Home » Entries posted by Ibrahim Hassan Adow "Daacad" (Page 25)

Zlatan Ibrahimovic Iyo Noloshiisa Gaarka ah (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahanka ka tirsan naadiga PSG kana mid ah xidigaha ugu wanaagsan caalamka Zlatan Ibravimovic waa laacib laga daba dhacay sidoo kalena 10-sano ee ugu dambeesay siweyn ooga dhex muuqday saaxada kubada cagta inkastoo xidigan uu naadiyo farabadan usoo cayaaray hadana waa laacib nasiibka saaxiib la ah waayo naadi walbo oo…

Sami Khedira oo shaaca ka qaaday in Man United ay dalab usoo dirtay ka hor inta uusan xirmin…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Kubad bur buriyaha xulka Jarmalka iyo naadiga Real Madrid Sami Khedira ayaa ka dhawaajiyay in kooxda Man United ay lasoo xariirtay saacadihii ugu dambeeyya ee suuqa cayaartooyda Yurub laga kala iibsado sidoo kalena ay kooxda reer England isku dayday inay laacibkan la saxiixato balse Khedira ayaa ka doorbiday inuu…

Maxaa ka taqaan 20-ka cayaaryahan ee ugu magaca weynaa kuwaas oo suuqa Yurub lagu kala iibsaday xagaagan…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Suuqa Yurub si rasmi ah ayuu u xirmay waxaana xusid mudan in kooxda ka dhisan daka England ay sanadkan kusii lacagta ugu badnaa bixiyeen waxayna qarash gareeyeen lacago gaarayo ilaa €762m sidoo kalena naadiga Real Madrid iyadana €100m waxay ku iibsatay Grathe Bale oo noqday cayaaryahankii ugu qaalisnaa ebid…

Sadaal laga bixiyay koobka horyaalada Yurub hadaba waa kuma naadiga tartankan qiimaha…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib markii si rasmi ah loo sameeyay isku aadka koobka horyaalada Yurub sidoo kalena haatan koox walbo ay ka warqabto naadiyada ay is haleeli doonaan qaybta guruubyada waxaa sadaalin qoto dheer laga bixiyay tartanka ugu qiimaha qaarada Yurub inkastoo xili cayaareedka uu bilaw yahay sidoo kalena ay wado dheer sugeyso…

Todobaadkan iyo 11-ka xidig ee Serie A-da ugu wanaagsan…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Horyaalka Talyaaniga waxaa la cayaaray kulamdiisii 2-aad waxaana weli hogaanka ku dhagan naadiga Juventus oo damacsan inay ku guuleesato Serie A-da markii 3-aad oo xariir ah balse kooxaha Napoli, Fiorentina iyo Inter Milan ayaa diidan inay Juve isaga haraan madaama dhamaantood wada guuleesteen labadii kulan ee ugu horeesay. Guud ahaan…

Bundesligaha iyo 11-ka xidig ee ugu wanaagsan todobaadkan….

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Horyaalka Jarmalka waxaa la cayaaray todobaadkii 4-aad waxaana xusid mudan in naadiga B. Dortmund ay si toos ah ula wareegtay hogaanka Bundesligaha kadib markii ay guuleesatay 4-kulan oo xariir ah waxayna haatan hogaanka labo dhibcood kaga heysaa naadiga Bayern Munich, sidoo kale naadiga Stuttgart ayaa gaartay guusheedii ugu horeesay waxana…

Todobaadkan iyo Premiership-ka xidigaha wacdaraha ka dhigeen…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Horyaalka England waxaa la cayaaray wareegiisii 3-aad waxaana ugu hadal heyn badan in kooxda Liverpool ay hogaanka Premiership-ka la wareegtay kadib markii ay 1-0 ugu awood sheegatay naadiga Man United sidoo kale Arsenal ayaa iyadana boorka iska jaftay kadib markii London Derby ay kaga badisay naadiga Spurs, dhanka kale kooxaha…

Todobaadkan iyo 11-ka xidig ee ugu wanaagsan La Ligaha Spain….

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Todobaadkii 3-aad ayaa la cayaaray horyaalka Spain waxaana kasoo baxeyn natiijooyin aad u xiiso badan balse waxaa markale ciwaanada La Ligaha la wareegay Lionel Messi oo dhaliyay sedexley kulankii Barcelona 3-2 ay ku xasuuqday naadiga Valencia waxaana xusid mudan in wareegaan la iska dhaliyay 29-gool sidoo kalena kooxaha Barcelona, Real…

AC Milan oo magaawday xidiga Championka u matali doonaan iyo Kaka oo liiskan….

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Naadiga AC Milan ayaa si rasmi ah u magacaawday xidigaha u matali doonaan koobka horyaalada Yurub xili cayaareedkan 2013/14 kadib markii uu si rasmi ah xirmay suuqa Yurub macalin Allegri ayaa xiriirka kubada cagta u gudbiyay liiska Milan uga qayb qaadan doaan Champion-ka waxaana xusid mudan in Ricardo Kaka oo…

Carles Puyol oo dib u dhac ku yimid xiligii uu garoomada dib ugu soo laaban lahaa…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wararka laga helaayo magaalada Catalunya ayaa sheegayo in kabtanka kooxda Barcelona uusan dib ugu soo laaban doonin kooxdiisa dhaawanahan kadib markii la xaqiijiyay in Carles Puyol uu dib dhac rasmi ah ku yimid xiligii uu garoomada dib ugu soo laaban lahaa sidaa darteed daafacan ka tirsan xulka Spain lama filan…

Close