Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha » Moha Mohamud Hassan http://hiilkubad.com Sat, 05 Jul 2014 18:01:23 +0000 en-US hourly 1 http://wordpress.org/?v=3.9.1 Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga: Xaaladaha Luis Suarez , Sanchez Iyo Kroos  http://hiilkubad.com/wararkii-ugu-dambeeyay-suuqa-kala-iibsiga-xaaladaha-luis-suarez-sanchez-iyo-kroos/ http://hiilkubad.com/wararkii-ugu-dambeeyay-suuqa-kala-iibsiga-xaaladaha-luis-suarez-sanchez-iyo-kroos/#comments Sun, 22 Jun 2014 09:23:30 +0000 http://hiilkubad.com/?p=26427
Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga: Xaaladaha Luis Suarez , Sanchez Iyo Kroos ], All Right Reserved. 2014.
]]>
Wargeysyada-Ingiriiska

Maalin Wanaagsan dhamaan akhristayaasha sharafta leh ee sida tooska ah ugu xiran Shabakada hiilkubad, waxaan idiin soo koobeynaa warbixinadii ugu hadal heynta badnaa maanta suuqa kala iibsiga iyo waxyaabihii ay qoreen wargeysyada ka faalooda arimaha ciyaara.

Shabakadda Hiilkubad masuul kama ahan xaqiqda wararkaan, balse waxey leedahay turjumaada waxaana wararka kasoo xiganay wargeysyada hoos ku qoran majalad kasta waxaa ku hoosqoran wararka ay qortay maanta

Daily Mirror

  • Barcelona Oo doonaysa    weerar yahanka Liverpool Luis Suarez, Oo horay dalabkaga helay  Real Madrid, iyadoo ay soo bandhigeeg dalab dhan  £70m in ay kulasoo saxiixdaan xidigaan .
  • Tababaraha cusub ee kooxda Tottenham Mauricio Pochettino oo ilgaar ah ku eegaya xidiga kasiidhaqaaqaya kooxda inter ee Esteban Cambiasso
  • Atletico Madrid Oo  isku diyaarinayso  in ay la wareegto weeraryahanka reer Belgium ee Chelsea  kaas oo mudaba  amaah kagamaqnaa   Romelu Lukaku .
  • West Brom oo heshiis xor ah kulasoowareegtay    Joleon Lescott na  saxiixday  labo sanno  oo heshiis ah.

The Sun

  •  Hull  city oo doonaysa xidigkatirsan xulka  Mexico ee  Hector Moreno .
  • Stoke ayaa rajeyneysa inay qaab amaah ah ku qaataan garabka ka teenage Ee  Barcelona Adama Traore .
  • Orlando City oo la heshiis lagaartay  xidiga  AC Milan Kaka.
  • Barcelona oo qayb kaga dhigidoonta  Alexis Sanchez heshiiska ay  ku doonayso  in ay kulasoowareegto weeraryahanka  Luis Suarez.
  • Liverpool oo lumin doonta saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe ee England Adam Lallana – iyadoo loo sababeeyay lacagaha  £ 30million  ah oo ay soo bandhigtay  Southampton .
  • Real Madrid ayaa kor uqaaday xiisaha ay uqabto  ciyaaryahanka garabka kaga ciyaara Liverpool Raheem Sterling iyadoona rajaynaysa in ay lawareegto  xagaaga soo socda.

Daily Star

  • Weeraryahanka Bayern Munich Mario Mandzukic qarka u saaran inuu u shaqaaqo  Wolfsburg. diidayna  fursada  ah in uu ku biiro mid kamid ah  kooxda Liverpool, Manchester United, Arsenal ama Chelsea
  • Joleon Lescott rajaynayaa in uu dib-u-shido mustaqbalkiisa Premier League ka dib markii uu biiray West Brom.
  • tababaraha Arsenal  Arsene Wenger oo xiisaynaya weeraryahanka reer French  Loic Remy

Sunday Mirror

  • Weeraryahanka Spain Alvaro Negredo doonaya inuu ka tago Manchester City  iyo   kooxda heysata horyaalka La Liga ee Atletico Madrid oo  hadda dooneyso in ay 28-sano jir kaan lasoo saxiixato  si uu u beddelo   Diego Costa.
  • Everton xiisaynaysa saxiixa kooxda  xidiga kooxda Crystal Palaceuciyaara   Bolasie.
  • Louis van Gaal uu doonayo in uu keeno kubadsameeyaha  xulka  Dutch  Nigel de Jong  Manchester United.

 

Daily Mail

  • Crystal Palace oo  man united waydiisanaysa , saxiixa  Wilfried Zaha .
  • Tottenham oo lacagdhan  £ 7 million-usoobandhigtay in ay kulasoowareegto difaaca reer  Mexico  ee  Hector Moreno.
  • Leicester City ayaa soo bandhigtay xiisaha ay u qabto  weeraryahanka Spartak Moscow Yuri Movsisyan. West Brom ayaa sidoo kale lala xiriirinayaa in uu udhaqaaqo xidigaan .
  • Ciyaaryahanka garabka ka ciyaara Newcastle Sammy Ameobi oo  doonaya kooxda  Sheffield unitd.

Daily Express

  • AC Milan Oo  Arsenal usheegtay in kaliya kagasamrikaraan  £29.5m saxiixa xidigiihore ee kooxda  Manchester City  Mario Balotelli.
  • Real Madrid  Oo ka dulqaadirabto kooxaha Manchester United iyo Chelseasaxiixa  Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Bayern Munich Toni Kroos, kaas oo heshiiskiisu ku eg yahay  2015.

 



Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga: Xaaladaha Luis Suarez , Sanchez Iyo Kroos ], All Right Reserved. 2014.
]]>
http://hiilkubad.com/wararkii-ugu-dambeeyay-suuqa-kala-iibsiga-xaaladaha-luis-suarez-sanchez-iyo-kroos/feed/ 0
Manchester United Oo Kordhisay Dalabkii Aykudoonaysay De Jong http://hiilkubad.com/manchester-united-oo-kor-qaaday-dalabkii-aykudoonaysay-de-jong/ http://hiilkubad.com/manchester-united-oo-kor-qaaday-dalabkii-aykudoonaysay-de-jong/#comments Sun, 22 Jun 2014 06:33:48 +0000 http://hiilkubad.com/?p=26422
Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [ Manchester United Oo Kordhisay Dalabkii Aykudoonaysay De Jong ], All Right Reserved. 2014.
]]>

nigel-de-jong

manchester united ayaa doonaysa sooxerogalinta xidiga khadka dhexe kagacayaara kooxda kadhisay horyaalka italy ee  Ac milan sida wararku ay sheegayaan

Tabaraha cusub ee kooxda lagu naynaaso  shayaadiinta cascas  ( red Devils ) louis van Gaal ayaab ayaa aaminsan in uu daboolikaro baahida khadka dhexe ee haysata kooxdiisa cusub ee united ka

29 jirkaan heerka caalami ayaa waxa lafilayaa in uu usoo dhaqaaqo garoonka old trafford  xagaaga soo aadan .

van Gaal ayaa usheegay gudoomiye kuxigeenka naadiga Ed wooodward in ay ugutalagalaan saxiixa kubad sameeyihii  hore man city Nigel de Jong

De Jong ayaaka soomuuqday  42 intii uu joogay  Milan dhamaan kulamadii xagaagii lasoo dhaafay isagoona dhaliyay , 2 gool oo kaliya .



Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [ Manchester United Oo Kordhisay Dalabkii Aykudoonaysay De Jong ], All Right Reserved. 2014.
]]>
http://hiilkubad.com/manchester-united-oo-kor-qaaday-dalabkii-aykudoonaysay-de-jong/feed/ 0
Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga & Xanta Wargeysyada Kasoo Baxa Ingiriiska http://hiilkubad.com/wararkii-ugu-dambeeyay-suuqa-kala-iibsiga-xanta-wargeysyada-kasoo-baxa-ingiriiska-3/ http://hiilkubad.com/wararkii-ugu-dambeeyay-suuqa-kala-iibsiga-xanta-wargeysyada-kasoo-baxa-ingiriiska-3/#comments Tue, 17 Jun 2014 10:29:19 +0000 http://hiilkubad.com/?p=25745
Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga & Xanta Wargeysyada Kasoo Baxa Ingiriiska], All Right Reserved. 2014.
]]>
Wargeysyada-Ingiriiska

 

Maanta waa Talaado   waxaan idin soo gudbineynaa wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga iyo xanta ay qoreen wargeysysada kasoo baxa dalka Ingiriiska.

Wararka waxaan kasoo minguurinay wargeysyada aan ku sharaxi doono qeybta hoose, hiilkubad kaliya waxey leedahay masuuliyada qoraalka, mana lahan xuquuqda wararkaan.

 

 

 

 

 

 


 

Daily Mirror

 Daily Mirror: Wararkaan Ayey Maanta ka qoreen Suuqa Kala Iibsiga

    • Arsenal ayaa diyaar u ah in ay bixiso lacag dhan  £25million xidiga haatan ucayaaray   AC Milan’s kaas oo horay ugatirsanaa kooxda  Man City  Mario Balotelli.
  • Tababaraha Arsenal Arsene Wenger  oo isha ku haya  qaab -isweydaarsiga heshiiska  Manchester United ay ku doonayso Thomas Vermaelen,iyadoo arsenal bartilmaameed suurto gal ah uu aragto  Chris Smalling.
  • Chelsea oo udhaqaaqday daafaca bidix ee kooxda  Steaua Bucharest  Latovlevici  si ay badal uga dhigto  Ashley Cole ayaa.

 


 

Daily Star

Daily Star: Wararkaan Ayey Maanta ka qoreen Suuqa Kala Iibsiga

  • Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Sunderland Adam Johnson, oo kutilmaamay , bartilmaameed naxdin dalabka kagayimid  dhinaca Faransiiska ee naadiga  Monaco .

 

  • Atletico Madrid ayaa dooneysa weeraryahanka Manchester City Alvaro Negredo sid ay ugadhigto bedelka macquulka ah ee weerar yahanka usiidhaqaaqaya kooxda  Chelsea- Diego Costa.

 

 


 

Daily Express

Daily Express: Wararkaan Ayey Maanta ka qoreen Suuqa Kala Iibsiga

  •  Inter Milan oo la soo  saxiixan doondo weerar yahanka  Manchester City Stevan Jovetic

 

  • Everton oo ku garaacday saxiixa  Alessio Cerci. kooxaha  Arsenal iyo  Manchester United    weerar yahanka  Torino kaas oo lagu qiimeeyay £10million

 

 

 

 

 

 

 



Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga & Xanta Wargeysyada Kasoo Baxa Ingiriiska], All Right Reserved. 2014.
]]>
http://hiilkubad.com/wararkii-ugu-dambeeyay-suuqa-kala-iibsiga-xanta-wargeysyada-kasoo-baxa-ingiriiska-3/feed/ 0
Lionel Messi ” Waan Jeclaan lahaa in Aan Higuain ku Arko Barcelona. http://hiilkubad.com/lionel-messi-waan-jeclaan-lahaa-aan-higuain-ku-arko-barcelona/ http://hiilkubad.com/lionel-messi-waan-jeclaan-lahaa-aan-higuain-ku-arko-barcelona/#comments Tue, 17 Jun 2014 09:11:09 +0000 http://hiilkubad.com/?p=25742
Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Lionel Messi " Waan Jeclaan lahaa in Aan Higuain ku Arko Barcelona. ], All Right Reserved. 2014.
]]>
gonzalo-higuain

Lionel Messi ayaa qirtay inuu jeclaan lahaa inuu In uu mar uun arko saaxiibkiisa Gonzalo Higuain isagoo  jooga xooda  Barcelona.

Weeraryahanka Napoli Higuain ayaa sheegay  in uu ku faraxsan yahay in lalaxiriiriyo barca sidookale weeraryahanka messi  ayaa sheegay in uu doonayo in uu ka garab ciyaaro  Higuain  xagaagan.

Waxaan jeclaan lahaa in uu higuain imaado Barcelona “Sida iska cad waxay noqon lahayd raaxo wayn, laakiin hadda waxaan diiradda  saaraynaa koobka adduunka. sidaas waxa saxaafada uheegay messi

Barcelona ayaa waxa ay si wayn udoon doonaysaa xidigo tayo leh si ay isbadal muudo ula timaado xagaaga soo aadan



Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Lionel Messi " Waan Jeclaan lahaa in Aan Higuain ku Arko Barcelona. ], All Right Reserved. 2014.
]]>
http://hiilkubad.com/lionel-messi-waan-jeclaan-lahaa-aan-higuain-ku-arko-barcelona/feed/ 0
Juan Mata: “wali kama Rajo Dhigin Difaacashada koobka Aduunka “ http://hiilkubad.com/juan-mata-wali-ka-rajo-dhigin-difaacashada-koobka-aduunka/ http://hiilkubad.com/juan-mata-wali-ka-rajo-dhigin-difaacashada-koobka-aduunka/#comments Tue, 17 Jun 2014 08:38:31 +0000 http://hiilkubad.com/?p=25736
Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Juan Mata: "wali kama Rajo Dhigin Difaacashada koobka Aduunka "], All Right Reserved. 2014.
]]>
juan-mata

Kubad sameeyaha xulka Spain Juan Mata ayaa sheegay Ayaa sheegay in aysan wali xuliisa aysan ka rajo dhigin difaacashada koobka aduunka .

in kastoo kulankoodii ugu horeeyay loogu awood sheegtay 5-1 xulka La Roja ayaa waxaa garaacay  dhigooda xulka Netherlands.

“Qof walba waa ku qanacsanahay wax na kama badali karo natiijadii ciyaartii aan layeelanay wiilasha reer Dutch ka  . Waxa muhiimka ah waa kalsoonida aan haysano ee xulkeena ay taas oo ah in aan difaacano koobka aduunka

mata ayaa intaas ku daray ku daray in ay isbadal wan la imaan doonaan ciyaarta xigta oo ay layeelan doonaan wiilasha reer Chile

 



Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Juan Mata: "wali kama Rajo Dhigin Difaacashada koobka Aduunka "], All Right Reserved. 2014.
]]>
http://hiilkubad.com/juan-mata-wali-ka-rajo-dhigin-difaacashada-koobka-aduunka/feed/ 0
Chelsea Oo Rajaynaysa in Ay Soo Gababayso Heshiiska Cesc Fabregas Maalinta Barito Ah http://hiilkubad.com/chelsea-oo-rajaynaysa-ay-soo-gababayso-heshiiska-cesc-fabregas-maalinta-barito-ah/ http://hiilkubad.com/chelsea-oo-rajaynaysa-ay-soo-gababayso-heshiiska-cesc-fabregas-maalinta-barito-ah/#comments Thu, 12 Jun 2014 12:36:40 +0000 http://hiilkubad.com/?p=25347
Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Chelsea Oo Rajaynaysa in Ay Soo Gababayso Heshiiska Cesc Fabregas Maalinta Barito Ah], All Right Reserved. 2014.
]]>
Cesc Fabregas

Kooxda Chelsea ayaa lagu soo waramayaa  in ay ku kalsoontahay in ay soo gabagabayso

heshiiska kubad sameeyaha qadka dhexe ee Barcelona Cesc Fabregas maalinta  berito ah

kooxda ka dhisan galbeedka London in ay kulaoo wareegi doonto lacag dhan £ 27m.

in kastoo xidigaan horay dalabaadyo badan ay kasoo gaareen kooxabadan oo kadhisan  horyaalka ingiriiska sidoo kale waxaa siwayn udanaynayo xidigaan kooxdiisii hore ee Arsenal.

Sikastaba ha ahaatee Jose Mourinho  Ayaa u hami wayn in uu keeno xidigaan garoonka Stamford Bridge.

Sida ay ku warantay The Express.

Sidookale Wararka  ayaa  sheegtay in Fabregas £ 100,000 todobaadkii  uu mushaar ahaan kaqaadan doono   Stamford Bridge .

 



Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Chelsea Oo Rajaynaysa in Ay Soo Gababayso Heshiiska Cesc Fabregas Maalinta Barito Ah], All Right Reserved. 2014.
]]>
http://hiilkubad.com/chelsea-oo-rajaynaysa-ay-soo-gababayso-heshiiska-cesc-fabregas-maalinta-barito-ah/feed/ 0
Sawiro :Ronaldo Oo Ka qabgalay Xaflad Lagusoo Dhawaynayo world cup http://hiilkubad.com/sawiro-ronaldo-oo-ka-qabgalay-xaflad-lagusoo-dhawaynayo-world-cup/ http://hiilkubad.com/sawiro-ronaldo-oo-ka-qabgalay-xaflad-lagusoo-dhawaynayo-world-cup/#comments Mon, 09 Jun 2014 10:43:58 +0000 http://hiilkubad.com/?p=25058
Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Sawiro :Ronaldo Oo Ka qabgalay Xaflad Lagusoo Dhawaynayo world cup ], All Right Reserved. 2014.
]]>

Tobanaan kun uu reer barazil ah oo isugu soobaxay xaflad lagu soo dhawanayo bilaabashada kooba aduunka xafladaas oo lagu qabtay xeebta Fortaleza ee dalka barazil.

Xafladaan ayaa waxa kasoo qayb galay dad aad ufarabadan ayadoo ay ku damaashaadayeen xeebata Fortaleza waxaana halkaas ay koox fanaaniin ah ay ku soo bandhigeen heeso waxaan silamafilaan ah uga soomuuqday tiyaatarka ronaldo oo wata calaamada koobka aduunka .

 

 

 

 

 



Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Sawiro :Ronaldo Oo Ka qabgalay Xaflad Lagusoo Dhawaynayo world cup ], All Right Reserved. 2014.
]]>
http://hiilkubad.com/sawiro-ronaldo-oo-ka-qabgalay-xaflad-lagusoo-dhawaynayo-world-cup/feed/ 0
Lukaku: Oo Laga Yaabo In Uu Seego Furitaanka world cup Ka http://hiilkubad.com/lukaku-oo-laga-yaabo-uu-seego-furitaanka-world-cup-ka/ http://hiilkubad.com/lukaku-oo-laga-yaabo-uu-seego-furitaanka-world-cup-ka/#comments Mon, 09 Jun 2014 09:32:51 +0000 http://hiilkubad.com/?p=25052
Tags:  



Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Lukaku: Oo Laga Yaabo In Uu Seego Furitaanka world cup Ka ], All Right Reserved. 2014.
]]>
article-2652404-1E8EBFDE00000578-211_634x449

Weerar yahan ka reer Belgium Romelu Lukaku,ayaa waxa lasoo sheegayaa in  uu la ildaran  xanuun dhanka Anqawga ah xidigaan ayaa waxa uu dhaawac ka soo gaaray kulan kii ay sabtigii ay 1-0  ay uga adkaadeen Tunisia .

Lukaku ayaa lagu soo waramayaa in uusan usafan doonin xulkiisa kulanka koowaad oo ay layeelan doonaan wiilasha reer  Algeria. Sida ay qortay daily mail .

21 jirkaan heerka caalami ayaa lahubin donaa caafimaadkiisa hadii uu fursad u hel karo in uu si taam ah usafto dhamaan kulamada koobka aduunka ee nagu soo foleh .

Sidookale waxaa horay liiska xulka loogasaaray xidiga ucayaara Aston Villa Christian Benteke .

Taageerayaasha reer Belgiam ayaa walaac kamuujiyay dhaawaca soogaaray ka hor bilaabashada kobka duunka .

Belgiamka ayaa waxaa ay ku Group yihiin wadamada Algeria,  Russia , South Korea  Kuwaas oo kawada tirsan Group H 

 



Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Lukaku: Oo Laga Yaabo In Uu Seego Furitaanka world cup Ka ], All Right Reserved. 2014.
]]>
http://hiilkubad.com/lukaku-oo-laga-yaabo-uu-seego-furitaanka-world-cup-ka/feed/ 0
Manchester United Oo Shaacisay Qiimaaha Ay Isaga iibinayso Marouane Fellaini.  http://hiilkubad.com/manchester-united-oo-shaacisay-qiimaaha-ay-isaga-iibinayso-marouane-fellaini/ http://hiilkubad.com/manchester-united-oo-shaacisay-qiimaaha-ay-isaga-iibinayso-marouane-fellaini/#comments Mon, 09 Jun 2014 08:59:15 +0000 http://hiilkubad.com/?p=25049
Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Manchester United Oo Shaacisay Qiimaaha Ay Isaga iibinayso Marouane Fellaini. ], All Right Reserved. 2014.
]]>
fa

Kooxda united ka ayaa laga soo warinayaa in ay is ka iibin doonto xidiga xaqdka dhexe kaga ciyaara ee Marouane Fellaini   kaas oo kaga yimid kooxda evertoon Xagaagii hore.

Xidigaan udhashay dalka Ayaa Belgium ayaa waxa uu ahaa dooqa koowaad ee macalinkii shaqada  la ga eryay ee  David Moyes kaa oo kulasoo wareegay qiimo  £27m,  sanadkii la soo dhaafay.

Ugu dambayntii man united ayaa shaacisay in ay iska iibinayso

Fellaini ayaa saftay 19 kulan oo Premier League xilli ciyaareedkii hore.

Waxaana lasoo sheegayaa in uusan ahayn dooqa macalinka cusub Louis van Gaal Sida laga soo xigtay The Times,

Waxaana Marouane Fellaini  ay ku xaraashi doontaan  lacag dhan £ 15m waa hadii ay suuq u hesho .

 

 



Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Manchester United Oo Shaacisay Qiimaaha Ay Isaga iibinayso Marouane Fellaini. ], All Right Reserved. 2014.
]]>
http://hiilkubad.com/manchester-united-oo-shaacisay-qiimaaha-ay-isaga-iibinayso-marouane-fellaini/feed/ 0
5-laacib Oo La Filaayo inay xulka Colombia koobka aduunka hormuud u noqdaan: http://hiilkubad.com/5-laacib-oo-la-filaayo-inay-xulka-colombia-koobka-aduunka-hormuud-noqdaan/ http://hiilkubad.com/5-laacib-oo-la-filaayo-inay-xulka-colombia-koobka-aduunka-hormuud-noqdaan/#comments Tue, 03 Jun 2014 11:28:34 +0000 http://hiilkubad.com/?p=24440
Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [5-laacib Oo La Filaayo inay xulka Colombia koobka aduunka hormuud u noqdaan:], All Right Reserved. 2014.
]]>
colombia-world-cup-2014

Xulka Colombia waxay koobka aduunka kasoo muuqaan doonaan markii ugu horeesay mudo 16-sano ah balse xulkan ka dhisan qaarada Koonfur Ameerika wuxuu ka mid yahay xulalka la sadaalinaayo inay sanadkan koobka aduunka wacdaro ka dhigi doonaan sidaa darteed waxaan si gaar ah idin kugu soo xulnay 5-laacib oo ay reer Colombia ka sugi doonaan inay guulo gaarsiiyaan inta uu koobka aduuna socdo waxayna kala yihiin:

RADAMEL FALCAO: Waa hogaamiyaha xulkan hadii uu kasoo kabto dhaawaca uu qabo waa hubaal inuu xulkiisa garbaha ku qaadi doono sidoo kalena ka mid noqon doono laacibiinta koobka aduunka ugu wanaagsan.

JAMES RODRIGUEZ: xidigan tayada wanaagsan ee ka tirsan naadiga Monaco waa laacibka loogu jecel yahay xidigaha reer Colombia lana filaayo inuu xagaagan wacdaro koobka aduunka ka dhigo sidoo kalena waa geesi dadaa badan inkastoo uu weli dhalin yar yahay madaama uu 22-jir yahay.

FREDY GUARIN: 27-jirkan awooda badan kana tirsan kooxda Inter Milan wuxuu leeyahay waayo aragnimo ku filan madaama uu xulkiisa ka tirsanaa tan iyo sanadii 2006 sidaa darteed Guarin isaga ayaa furo u noqon doono guusha ay ku taamayaan inay xulkaan gaaraan.

JACKSON MARTINEZ: waa weeraryahan awood badan kana tirsan kooxda FC Porto sidoo kalean la filaayo inuu koobka aduunka wacdaro ka dhigo madaama uu goolal badan kooxdiisa FC Porto u dhaliyay sanadihii ugu dambeeyay.

MARIO YEPES: waa daafaca ugu waaya aragsan xulkan , 38-jirkan ku dhawaa 100-kulan ayuu xulkiisa u cayaaray sidoo kalena horey kooxaha PSG iyo AC Milan ayuu ugu soo cayaaray wuxuuna xulkiisa ka tirsan yahay tan iyo sanadii 2001! sidaa darteed Yepes ka filo inuu xulkiisa dhanka daafaca ka hogaamiyo sidoo kalena uu qaab cayaareed wanaagsan soo bandhigo.

 



Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [5-laacib Oo La Filaayo inay xulka Colombia koobka aduunka hormuud u noqdaan:], All Right Reserved. 2014.
]]>
http://hiilkubad.com/5-laacib-oo-la-filaayo-inay-xulka-colombia-koobka-aduunka-hormuud-noqdaan/feed/ 0