Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
25-jirka weerarka kaga cayaaro xulka Jarmalka iyo kooxda Dortmund Marco Reus ayaa la xaqiijiyay inuu garoomada ka maqnaan doono mudo bil ah kadib markii uu dhaawac dhanka qoobka ah kasoo gaaray waana isla meeshii uu mudo sedex bilood ka hor ka dhaawacmay, Reus dhibaatadan waxay soo gaartay kulankii ugu dambeeyay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Wargeska Gazzetta dello Sport ayaa soo bandhigay warbixin sanadeed ka hadleyso xidigaha ku sugan Serie A-da Talyaaniga iyo mushaaraadka ay ku shaqeeyaan waxaana weli ugu mushaar badan Daniele De Rossi oo kooxda AS Roma sanad walbo ka qaato €6.5m, balse wargeska Gazzetta dello Sport ayaa sheegay in hoos u dhac…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Masuulka ugu sareeyo xiriirka kubada cagta aduunka Sepp Blatter ayaa si rasmi au xaqiijiyay inuu isku soo taagi doono doorashada madaxtinimo ee FIFA wuxuuna doonayaa in markii 5-aad uu ku guuleesto hogaaminta FIFA, Blatter ayaa hore 4-jeer oo kala duwan ugu guuleestay doorashada FIFA haatana wuxuu ku kalsoon yahay in…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Weeraryahanka kooxda Man City Stevan Jovetic ayaa waxaa lasoo darsay dhaawac cusub taasi oo ka dhigan in xidigan markale saaxada garoomada laga weyn doono, xidigan tayada wanaagsan dhawaan ayuu kasoo kabtay dhaawac uu mudo dheer garoomada kaga maqnaa wuxuuna xili cayaareedkan si wanaagsan ula qabsaday kooxdiisa Man City balse haatan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kabtanka xulka Morocco Mehdi Benatia oo dhawaan kooxda Bayern Munich ku biiray ayaa ka hadlay xagaagan inay kooxo badan lasoo xariireen madaama laga dharagsanaa in kooxdiisa AS Roma iibin doonto sidaa darteed Mehdi Benatia ayaa si rasmi ah u sheegay in kooxaha Real Madrid iyo Barcelona ay dalab toos ah…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Arsenal si wanaagsan ayay xili cayaareedkan 2014/15 suuqa Yurub uga dukaameesatay waxayna lasoo saxiixatay xidigo tayo wanaagsan kuwaas oo awood dheeraad ah kusoo kordhin karaan kooxdan ka dhisan waqooyiga magaalada London, sidaa darteed macalin Arsene Wenger haatan wuxuu heestaa koox awood ahaan isku dheeli tiran waxaana laga sameeyay labo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kubada cagta waa cayaarta loogu daawashada badan yahay caalamka sidoo kalena taageerayaal farabadan ayaa usoo daawasho tagaan garoomada kala duwan ee caalamka ku yaalo hadaba waxaa daraasad lagu sameeyay garoomada ugu sawaxana iyo buuqa badan waxaana lagu sheegay warbixintan in garoomada ay usoo daawasho tagaan taageerayaal madaalayaal lagu tilmaamay dabcan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Madaama aan la hubin in Cristiano Ronaldo uu baaqi kusii ahaan doono caasimada dalka Spain sidoo kalena saxaafada dalka England hadal heyso in weeraryahankan uu dib ugu soo laaban doono kooxda Man United, tani waxay ku qasabtay in maamulka Real Madrid ay kasii fikiraan laacibka buuxin karo booska Ronaldo waxayna…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Weeraryahanka kooxda Bayern Munich Thomas Muller ayaa muujiyay in xulka Jarmalka aysan ka maarmin madaama uu guul muhiim u horseeday kulankii Jarmalka ay la cayaareen xulka Scotland isreeb reebka Euro 2016 Qaybt D, kulankan xiisaha badan Jarmalka uma suura galin inay si xarago ku dheehan kaga badiyaan xulka Scotland waxayna…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Inkastoo uu haatan suuqa Yurub xiran yahay hadana macalin Arsene Wenger wuxuu marhore calaameestay weeraryahanka xulka Jarmalka Marco Reus oo uu doonayo inuu lasoo saxiixdo marka uu xili cayaareedkan soo idlaado balse haatan Wenger aqbaar aan wanagsaneyn ayaa dhagtiisa kusoo dhacday madaama loo sheegay in kooxda Man City ay isku…