Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Madaama sanadkan koobka aduunka lagu qaban doono qaarada Koonfur Ameerika waxayn Argentina ka mid yihiin xulalka tartankan qiimaha badan loo sadaalinaayo sidaa darteed waxaan idiin soo xulnay xidigaha sida gaarka ah loo aaminsan yahay inay xulkan guulo u horseedi karaan inta uu koobka aduunka socdo waxaana si gaar ah carabka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Liverpool ayaa sheegtay inay qiimo jaban kusoo qaadan rabto mid ka mid ah xidigah Chelsea balse waa cayaaryahankii Premiership-ka u aqoosaday, macalin Brenden Rodgers oo xiriir wanaagsan la leh maamulka kooxda Chelsea ayaa kala xaajoonayo qaabkii looga iibin lahaa weeraryahanka aan looga baahneyn garoonka Stamford Bridge Demba Ba. Football…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waa run in Real Madrid ay ku guuleesatay markeedii 10-aa koobka horyaalada Yurub sidoo kalena ay tahay naadiga ugu guulaha badan qaarada Yurub, hadaba tan iyo markii ay kooxda reer Spain hanatay La Decima aqristayaal badan ayaa nasoo weydiiyeen inaan u kala cadeyno in Real Madrib koobka Yuru u xalaaloobay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Paul Clement oo ah tababaraha labaad ee kooxda Real Madrid dhawaan afka ayuu furtay wuxuuna meel fagaaro ah ka dhahay “Sergio Ramos waa cayaaryahanka Madrid ugu muhiimsan sidoo kalen isaga ayaa Champion-ka inoo qaaday!!” dabcan goobtaan Cristiano Ronaldo xitaa goob joog ayuu u ahaa, daafaca reer Spain xili cayaareedkan dadaal…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Juan Iturbe xili cayaareedkan wacdaro lala yaabay ayuu Serie A-da ka dhigay taasina waxay keentay in kooxda Verona oo bilawgii xili cayaareedkan FC Porto amaah xidigan kaga soo qaadatay ay si toos ah ul wareegto haatan waxaa la sheegay in laacibkan tayada wanaagsan uusan Serie A-da baaqi kusii ahaan doonin…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Weeraryahanka xulka Uruguay oo 12-bilood oo qarow ah ku qaat caasimada dalka France ayaa sheegay inuu kooxda PSG baaqi kusii ahaan doono sido kalena uu ku faraxsan yahay ka mid ahaan shaha naadigan ku guuleesatay Ligue 1 xili cayaareedkii dhawaan dhamaaday balse Cavani ayaa xusay inuusan ku faraxsanaynka garab cayaarista…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Macalinka xulka Spain Vicente del Bosque oo aad u walaacsan aya saxaafada u sheegay inuu aad uga walaacsan yahay dhaawacyada faraha badan oo ay qabaan xidigahiisa uu u xushay inay koobka aduunka Spain u matalaan macalinkan waaya araga ah ayaa haatan si gaar ah uga shakisay xaalada ay ku sugan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xidiga kooxda Arsenal ku faanto sidoo kalena lagu tilmaamo hogaamiyaha mustaqbalka xulka England Jack Wilshere ayaa sheegay inuu koobka aduunka xaadir usoo noqon doono sidoo kalena wuxuu meesha ka saaray in laga reebi doono liiska England madaama xaalkiisa uusan wanaagsaneyn balse Jack ayaa warkaas biyo qaboow ku shubay wuxuuna yiri…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xulka Spain oo shaaca ka qaadeen inay cayaar saaxiibtinimo la cayaari doonaan xulalka Jarmalka iyo France waxay Spain la cayaari doontaa France horaanta bisha September ee sanadkan halka Jarmalka ay la cayaari doonaan 18 November. Javier Zanetti oo sheegay in todobaadkan nagu soo fool leh uu si rasmi ah kooxdisa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Horyaalka England waa midka aduunka ugu wanaagsan waxaana usoo shaqo tageen macalimiin iyo cayaartooy farabadan oo ajaanib ah 22-sano ee ugu dambeesay balse waxaan si gaar ah uga hadli doonaa tababarayaasha aanan u dhalanin dalka England kuwaas oo wacdaro xoogan ka dhigeen horyaalkan sidoo kalena dhaxal la taaban karo Premiership-ka…