Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Markale waxaan maanta dib uga faaloon doonaa nolosha gaarka ah ee xidigaha ugu caansan caalamka waxaana si gaar ah diirada u saari doonaa laacibka aduunka ugu shacbiyada balaaran Cristiano Ronaldo kana tirsan naadiga Real Madrid iyo xulka Portugal, weeraryahankan haatan waa xidiga labaad ee ugu wanaagsan caalamka sidoo kalena waa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kubad sameeya xulka Jarmalka haatan waa xidiga loogu hadal heynta badan yahay qaarada Yurub kadib markii kooxda Arsenal ay ku iibsatay aduun lacageed oo gaarayo 50-milyan oo euro ah sidaa darteed waxaan idiin heynaa warbixin kooban oo ku saabsan Mesut Ozil noloshiisa gaarka ah, 24-jirkan wuxuu kasoo jeedaa qoys reer…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Frank James Lampard waa xidig ka tirsan naadiga Chelsea sidoo kalena u cayaaro xulka England, halyee Lampard wuxuu dhashay 20-kii June 1978, haatan waa 34-jir daafaha caalamka siweyn looga yaqaano sidoo kalena laacibkan heerkii ugu sareeyay ayuu kubada cagta ka gaaray maantana waxaan idiin heynaa xidigan noloshiisa gaarka ah. Franka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Weeraryahanka naadiga Arsenal Theo Walcott haatan ka mid ah xidigaha ugu wanaagsan caalamka ayaan maanta idiin heynaa war bixin kooban oo ku saabsan noloshiisa gaarka ah, Theo waa 23-jir wuxuuna kusoo bar baaray xidigan dhalinta yar naadiga Southhamptom kadibna kooxda Arsenal ayuu usoo dhaqaaqay sanadii 2006. Xidigan wuxuu kasoo jeedaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Steven Gerrard waa kabtanka xulka England iyo naadiga Liverpool waanna mid ka mid ah xidigaha ugu caansan caalamka weliba wuxuu ka mid yahay cayaartooyda ay ku faanaan Premiership-ka dalka England, Steven weligiis naadi kale uma uusan cayaarin wuxuuna mustaqbalkiisa cayaareed kusoo qaatay naadiga Liverpool sanadii 1998 ayuu ka mid noqday…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xidig yaraha kooxda Manchester United,Adnan Januzaj ayaa lagu soo waramaya in uu doonayo in uu u ciyaaro xulka England. 18 jirka garabka ka ciyaara ayaa sidoo kale u ciyaari kara xulalka Albania, Turkey, Belgium, ama Serbia laakiin wadnihiisa ayaa u sheegay in uu uciyaaro Three Lions sidaa waxaa qortay The…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Weeraryahanka kooxda Manchester City, Stevan Jovetic ayaa sheegay in uu qof taageero ah siiyay surwaalkiisa kadib markii ay dhamaatay ciyaartii Man City iyo Tottenham Hotspur habeenkii Arbacada. Jovetic ayaa bananka intii uu joogay u balan qaaday taageeraha in uu siin doono funaanadiisa kaas oo badal ku soo galay ciyaartii ka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Manchester City ayaa dhulka ka hoos marisay Tottenham kadib markii ay ku xaaqday 5-1 waxaana ay u dhaqaaqday booska sare ee Premier League. Kadib markii Southampton ay wadada u istaagtay Arsenal habeenkii Talaadada , City ayaan sameynin wax qalad ah markii ay booqatay White Hart Lane, waxaana ay si fiican…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Chelsea ayaa ka faa’iideysan weysay is badalka hogaanka Premier League kadib markii ay xalay bar bar dhac la dhaafi weysay kooxda West Ham ciyaar ka dhacday garoonka Stamford Bridge . Kooxda tababare Jose Mourinho ayaa dar dar la soo gashay ciyaarta laakiin daafaca West Ham ayaa noqday mid aan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xidiga cusub ee kooxda Manchester United , Juan Mata ayaa sheegay in uu ku raaxeystay ciyaartiisii koowaad ee Man United. Saxiixa ugu qaalisan Red devils ayaa door ka qaatay goolkii koowaad ciyaartii xalay taas oo United ay 2-0 uga badisay Cardiff City. Mata oo nasiib u yeshay in kulankiisii koowaad…