Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Da’yarka Man United Wilfried Zaha ayaa wajahaya fadexad kadib markii saxaafada England ay shaacisay in wiilkaan uu xiriir la leeyahay gabadha uu dhalayay tababaraha kooxda Man United David Moyes Lauren taasoo sababtay ayaa la yiri inuu wiilkaan keydka ka galo kooxda Man United. Zaha ayaa ka beeniyay maanta bogiisa twitter-ka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Sida ay soo warisay Daily Mail, Tababaraha Kooxda Man United David Moyes ayaaa doonaya inuu daboolo baahida ay United u qabto kubad qaabeeye wanaagsan oo gala booska Paul Scholes. Inkastoo uu soo qaatay Fellaini oo Everton kula sugnaa hadana Moyes ayaa ku fashilmay wiilkaas waxaana uu wajigabax kala kulmay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Isku aadka Koobka Aduunka ayaa lagu sameeyay Dalka Brazil xaaflad balaaran oo halkaas lagu qabtay waxaana kasoo baxay kulamo iyo Groupyo adag kuwas oo inta badan noqon waayay sidii la saadaaliyay. Xulka Difaacanaya Koobkaan ayaa mar kale ku beegmi doona xulkii uu ka qaaday Koobka Aduunka Finalkii ka dhacay Southa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Da’yarka Kooxda Real Madrid Alvaro Moratta kaas oo warar ay qoreen saxaafada England ay ku sheegeen inu qaab amaah ah ugu biiri doono Arsenal marka la gaaro Bisha January ayaa beeniyay wararkaas kadib markii xidigaan heerka caalami uu shaaca ka qaaday war ka nixiya Arsenal oo qalqaalo ugu jirtay xidigaan.…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Saacado Kadib Xarunta Bahia ee Dalka Brazil waxaa lagu qaban doonaa isku aadka Koobka Aduunka ee xagaaga soo aadan Ka dhici doona Brazil. 6:30 Maqribnimo Xiliga Geeska Africa Waxaa bilaaban doona Xaflad balaaran oo lagu qaban doono Bahia, 32-da xubnood ee kasoo qeyb galaya waxaa raaci doona halyeeyo hore oo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Newcastle United ayaa laba afle ku qaadatay Abaalmarinta Bilaha Ee Horyaalka Premier League kadib markii maanta lasoo saaray cida ku guuleystay Abaalmarintaas. Goolhayaha Xulka Holland [Tim Krul] iyo Tababaraha Reer France [Alan Pardew] ayaa labaduba ku guuleystay abaalmarinta bisha November ee aynu kasoo gudubnay. Goolhayaha Newcastel Tim Krul ayaa sameeyay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Halyeeygi hore kooxaha Barcelona & Real Madrid Luiz Nazario De Lima Ronaldo ayaa markaan shaaca in Mario Balotelli uu noqon karo hormuudka xulka taariikhda leh ee Azzurri marka la gaaro Koobka Aduunka. Ronaldo oo koobkaan ku guuleystay laba jeer 1994 iyo 2002 ayaa amaanay qaab ciyaareedka Mario Balotelli balse wuxuu…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Arsenal ayaa iska lumisay laba kulan oo kaliya 14-kulan oo ay ciyaarta Premier League xili ciyaareedkaan waxaana saanakaan xoojiyay sida la aaminsa yahay Imaashaha Mesut Mustafa Ozil Oo Ka Yimid Real Madrid ahaana saxiixii ugu qaalisanaa ebid Arsene Wenger, Sidoo kale Beeca xorta ah ee Flamini oo xoojiyay khadka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Tababare David Moyes ayaa ka quusan la’ donista xidiga da’da yar ee kooxda Athletico Bilboa Ander Herrera kaas oo ay Man United ku hungowday iney lasoo saxiixato xagaagan. United ayaa mar kale furi doonta buuga ay kusoo xerogalineyso Ander Herrera marka la gaaro Bisha January ee soo aadan markaas oo uu…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Halyeeygii hore Kooxda Barcelona Ronaldinho Gaucho ayaa ka hadlay arinta ku qasabtay inuu isaga tago Barcelona xili Guardiola uu naadiga qabtay. Ronaldinho ayaa 2008 ka hayaamay Barca oo uu kusoo biiray 2004 inkastoo uu ku biiray kooxda Milan hadana Ronaldinho ayaa shaaca ka qaaday inuusan uga cararin Camp Nou Pep…