Home » Entries posted by Zakariye Abdi Mohamed (Page 3)

Muxuu Tababare Didier Deschamps Ka Yiri Guuldaradii France Kala Kulmeen Xulka Jarmalka?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Macalin Didier Deschamps iyo wiilaha boorsooyinkooda ayay ka qaadan doonaan dalka Brazil kadib markii wareegii 8-aa kulankii ay la cayaareen xulka Jarmalka 1-0 lagu suul daaray macalinkan qabiirka ah ayaa ka hadlay guuldaradan wuxuuna yiri “runtii dadaal badan ayaan sameenay 90-daqiiqo balse waxaa nagula dilay waaya aragnimo sidaa darteed Jarmalka…

Maxay Lahm Iyo Hummels Ka Dhaheen Guushii Jarmalka U Sahashay Inay Semi-Finalaha U Gudbaan?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kabtanka xulka Jarmalka ayaa durbadiiba saxaafada la hadlay kadib markii xulka Jarmalka 1-0 kaga badiyeen France wareega 8-aad ee koobka aduunka, daafacan waaya araga ah iyo xulkiia haatan waxay taagan yihiin nus dhumaadka koobka aduunka hadaba wareysi gaaban ayuu bixiyay kadib markii ay France ka guuleesteen wuxuuna yiri “waxay ahayd…

Hummels Oo Xulka Jarmalka U Suura Galiyay Inay Semi-Finalaha U Gudbaan Halka France Ay Gurigooa Aadeen!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xulka Jarmlka ayaa u suura gashay inay Semi-finalaha koobka aduunka u gudbaan kadib markii kulan aad u dhib badan ay 1-0 kaga badiyeen xulka ay sida weyn u xifaaltamaan waxayna Jarmalka guushan kaga mahad celinayaan daafacooda tayada wanaagsan Mats Hummels oo goolka muhiimka ah u dhaliyay qaybtii hore. Kulan xiisaha…

Silvio Berlusconi “Waa Yaab Waa Kuma Kooxda Diyaarka U Ah Inay Balotelli Naga Iibsato!!”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Milkiilaha kooxda AC Milan Silvio Berlusconi ayaa sheegay inuu ka cabsi qabo in haatan uu waayo koox ka iibsato Mario Baloteli kadib markii uu xidigan ku fashilmay inuu qaab cayaareed wanaagsan kasoo bandhigo koobka aduunka, wuxuuna Berlusconi sheegay ka hor inta uusan koobka aduunka bilaabay in kooxdiisa Milan ay dalabyo…

Rasmi: Man United Oo Miiska U Saartay €40m Dhigeeda Fiorentina Si Ay Kaga Hesho Xidiga Reer Colombia

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Man United ayaa u muuqatoinay ku guuleesan rabto loolanka loogu jiro laacibka xulka Colombia madaama ay miiska u saartay dhigeeda Fiorentina €40m, waxayna United saxiixa Juan Cuadrado kaga guuleesan rabtaa kooxaha Barcelona, Bayern Munich iyo Man City oo xidigan tayada wanaags ku raad joogeen, wararka ka imaanayo dalka Italy…

Falanqeynta Kulanka Dhimashada: France Vs Germany Wareega 8-aad Ee Koobka Aduunka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kulanka: 2014 FIFA World Cup, Quarter Final Taariikhda/Saacada: July 4, 2014 • 7:00 PM Geeska Afrika Garoonka: Estadio Jornalista Mário Filho (Maracanã), Rio de Janeiro Garsooraha kulankan: Nestor Pitana waa 41-jir u dhashay dalka Argentina Waxaa la hubaa in xul reer Yurub ah uu Semi-finalaha koobka aduunka u gubdi doono…

Paul Pogba Iyo Hantida Uu Leeyahay Maxaa Kala Socotaa (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  21-jirka khadka dhexe kaga cayaaro xulka France iyo naadiga Juventus Paul Pogba waxaa lagu tilmaamaa xidig kubada cagta mustaqbal wanaagsan ku leh waayo asigoo aad u dhalin yar ayuu caalamka isbaray haatana awooda uu kubada cagta ku leeyahay ma ahan mid la qarin karo sidoo kale Pogba ayaa wacdaro…

 Carlos Puyol Oo Ku Booriyay Barcelona Inay Suarez Sida Ugu Dhaqsiyaha Badan Ula Soo Saxiixdaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Halyee Carlos Puyol oo dhawaan kooxda Barcelona macsalaameeyay ayaa siweyn maamulka kooxdiisa ugu booriyay inay lasoo saxiixdaan Luis Suarez oo siweyn loo hadal haya inuu Barcelona usoo dhaqaaqi doono, kabtan Puyol oo mustaqbalkiisa cayaareed oo dhan u hibeeyay garoonka Camp Nou ayaa ka hadlay arinka Suarez wuxuuna yiri “Luis Suarez…

Rasmi: Liverpool Oo Soo Bandhigtay Saxiixeeda Cusub Emre Can (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ugu dambeyntii kooxda Liverpool ayaa si rasmi ah usoo bandhigtay xidiga khadka dhexe ka cayaaro Emre Can oo ay kala soo saxiixatay naadiga Bayer Leverkusen, 20-jirkan ayaa heshiis Liverpool la gaaray bilawgii bishii hore ee aan kasoo gudubnay balse maanta ayuu si rasmi ah garoonka Anfield usoo gaaray waxaana la…

Ma Runbaa In Kooxaha Monaco Iyo Madrid Ay Isdhaafsan Rabaan Falcao Iyo Di Maria

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wargesyada dalka Spain ayaa qoreen in kooxaha AS Monaco iyo Real Madrid uu wada xaajood rasmi ah u bilaawday labadan koox ayaa ka wada hadli doonaan qaabkii ay isku dhaafsan lahaayeen xidigaha kala ah Radamel Falcao iyo Angel Di Maria, madaama Real Madrid ay bilihii ugu dambeesay ku raad joogtay…

Close