Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Diego Costa wuxuu sii wataa dhalintiisa joogtada ah inkastoo horey loo baahiyay inuusan Blues u safan doonin todobaadkan hadana weeraryahankan awooda badan caafimaadkiisa in la isku haleen karo ayuu muujiyay wuxuuna kooxdiisa ka caawiyay inay guul taariikhi ah kuso gaarto garoonka Godison Park, kulankan wuxuu ka mid noqday kulamada ugu…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Naadiga Juventus ayaa kulankeedii ugu horeeyay Serie A-da dalka Talyaaniga guul ku daah furtay balse kooxda uu macalin Allegri hogaamiyo bandhigii laga filaayay lagama helin madaama ay si dhib badan kaga badiyeen kooxda Chievo Verona waxayna Juve kulankan sedexda dhibcood ku qaadatay 1-0, weliba kooxda kooxda Chievo looga badiyay iyada…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Ilaa haatan macalin Luis Van Gaal kama helin EPL guul sidoo kalena macalinkan waaya araga ah kooxdiisa ma sal dhiganin, kadib saxiixa Angel Di Maria iyo soo laabashada Van Persie waxaa la islahaa Man United waxay awood ku maquunin doontaa kooxda Burnley balse midaas ma dhicin waxayna labadan koox ku…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Inkastoo macalin Jose Mourinho uu horey u sheegay inuusan la soconin qaabkii uu Fernando Torres ku aaday kooxda AC Milan hadana macalin Pippo Inzaghi aya arin kale ka dhawaajiyay madaama uu tababarahan dhalinta yar sheegay ka hor inta aysan Milan lasoo saxiixanin Torres inuu wax badan Mourinho arinkan kala hadlay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xidiga reer Senegal Mame Biram Diouf ayaa kooxda Man City guuldaro xanuun badan dhabarka ugu saariyay garoonkeeda Etihad, inkastoo la wada filaayay in wiilasha macalin Manuel Pelligrini aysan u daahi doonin kooxda Stoke City hadana sheeko aan la fileyn ayay taageerayaasha Man City ka marqaati kaceen madaama City garoonkeeda ay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Ugu dambeyntii Radamel Falcao ayaa lagu wadaa inuu kooxdiisa AS Monaco isaga tago ka hor inta uusan suuqa Yurub xirmin, weeraryahankan awooda badan ayaa laga reebay kulanka caawo kooxdiisa Monaco la cayaari doonto naadiga Lille, macalinka kooxda Monaco Leonardo Jardim ayaa saxaafada u sheegay in Falcao uusan caawo cayaarsiin doonin…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Angel Di Maria iyo Mario Balotelli ayaa todobaadkan Premiership-ka England kasoo muuqan doonaan sidaa darteed horyaalka aduunka ugu wanaagsan xiisahiisa wuu sii laba jibaarmay sidoo kalena todobaadkan kulamo adag ayaa la cayaari doonaa waxaana is haleeli doonaan kooxaha Tottenham Vs Liverpool iyo Everton Vs Chelsea hadaba sidii taxanaha inoo ahayd…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waxa si rasmi ah loo sameeyay isku aadka tartanka UEFA Europa League qaybtiisa Guruubyada, tartankan xiisaha badan waxaa loo qori tuuray 48-naadi oo loo qeybiyay 12-Guruub, kooxda koobkan difaacaneyso Sevilla ayaa ka mid ahayn naadiyada qori tuurka loo sameeyay waxaana xusid mudan in xili cayaareedkan 2014/15 uu xiiso iyo xamaasad…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Tababare Luis Van Gaal ayaa xaqiijiyay in laacibka ugu qaalisan taarikhda kooxda Man United sido kalena ah xidiga ugu qaalisan dhamaan naadiyada reer British taariikh ahaan cayaartooydii ay soo iibsadeen Angel Di Maria inuu safan doono kulanka ay Man United maalinta berito la cayaari doonto kooxda Burnley, Di Maria oo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Man United haatan xaalada ay ku sugan tahay waxaa lagu cabiray lamo arimood oo kala ah: inay tahay Markab sii quusayo iyo sidoo kale inay tahay Geed caleemo badan oo dadka harsan jireen balse manta laga kala tagay markii caleemaha ka daateen, labadaas arin dabcan mida dambe ayaa xal loo…