Home » Entries posted by Abbas Ali Hassan (Page 109)

Top 10: Tobanka Macalin Ee Ugu Wanaagsan Waqtigaan Kubada Cagta Caalamka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Warbixintaan ayaa ka duwanaan doonta warbixinadii hore waxaana xiligaan lagu arkay macalinka kooxda Borussia Dortmund kaas oo dhisay naadi adag oo laga cabsado qaarada yurub wuxuuna abuuray wiilal farsamo wanaagsan oo qalqal galin kara nolosha koox walba oo yurub ka tirsan. Sidoo kale Macalinka Semi Finalka Guus Hiddink ayaa soo…

Arsenal, Liverpool iyo Everton oo Isku Heestaan Saxiixa Xidiga Reer Japan Keisuke Honda…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

 Kadib markii naadiga AC Milan ay ku fashilmatay inay heshiis hordhac la gaarto xidiga reer Japan Keisuke Honda haatan kooxaha reer England gaar ahaan naadiyada Arsenal, Liverpool iyo Everton ayaa saf usoo galeen sidii ay xidigan gacanta ugu dhigi lahaayeen waayo Honda qandaraaska uu kooxdiisa CSK Moscow kula joogo dhamaadka…

Lionel Messi Oo Beeniyay Waraka Sheegayo In Kooxdiisa Barcelona Ay Ka Codsatay Inuusan Xulkiisau Cayaarin…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Kabtanka xulka Argentina ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegayo in kooxdiisa Barcelona ay ka dalbatay inuusan xulkiisa Argentina u cayaarin madaama uusan weli si wanaagsan usoo kabanin, weeraryahankan ayaa labo gool u dhaliyay kulankii xulkiisa Argentina ay 5-2 kaga badiyeen xulka Paraguay sidoo kalena ay ugu soo…

Santi Cazorla “Aadba Ugu Faraxsanahay Inaan Mesut Ozil ka Garab Cayaari Doono”….

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kubad sameeyaha naadiga Arsenal Santi Cazorla ayaa isna dhankiisa ka hadlay imaatinka Mesut Ozil wuxuuna Cazorla ka dhawaajiyay in Arsenal tilaabo sax ah hore u qaaday mar hadii ay lasoo saxiixatay xidiga u dhashay dalka Jarmalka wuxuuna Cazorla aaminsan yahay in Arsenal hada kadib jawi kale ay gali doonto wuxuuna…

Johan Cruyff “Camp Nou Kuma Laaban Doono Inta Uu Sandro Rossel Barcelona gudoomiye u Yahay!”…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Halyeegii hore ee kooxda Barcelona Johan Cruyff sidoo kalena kooxdan macalin u noqday una qaaday koobab farabadan ayaa seefta galka kala baxay wuxuuna duulaan culus ku qaaday gudoomiyaha haatan Barcelona maamulo Sandro Rossel wuxuuna Cruyff sheegay in laga daba geeyay haatana uu dulqaadka ka dhamaaday sidaa darteed halyeegan ayaa sheegay…

Gonzalo Higuain “Waanku Dhibtooday Real Madrid….

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Gonzalo Higuain “waanku dhibtooday Real Madrid sidaas ayaan uga soo guuray”… Weeraryahanka reer Argentina Gozalo Higuain ayaa ka hadlay sababtii ku qasabtay in xili cayaareedkan uu Real Madrid isaga soo tago magaalada Madrid kuna biiro kooxda Napoli, wuxuuna xidigan sheegay inuu u dulqaaday waayay dhibaatada ku heesatay dalka Spain asigoo…

Daawo Sawirada Fellaini Oo Kasoo Baxsaday Goob Tinta Uu Ku Jaran Lahaa Kadib Markii…..

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Laacibka cusub ee kooxda Manchester United Fellaini ayaa laga qaaday Muuqaalo muujinaayo isagoo si  lama filaan ah uga soo baxsaday Goob Tima jare oo uu damacsanaa inuu Xoogaa Tinta ku gaabsado kadib markii laga soo wacay tababarka Kooxda Manchester United. Fellaini oo kamid ah Laacibiinta ugu timaha dhaadheer Premier League…

Ma Ogtahay In 23-Cayaaryahan Oo U Dhalatay Dalka France Ay Kooxda Arsenal U Safteen Premiership-Ka England Laga Soo Bilaabo Sanadii 1992, Barnaamij Gaar ah (Kororso Aqoontaada Sports)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Akhristayaal kusoo dhawaada mar kale iyo barnaamijkeenii gaarka ahaa ee Kororso Aqoontaada Sports oo aad subax kasta ka akhrisataan hiilkubad.com maantana waxaan soo qaadan doonaan: ü        Ma ogtahay in Oleg Blokhin uu yahay cayaaryahanka kaliya ee 100-kulan u saftay xulkii Midowga Soviet. ü        Mala socotaa in 10-cayaaryahan oo qaarada Afrika…

Olivier Giroud Waa Weeraryahanka Kaliya Ee Kooxda Arsenal Heysato Maadaama Ay Kooxda Ka Dhaawacanyihiin Sanoga, Bendtner Iyo Lukas Podolski

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

   Kooxda Arsenal ayaa waxaa heysata Dhibaato xagga weerarka ah maadaama ay kooxda ka dhaawacan yihiin Sanoga, Bendtner iyo Lukas Podolski, Laakiin Macalin Wenger ayaa mar kasta taageerayaasha Arsenal ku qancinaya inuu Ozil boosaskaas buuxin doono!!. Waxaa soo gaabanayo liiska keydka weerarka ee kooxda Arsenal maadaama ay dhaawcyihiin dhammaan laacibiintii…

Real Madrid Oo Ka Hadashay Xaalada Caafimaad Ee Xidigaha Kala Ah Isco, Ronaldo, Modric Iyo Marcelo….

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib markii si rasmi ah usoo gaba gaboobeyn kulamadii isreeb reebka koobka aduunka inta badan laacibiinta ay dib ugu kala laabteen kooxahooda, naadiga Real Madrid ayaa ka hadashay dhibaatada ay kala kulantay kulamadii qaramada cayaareen 4-maalmood ee ugu dambesay waxaana kooxdan kasoo dhaawacmeyn xidigaha kala ah Cristiano Ronald, Isco, Marcelo…

Close