Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Arsenal ayaa website-keeda ku xaqiijisay inay lacag gaareyso £10m kula soow areegtay daafaca kooxda Newcastle iyo xulka France Mathieu Debuchy. 28 jirkan reer France ayaa buuxin doono booska uu baneeyay Bacary Sagna oo xagaagan ku biiray Manchester City, waxa uuna kooxda u xeran doonaa maaliyada Lambar 2. Sidoo kale Arsenal…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xilli ay kooxda Manchester United ay soo bandhigtay Macalinkeeda cusub Ee Van Gaal, ayaa haddana dhanka kale waxaa si rasmi ah isaga tagay garoonka Old Trafford daafaca Rio Ferdinand. Daafaca England, ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda QPR isagoo qalinka ugu duugay heshiis gaaraya ilaa 12 Bilood oo u…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xidigga Qadka dhexe ee kooxda Chelsea Oriol Rameu ayaa kooxdiisa Chelsea qalinka ugu duugay seddex sano oo heshiis cusub ah sida ay caddeysay kooxda Chelsea. 22 Jirkaan ayaa kooxda Chelsea kaga soo biiray kooxda Barcelona sanadkii 2011 wuxuuna hadda raali ku noqday inuu Mourinho lasii joogo ilaa sanadka 2017. Romeu…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xidigga Qadka Dhexe ee Kooxda Manchester United Michael Carrick ayaa qaliin looga sameeyey jilibka, iyadoo kooxda Manchester United Sheegtay in Qaliinkaas lagu guuleystay. Xidigaan ayaa dhaawac halis ah kasoo gaaray dhanka jilibka intii ay socdeen tababaradii loogu diyaar garoobayey kulamada saaxiibtinimo oo ay yeelan doonto kooxda Manchester United. Kooxda United…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Tababare Louis Van gaal ayaa bartilmaameedkiisa koowaad ah in sanada ugu horeyso uu Man utd kula guuleysto Premier League, sida uu sheegay caawiyihii hore Van Gaal Patrick Kluivert. kooxda Old Trafford ka dhisan ayaa xilli ciyaareed xun 2013-14 soo qaadatay xiligaasoo Moyes joogay waxayna ku dhameesteen kaalinta 7aad kala horeynta…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Real Madrid ayaa si rasmi ah usoo bandhigtay xidigeeda cusub Toni Kross oo ay kala soo wareegtat kooxda Bayern Munich iyadoo uu xiran doono nambarka 8-daad ee Real Madrid. Kroos ayaa qalinka ugu duugay kooxda Real Madrid heshiis gaaray ilaa lix sano sida lagu sheegay websiteka ay leedahay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Macalinka Kooxda Real Madrid Ancelotti ayaa si weyn ugu soo dhaweeyey kooxda Real Madrid xidigooda cusub ee Toni Kroos oo si rasmi ah ugu biiray kooxda. saacad kadib ayaa la filayaa in xidigaan saxaafada loo soo bandhigo qandaraaska uu kooxda la galay, mushaarka uu qaadan doono iyo numbarka uu u…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
kadib markii kooxda Real madrid ay lasoo saxiixatay Xidigga Bayern Munich iyo Xulka ku guuleystay koobka adduunka ee Germany Toni Kross ayaa waxaa lasoo bandhigay sida uu noqon doono Line Upk-a hore ee kooxda Real Madrid. Website-ka caanka ah ee Goal.com ayaa soo bandhigay shaxda kooxda Real Madrid ee Xilli…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Macalinka Cusub ee Kooxda Manchester United Luiz Van Gaal Oo arbacadii shalay soo gaaray magaalada Manchester, ayaa maanta tababarkii ugu horeeyey ka bilaabay xidigaha kooxda Manchester United. tababarka ayaa waxaa ka dhex muuqday Ryan Giggis oo ah macalin ku xigeen iyo xidigga cusub ee kooxda Harera, iyadoo ay Daily Mail…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Cesc Febregas iyo Saaxiibtiis Danielle Semaan ayaa u dalxiis tagay xeebtay Sardinio Xilli Kooxdiisa Cusub ee Chelsea ay yeelaneyso Kulamo Saxiibtinimo iyadoo Xalay 5-0 ku adkaatay. Xidigii hore ee Kooxda Arsenal, Saxiibtiss iyo Gabadhooda Hal jirka ah ee Lia ayaa shaashadaha kasoo muuqday iyagoo ku dabaalanayo Xeebta Sardinia. Abbas Ali…