Home » Entries posted by Ibrahim Hassan Adow "Daacad" (Page 2)

Stevan Jovetic oo surwaalkiisa siiyay qof taageero ah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahanka kooxda Manchester City, Stevan Jovetic ayaa sheegay in uu qof taageero ah siiyay surwaalkiisa kadib markii ay dhamaatay ciyaartii Man City iyo Tottenham Hotspur habeenkii Arbacada. Jovetic ayaa bananka intii uu joogay u balan qaaday taageeraha in uu siin doono funaanadiisa kaas oo badal ku soo galay ciyaartii ka…

Man City oo la wareegtay hogaanka Premier League kadib markii ay xaaqday Tottenham

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Manchester City ayaa dhulka ka hoos marisay Tottenham kadib markii ay ku xaaqday 5-1 waxaana ay u dhaqaaqday booska sare ee Premier League. Kadib markii Southampton ay wadada u istaagtay Arsenal habeenkii Talaadada , City ayaan sameynin wax qalad ah markii ay booqatay White Hart Lane, waxaana ay si fiican…

Chelsea oo bar bar dhac lagu celiyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Chelsea ayaa ka faa’iideysan weysay is badalka hogaanka Premier League kadib markii ay xalay bar bar dhac la dhaafi weysay kooxda West Ham ciyaar ka dhacday garoonka Stamford Bridge . Kooxda tababare Jose Mourinho ayaa dar dar la soo gashay ciyaarta laakiin daafaca West Ham ayaa noqday mid aan…

Juan Mata oo ka hadlay kulankiisii koowaad ee Manchester United

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xidiga cusub ee kooxda Manchester United , Juan Mata ayaa sheegay in uu ku raaxeystay ciyaartiisii koowaad ee Man United. Saxiixa ugu qaalisan Red devils ayaa door ka qaatay goolkii koowaad ciyaartii xalay taas oo United ay 2-0 uga badisay Cardiff City. Mata oo nasiib u yeshay in kulankiisii koowaad…

Yohan Cabaye oo caafimadka umaraya Paris Saint-Germain

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xidiga khadka dhexe ee kooxda Newcastle United,Yohan Cabaye ayaa lagu soo waramaya in uu xalay joogay France si uu caafimaadka ugu maro kooxda Paris Saint-Germain. Xidiga caalamiga ah ee wadanka France ayaa aduun dhan £20m ugu wareegaya PSG waxaana FrenchFootball, ay ogaatay in uu xalay joogay Paris si uu caafimaadka…

Jose Mourinho oo ka xun in uusan Juan Mata siinin fursad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Macalinka kooxda Chelsea,Jose Mourinho ayaa qiray in uu ka xun yahay in uusan Juan Mata siinin wixii uu uga baahnaa kooxda. Mata kaas oo loogu codeeyay xidiga sanadka ee kooxda Chelsea labadii sano ee la soo dhaafay ,ayaa mugdi dareemay tan iyo imaatinkii Jose Mourinho kaas oo ka door biday…

Barcelona oo ku soo laabatay hogaanka La liga kadib markii ay xaaqday Malaga

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Barcelona ayaa dib ugu soo laabatay hogaanka La liga kadib markii ay xalay 3-0 ku dhaaftay kooxda Malaga ciyaar ka dhacday garoonka Camp Nou. Sadex gool oo ka timid Gerard Pique, Pedro iyo Alexis Sanchez ayaa siisay kooxda Tata Martino sadex dhibcood oo muhiim u aheyd madaama uu cadaadis…

Henry: Ma jecli Twitter iyo Instagram

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xidigii hore ee kooxda Arsenal , Thierry Henry ayaa sheegay in uusan qorsheyneyn in uu ku soo biro baraha bulshada si loo helo ififaalo muujinaya in uu meel guud kula hadlo wariyaasha. Henry waxaa uu sheegay in uusanba jecleyn baraha bulshada kuwaas oo ugu badnaan lagula xiriiro taageerayasha kubbada cagta.…

Llorente oo guul daro ka bad baadiyay Juventus

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Juventus ayaa xalay ka bad baaday in ay qasaaro kala kulanto kooxda Lazio ciyaar ka tirsaneyd Serie A-da taas oo bar bar dhac ku dhamaatay. The Old ayaa ku dhameystay 10 ciyaariyahan kulankii xalay kadib markii laga saaray kabtankooda Gianluigi Buffon kaas oo qalad ku galay weeraryaahanka Lazio, Miroslav…

Arsenal Oo Usoo Gudubtay Wareega 5 aad Ee FA Cup-ka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Lukas Podolski ayaa door weyn ka qaatay in The Gunners ay u soo gudubto wareega 5 aad ee koobka FA Cup-ka kadib markii ay xalay 4-0 ku dhaafeen kooxda heerka labaad ee Coventry City. Daqiiqaad 15 aad Podolski ayaa hogaanka ciyaarta u dhiibay kooxdiisa markii uu baas cajiib ah ka…

Close