Home » Entries posted by Abbas Ali Hassan (Page 5)

Bale Oo U Dabaal Degay Xiligii Uu Dhashay Iyo Real Madrid Oo Guddoonsiisay Abaal Marin Qaali Ah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Real madrid oo qaladkii City ee Toure  wax ka baratay ayaa xidigeeda Gareth Bale gudoonsiisay Cake qurux badan oo lagu soo xardhay sanadguuradiisa dhalashada. Laacibka ugu qaalisan dunida ayaa maanta 25 sanno jirsaday iyadoo Real Madrid boga website-ka internetka ku leedahay kusoo qortay: “Dhalasho wacan Bale”. Kooxda Manchester City ayaa…

Sawiro: Luis Van Gaal Oo Lagu Soo Dhaweeyey Xarunta Tababarka Manchester United

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tababaraha cusub kooxda Manchester United Louis Van Gaal ayaa si rasmi ah u soo gaaray Manchester saacada xiligi England marka ay ahyd 8:40 Am, waxa uuna ku yimid diyaarad qaas u ah. Tababaraha reer Holland ayaa markii uu soo caga dhigtay waxa uu si toos ah u aaday xarunta tababarka…

Heshiiskii Nike Kadib Manchester United Oo Noqotay Naadiga Ugu Qaalisan Dunida

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Heshiiska ay maaliyadooda ku xayeeysiin doonaan shirkada Nike ayeey manchester United ka faa’idi doontaa lacag gaareyso £750million, taasoo ka dhigeyso kooxda ugu qaalisan dunida. waxaana qasab ku ah in Van gaal dib u habeen ku sameeyo bandhiga kooxda ka muujiso garoomada. Waxayna Red Devils booska kala baxeen Real Madrid oo 10…

Daawo Sawiro: Wilshere Oo Mar Kale Shaashadaha Kasoo Muuqday Isagoo SIgaar Cabayo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Iyadoo warbaahinada Caalamka ay ku mashquulsan yihiin sawirada laga soo qaaday fiinaalka koobka adduunka oo ay qaaday Germany markeedii afaraad, ayaa waxaa mar qura saxaafada kasoo muuqday Xidigga Qadka dhexe ee Arsenal Wilshere iyo goolhayaha kooxda Manchester City Joe Hart oo u dalxiis tagay Xeebta Las Vegas, waxaana xusid mudan…

RASMI: Tababare Luiz Felipe Scolari Oo Iska Casilay Shaqada Xulka Brazil

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tababarahii Xulka Brazil  Luiz Felipe Scolari ayaa iska casilay shaqada xulka Brazil isagoo ka hor qirtay xiriirka kubada cagta Brazil (CBF) kadib markii uu ku fashilmay inuu ku guuleysto Koobka Aduunka. 65-jirkaan reer Brazil ayaa cawaaqib xumo la kulmay labadii kulan ee ugu dambeysay madama laga dhaliyay 10-gool, inkastoo Scolari kadib…

Video + Sawiro: Taageerayaasha Xulka Argentina Oo Ku Dagaalamay Banaanka Maracana Stadium

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Taageeraaysha Xulka Argentina ayaa xalay sameeyey wax lala yaabay kadib markii ay dhexdooda is dagaaleen guuldaradii kasoo gaartay Germany awgeed. Taageerayaasha ayaa ku dagaalamay ilinka hore ee garoonka Maracana Stadium kadib markii ay madax xanuun kasoo qaadeen guuldaradii xalay 1-0 kala kulmeen xulka la hoyday koobka adduunka ee Germany. waxaana…

Daawo Sawiro: Xaasaska Xidigaha Xulka Germany Oo Dhoola Tus Sameeyey Kadib Guushii Xalay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

waxaa xalay koobka adduunka kor u qaaday xulka qaranka Germany, sidaas darteed waxaa dabaaldagaa kaalin weyn ka qaatay xaasaska xidigaha Xulka Germany kuwaasoo xalay sameeyey soo dhaweyn weyn. haddaba sawiradaan hoos kaga bogo Waa Andre Schurrle Oo Ooyin la dhacay Markii ay Koobka Qaadeen Waxaan La joogto Xaaskiisa Montana Yorke…

Juventus Oo Iski Diyaarineyso Inay Lasoo Saxiixato Paulinho

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Naadiga Juventus ayaa fadhiga ka kacday waxayna suuqa Yurub ka baadi goobeysaa xidigii buuxin lahaa booska Arturo Vidal oo kusii siqaayo ku biiritaanka kooxda Man United sidaa darteed Juventus oo aan rabin in dafiicnimo dhanka khadka dhexe laga dareemo ayaa si toos ah ula xariirtay naadiga Tottnham waxayna ka dooneysaa…

Hernan Crespo Oo Noqday Tababaraha Kooxda Dhalinta Yar Ee Naadiga Parma

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hernan Crespo ayaa dib ugu soo laabtay dalka Talyaaniga wuxuuna si gaar ah ula shaqeyn doonaa naadiga Parma oo ku aamintay inuu tababare u noqdo kooxda dhalinta yar ee Parma iska leedahay wuxuuan Crespo saxaafada u sheegay inuu soo diyaarin doono xidigo dhalin yar kuwaasoo Serie A-da kasoo muuqaan doonaan…

Angel Di Maria Oo Kusii Dhawaanayo Ku Biiritaanka Kooxda PSG

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib markii maamulada kooxaha Real Madrid iyo PSG ay kulan wada qaateen waxaa la sheegay in xidiga reer Argentina Angel Di Maria arinkiisa meel isla dhigeen sidaa darteed sida ugu dhaqsiyaha badan ayuu Di Maria caasimada dalka France ugu duuli doona si uu u dhameestiro heshiiska uu kooxda PSG kaga…

Close