Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Jariiradda Daily Star oo soo xiganeysa majaladda spain kasoo baxda ee Marca ayaa qortay in goolhaye David De Gea uu ka dhaqaajin doono kooxda Manchester United isagoo heshiis la gaaray Real Madrid. Warbixinta ay qortay Daily Sar ayaa sheegeysa in De Gea uu kusii dhawaanayo ku biiritaanka Real Madrid waxaana…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xidiga Khadka Dhexe kooxda Olympique Marseille ayaa loo doortay xidigaha africa ee ka xamaasha horyaalka dalka faransiiska xidiga ugu wanaagsan. 25-jirkaan heerka caalami ee xulka Ghana kaas oo heshiiska uu kula jiro kooxda ku ciyaarta garoonka Stade Velodrome uu dhacayo dhamaadka xagaagan ayaa abaalmarintaan ku garaacay xidigaha Max-Alain Gradel iyo Aymen Abdennour kuwaas…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Da’yarka kooxda PSV Eindhoven Memphis Depay ayaa caafimaadka u mari doona maanta kooxda Manchester United ka hor inta uusan dhameystirin heshiiska uu ugu wareegayo kooxda ka dhisan garoonka Old Trafford sida ay shaacisay Sky Sports. Marka uu xidigaan reer Holland ka gudbo caafimaadka, heshiiska intiisa kale ayaa la dhameyn…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda kubada cagta Liverpool ayaa kusoo biirtay liiska kooxaha doonaya burburiyaha kooxda Juventus iyo xulka Chile Arturo Vidal sida ay qortay jariiradda Gazzetta dello Sport. Jariiradaan fadhigeedu yahay talyaaniga ayaa ka dhawaajisay in Arturo Vidal uu ka mid yahay liiska xidigaha ay Reds la dooneyso iney buuxiyaan booska kabtan Steven Gerrard…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Wargeska AS ayaa sheegay in Dani Carvajal uu xagaagan kooxdiisa Real Madrid ka dalban doono in loo cadeeyo doorkiisa garoonka Bernabua. Waayo Real Madrid waxay lacago aad u fara badan heshiis kula gaartay Danilo oo ay isku boos yihiin Dani Carvajal waxaana daafaca reer Brazil Danilo laga balan qaaday inuu…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Macalinka kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa ahmiyada kowaad siin doono sidii uu xagaagan gacanta ugu soo dhigi lahaa weeraryahanka naadiga Inter Milan Mauro Icardi. Chelsea ayaa diyaar u ah inay ka faa’iideesato xaalada ismari waaga ah ee ka dhex taagan xidigan iyo kooxdiisa Inter madaama uu si rasmi ah u…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
The Metro ayaa sheegay in kooxda Arsenal ay xidigo badan garoonka Emirates ka diri doono xagaagan ka hor inta aysan saxiixyo muhiim ah sameynin. Hadaba macalin Arsene Wenger iyo maamulka Arsenal ayaa isku raaceen in ugu yaraan 8-cayaaryahan kooxda laga diro kuwaas oo loo arko inaysan muhiim u ahayn kooxda.…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Chelsea ayaa ku fikireyso qorshe lama filaan ah kaasi oo ay ku dooneyso inay xagaagan heshiis kula gaarto Yaya Toure. The Express ayaa sheegay in macalin Jose Mourinho uu la xariiray wakiilka Yaya Toure oo rabo inuu kooxdiisa Man City isaga hayaamo horaata bisha June ee nagu soo fool…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda QPR waxay dib ugu laabatay horyaalka heerka labaad ee dalka England sidaa darteed weeraryahaneeda awooda badan Charlie Austin wuxuu doonayaa inuu Premiership-ka baaqi kusii ahaado. Xidigan dhalintiisa wanaagsan tahay kooxo badan ayaa saxiixiisa ku raad joogaan sida darteed Liverpool ayaa dooneyso inay xili hore laacibkan gacanta kusoo dhigto. Hadaba…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Ruug cadaa Frank Lampard ayaa dib kaga qoomameeyay go’aankii uu xagaagii hore kooxda Chelsea kaga tagay. Halyeegan xili cayaareedkan intiisa badan kooxda Man City ayuu qaab amaah kula joogay kadib markii uu dalka Mareekanka u dhaqaaqay sanadkii hore. “Kubada cagta marwalbo go’aanada aad qaadaneyso ma saxsano, waxaan rabay inaan xili…