Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Maalin Wanaagsan dhamaan akhristayaasha sharafta leh ee sida tooska ah ugu xiran Shabakada hiilkubad, waxaan idiin soo koobeynaa warbixinadii ugu hadal heynta badnaa maanta suuqa kala iibsiga iyo waxyaabihii ay qoreen wargeysyada ka faalooda arimaha ciyaara. Shabakadda Hiilkubad masuul kama ahan xaqiqda wararkaan, balse waxey leedahay turjumaada waxaana wararka kasoo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
manchester united ayaa doonaysa sooxerogalinta xidiga khadka dhexe kagacayaara kooxda kadhisay horyaalka italy ee Ac milan sida wararku ay sheegayaan Tabaraha cusub ee kooxda lagu naynaaso shayaadiinta cascas ( red Devils ) louis van Gaal ayaab ayaa aaminsan in uu daboolikaro baahida khadka dhexe ee haysata kooxdiisa cusub ee united…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Maanta waa Talaado waxaan idin soo gudbineynaa wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga iyo xanta ay qoreen wargeysysada kasoo baxa dalka Ingiriiska. Wararka waxaan kasoo minguurinay wargeysyada aan ku sharaxi doono qeybta hoose, hiilkubad kaliya waxey leedahay masuuliyada qoraalka, mana lahan xuquuqda wararkaan. …
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Lionel Messi ayaa qirtay inuu jeclaan lahaa inuu In uu mar uun arko saaxiibkiisa Gonzalo Higuain isagoo jooga xooda Barcelona. Weeraryahanka Napoli Higuain ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in lalaxiriiriyo barca sidookale weeraryahanka messi ayaa sheegay in uu doonayo in uu ka garab ciyaaro Higuain xagaagan. Waxaan jeclaan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kubad sameeyaha xulka Spain Juan Mata ayaa sheegay Ayaa sheegay in aysan wali xuliisa aysan ka rajo dhigin difaacashada koobka aduunka . in kastoo kulankoodii ugu horeeyay loogu awood sheegtay 5-1 xulka La Roja ayaa waxaa garaacay dhigooda xulka Netherlands. “Qof walba waa ku qanacsanahay wax na kama badali karo natiijadii ciyaartii aan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay ku kalsoontahay in ay soo gabagabayso heshiiska kubad sameeyaha qadka dhexe ee Barcelona Cesc Fabregas maalinta berito ah kooxda ka dhisan galbeedka London in ay kulaoo wareegi doonto lacag dhan £ 27m. in kastoo xidigaan horay dalabaadyo badan ay kasoo gaareen kooxabadan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Tobanaan kun uu reer barazil ah oo isugu soobaxay xaflad lagu soo dhawanayo bilaabashada kooba aduunka xafladaas oo lagu qabtay xeebta Fortaleza ee dalka barazil. Xafladaan ayaa waxa kasoo qayb galay dad aad ufarabadan ayadoo ay ku damaashaadayeen xeebata Fortaleza waxaana halkaas ay koox fanaaniin ah ay ku soo bandhigeen…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Weerar yahan ka reer Belgium Romelu Lukaku,ayaa waxa lasoo sheegayaa in uu la ildaran xanuun dhanka Anqawga ah xidigaan ayaa waxa uu dhaawac ka soo gaaray kulan kii ay sabtigii ay 1-0 ay uga adkaadeen Tunisia . Lukaku ayaa lagu soo waramayaa in uusan usafan doonin xulkiisa kulanka koowaad oo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda united ka ayaa laga soo warinayaa in ay is ka iibin doonto xidiga xaqdka dhexe kaga ciyaara ee Marouane Fellaini kaas oo kaga yimid kooxda evertoon Xagaagii hore. Xidigaan udhashay dalka Ayaa Belgium ayaa waxa uu ahaa dooqa koowaad ee macalinkii shaqada la ga eryay ee David Moyes kaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xulka Colombia waxay koobka aduunka kasoo muuqaan doonaan markii ugu horeesay mudo 16-sano ah balse xulkan ka dhisan qaarada Koonfur Ameerika wuxuu ka mid yahay xulalka la sadaalinaayo inay sanadkan koobka aduunka wacdaro ka dhigi doonaan sidaa darteed waxaan si gaar ah idin kugu soo xulnay 5-laacib oo ay reer…