Home » Entries posted by Moha Mohamud Hassan (Page 3)

Sedex Macalin Oo Reer Talyaani Ah Oo Lala Xariirinaay Xilka Naadiga Monaco

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda AS Monaco bilawgii xili cayareedkan lacago xoog leh ayaa la galiyay waxaana tababare Claudio Reniere laga filaayay inuu kooxdan u qaado horyaalka France balse midaas uma suura galin waxayna kooxdan ku dhameesatay kaalinta 2-aad sidaa darteed hantiilayaasha kooxdan ayaa go’aansadeen inay macalinkan waaya araga ah xilka ka xayuubiyaan madaama…

Real Madrid Oo Sheegtay In Luis Suarez ay Haatan U Weecatay Madaama Sergio Aguero

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Naadiga Los Blancos ayaa la hubo inay xagaagan weeraryahan tayo wanaaagsan lasoo saxiixan doonto ayaa ugu dambeyntii shaaca ka qaaday in Luis Suarez ay haatan ahmiyad gaar ah siin doonto sidii ay kula soo saxiixan doonto waxayna maamulka Madrid isku raaceen weeraryahankan tayada wanaagsan xooga la saaro qaabkii lagu keeni…

Liverpool Oo Isku Diyaarineysa Champions League Iyadoo Dalbatay Todoba (7) Xidig

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sida ay ku warantay Daily Mail macalinka Liverpool Branden Rodgers ayaa diyaarinaya qorshe cusub oo uu ku wajahayo tartanka horyaalada yurub isagoo dalbadatay tiro xidigo ah uu ku doonayo inuu ku balaariyo safka hore ee koxoda Liverpool. Liverpool ayaa dagaal adag u gashay xiligaan horyaalka iyadoo haatan kaalinta labaad kaga…

Kubad Sameeye Ka Tirsan Chelsea Oo Saaxiibkiisa Barcelona U Shegay Inuu Doonayo Imaanshaha Camp Nou

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kubad sameeye ka tirsan kooxda Chelsea kana mid ah xidigaha ugu muhiimsan kooxda galbeedka London ka dhisan ayaa saaxiibkiisa Barcelona u sharaxay inuusan ku faraxsaneen qaab ciyaareedka kooxda uu hogaamiyo Jose Mourinho isagoo sidoo kale u cadeeyay inuu doonayo ku biiritaanka kooxda Barcelona. 23-jirka reer Belgium ayaa dhaliilay qaab ciyaareedka…

Line Upka Rasmiga Ah KUlanka Arsenal vs West Brom

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Arsenal ayaa Emirates ku qaabili doonta West  Brom iyadoo aan walwal ka qabin iney seegto Champions League xili ciyaareedka soo aadan waxeyna xaqiiqsatay booskeeda kadib guuldaradii Everton. Anichebe ayaa kursiga kusoo bilawday, sidoo kale Xidigii kulankii hore goolka ka dhaliyay Yocob waxaana sidoo kale kusoo bilaaban doona Berahino. Arsenal: Szczesny, Sagna,…

Page 3 of 3123
Close