gashay…

Close