Home » Entries posted by Abbas Ali Hassan (Page 2)

Nacho Fernandez Oo Heshiis Kordhin Lix Sanno Ah Qalinka Ugu Duugay Real Madrid

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Real Madrid ayaa ku dhawaaqday in ciyaaryahan Nacho Fernandez uu saxiixay heshiis cusub ilaa iyo 6 sanno oo kale ah. Ciyaaryahanka Akademiga Real Madrid kasoo baxay ayaa kulankiisa ugu horeeyay Los Blancos u saftay 2011 kulan ay 6-3 kaga adkaadeen Valencia. Kooxda heysato Horyaalka Yurub ee Champions League ayaa…

Luiz Felipe Scolari: Brazil Koobka Adduunka Hal Gacan Ayey Ku Heysataa!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Macalinka Qabiirka ah ee Xulka Marti gelinayo koobka adduunka ee Brazil Luiz Felipe Scolari ayaa sheegay in koobka adduunka ee hadda socdo uu Hal Gacan Ugu jiro Xulka uu leeliyo ee Brazil Xiili ay wajahayaan Xulka Colombia Quarter Final-ka Scolari ayaa ku adkeystay inay ku guuleysan Doonaan Koobka Adduunka Xilli…

Barcelona Oo Dhameystiraysa Saxiixa Luis Suarez 48 Saac Ee Soo Socota Iyo Fifa Oo Oglaatay Inuu Caafimad U Maro

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Reer Spain ee Barcelona ayaa rajo fiican ka qabto in ay dhameystriaan lasoo saxiixitaanka xidig kooxda Liverpool ee ganaaxa adag la dul dhigay Luiz Suarez 48 saac ee soo socota iyadoo labada naadi ay isku af garteen in Barcelona ay bixiso qiimaha lagu jabin karo heshiiska ciyaaryahanka uu kula…

Fashil: Real Madrid Oo Si Cad Looga Sheegay Inaysan Iib Aheyn Radamel Falcao Iyo James Rodriguez

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

maalmihii dambe wargeysyada kasoo baxa dalka Spain ayaa bilaabay inay iska qoraan warar aan la hubin ayagoo horey u qoray in Kroos uu biiray Real Madrid isla markaas uu saxiixay shan sano oo heshiis taasoo markii dambe uu beeniyey Kroos kadib shir jaraa;id oo uu qabtay. sidoo kale wargeysyada Spain…

Sawiro: Maaliyadda Cusub Ee Kooxda Manchester United Oo Lasoo Bandhigay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  kooxda Manchester United ayaa soo bandhigtay nashaqada cusub ee funaanada Home-ka ah, iyadoo iala markiiba lagu soo shaaciyey websideyada adduuna ugu caansa, haddaba daawasho wacan.    …

Kroos: Ma jiraan Wax Heshiis Ah Oo Aan ReaL La Gaaray

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Toni Kroos ayaa inkiray inuu heshiis la gaaray kooxda Spain ee Real Madrid, wuxuuna ku adkeystay inuusan weli mustaqbalkiisa wax go’aan ka gaareen ilaa uu koobka adduunka ka dhamaado. Warar laga helay Spain ayaa sheegay in xidiga Bayern Munich qadka dhexe ugu cayaaro uu heshiis €25 million ugu wareegay kooxda…

Rasmi: Prandelli Oo Loo Magacaabi Rabo Macalinka Cusub ee Galatasaray

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib markii Prandelli uu iska casilay xulkiisa Italy markii laga soo reebay koobka adduunka ayaa lasoo bandhigi rabaa isagoo macalin u ah kooxda Reer Turky ee Galatasaray. Madaxweynaha kooxda Galatasaray Unal Aysal ayaa xaqiijiyey in Preandelli loo magacaabi doono kooxda Galatasaray Xilli cayaareedka cusub ee bilaaban doono. 56 Jirkaan ayaa…

Angel Di Maria Oo Diiday Inuu Ka Hoos Cayaaro Mourinho Iyo Real Oo shaacisay Qiimiaha Ay Ku Fasixi Karto

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Angel Di Maria ayaa hadda qadarinaayo inuu u wareegsado horyaalka ingiriiska, wuxuuna diiday dalabkii kaga imaaday kooxda Chelsea oo uu macalinka u yahay Jose Mouinho sida ay qortay Daily Express. Kooxda Chelsea ayaa kamid ah kooxo badan oo xiiseenayo xidigaan reer Argentina kuwaasoo ka kala dhisan horyaalada ugu caansan qaaradda…

Halyee Andy Cole Oo Ka Horjeestay Hadal Heynta Ku Aadan In Van Persie Uu Kabtanka Man United Noqon Doon

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Halyeegii hore ee kooxda Man United Andy Cole ayaa ka hadlay arinka xiisaha badan ee haatan ka dhex taagan gudaha garoonka Old Trafford madaama aan a hubin cayaaryahanka xiga ee kabtanka Man United xiran doono waayo kabtan Namenja Vidic bilawgii bishii June ayuu si rasmi ah kooxda Inter Milan ugu…

Diego Maradona Oo Diyaar Ah Inuu Shacabka Reer Venezuela U Abaal Gudo!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Diego Maradona ayaa shaaca ka qaaday inuu hogaanka tababarenimo ee xulka Venezuela la wareegi doono hadii ay xiriirka kubada cagta dalkan ku yaalo qaarada Koonfur Ameerika ay usoo bandhigaan jagada ka banaan xulkan, Venezuela waxay ku guul dareesteen xagaagan inay koobka aduunka usoo baxaan sidoo kalena waa xuka kaliya ee…

Close