Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha » Abbas Ali Hassan http://hiilkubad.com Sat, 05 Jul 2014 18:01:23 +0000 en-US hourly 1 http://wordpress.org/?v=3.9.1 Warbixin: Liverpool & Barcelona Oo Ku Heshiiyay Qiimaha Suarez & Heshiiska Uu Saxiixi Doono http://hiilkubad.com/warbixin-liverpool-barcelona-oo-ku-heshiiyay-qiimaha-suarez-heshiiska-uu-saxiixi-doono/ http://hiilkubad.com/warbixin-liverpool-barcelona-oo-ku-heshiiyay-qiimaha-suarez-heshiiska-uu-saxiixi-doono/#comments Sat, 05 Jul 2014 05:45:29 +0000 http://hiilkubad.com/?p=28279
Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Warbixin: Liverpool & Barcelona Oo Ku Heshiiyay Qiimaha Suarez & Heshiiska Uu Saxiixi Doono], All Right Reserved. 2014.
]]>
Done deal: Luis Suarez has played his last match for Liverpool, say reports, with his move to Spain settled

Kooxaha Liverpool iyo Barcelona ayaa gaaray heshiis ku aadan saxiixa Luiz Suarez xalay oo jimco aheyd sida uu hadda soo qoray Website-ka caanka ah ee Dailymail.

Catalan TV ayaa kusoo waramaayo in labada koox ee Barcelona iyo Liverpool ay ku heshiiyeen £63million, wuxuuna qalinka ugu duugi Doonaa  Shano Sano oo heshiis ah marka labada koox ay dhameystiraan heshiiska xidigaan.

Luiz Suarez ayaa  noqonaya xidigga afaraad ee ugu Mushaarka badan Kooxda Barcelona  marka laga Reebo Lionel Messi, Neymar iyo  Andres Iniesta.

Liverpool ayaa weli Barcelona wadahadal kula jirto, iyadoo damac ka leh in la siiyo xidigga ay isku heystaan kooxaha ugu waaweyn Alexis Sanchez.

Wixii kusoo kordha kala soco www.hiilkubad.com,



Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Warbixin: Liverpool & Barcelona Oo Ku Heshiiyay Qiimaha Suarez & Heshiiska Uu Saxiixi Doono], All Right Reserved. 2014.
]]>
http://hiilkubad.com/warbixin-liverpool-barcelona-oo-ku-heshiiyay-qiimaha-suarez-heshiiska-uu-saxiixi-doono/feed/ 1
Silva iyo Luiz oo Brazil U Sahlay Inay Usoo Gudubto Sem Fiinaalka Xilli Ay Wajihi Doonaan Germany http://hiilkubad.com/silva-iyo-luiz-oo-brazil-sahlay-inay-usoo-gudubto-sem-fiinaalka-xilli-ay-wajihi-doonaan-germany/ http://hiilkubad.com/silva-iyo-luiz-oo-brazil-sahlay-inay-usoo-gudubto-sem-fiinaalka-xilli-ay-wajihi-doonaan-germany/#comments Sat, 05 Jul 2014 04:24:06 +0000 http://hiilkubad.com/?p=28269
Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Silva iyo Luiz oo Brazil U Sahlay Inay Usoo Gudubto Sem Fiinaalka Xilli Ay Wajihi Doonaan Germany], All Right Reserved. 2014.
]]>
article-2681056-1F65B0BF00000578-38_636x427

Xulka Brazil ayaa usoo baxay wareega 4 dhamaadka ee koobka adduunka kadib markii ay 2-1 uga adkaadeen xulka Colombia.

Xulka Brazil ayaa usoo baxay 4 dhamaadka koobka adduunka kadib markii ay 2-1 uga awood roonadeen xulka Colombia ciyaar xiiso badneed oo ku dhexmartey gigida Estadio Castelao iyadoo labada xul ay ahaayeen kuwa ay kujirtey feejignaan waxaana daqiiqadii 7 xulka Brazil u suurtagashey in hogaanka ciyaarta qabtaan waxaana koorno uu soo tuurey Neymar shabaqa ku hubsadey kabtanka xulka Brazil Thiago Silva.
Xulka Colombia ayaa isku dayey in ay iska soo gudaan goolkii lagu lahaa ayagoo iska qasaariyey fursado badan waxaana qeybtii hore ee ciyaarta lagu kala nastey 1-0 oo ay hogaanka ku hayeen xulka martigalinaya koobka adduunka ee Brazil.

Opener: Thiago Silva bundles the ball in at the back post to give Brazil the lead against Colombia in Fortaleza
Markii dib la isugu soo laabtey qeybtii dambe ee ciyaarta ayey labada xul muujiyeen dadaalo dheeraad ah iyadoo xulka Colombia ay cadaadis saarayeen difaacyada xulka Brazil si ay isaga soo aaraan goolkii lagu lahaa laakiin waxaa niyada ka jabiyey xulka Colombia ciyaaryahan David Luiz oo xulkiisa u dheereeyey hogaankii ciyaarta isagoo laad xor ah shabaqa cuskiyey ciyaartana ka dhigey 2-0 oo ay hogaanka ku qabteen xulka Brazil.

Stunning: Brazil defender David Luiz strikes an unstoppable free-kick into the top corner of the net

Xulka Colombia ayaa waxaa u suurta gasheydaqiiqadii 80 in ay gool soo ceshtaan waxaana gool kulaad u dhaliyey laacibkooda James Rodriguez iyadoo wixii intaa ka dambeeyey xulka Colombia ay saarayeen cadaadis weyn daafaca xulka Brazil iyagoo iska khasaariyey fursado ay ku bar bareen kareen xulka Brazil.

Look closely: You can see the invader clinging to Rodriguez's sleeve as he celebrates his penalty

Xilligii loogu tala galey ciyaarta waxey ku soo idlaatey 2-1 oo ay guusha ku raacdey xulka Brazil oo sidaasi ugu soo gubey wareega 4 dhamaadka ee koobka adduunka waxaana xulka Colombia ay isaga hareen koobka adduunka iyagoo soo bandhigey ciyaar aad loo jecleystey waxaana koobka adduunka laga weyn doonaa laacibka xulka Colombia James Rodriguez kaas oo ahaa xidigii koobka adduunka intii uu socdey isagoo dhaliyey 6 gool waana ciyaaryahanka hogaaminaya gool dhalinta koobka adduunka. Wuxuuna fooda dari doonaa Xulka Germany oo isna soo gudbay

Silva lining: Brazil captain Thiago Silva celebrates scoring the opening goal from a corner

The agony and the ecstasy: Brazil's players embrace at the final whistle as James sinks to his knees

Hard to take: Brazil defender David Luiz consoles Rodriguez at the end of the match in Fortaleza

Three tears for James: Rodriguez is hugged by his manager Jose Pekerman after losing to Brazil

 

 

 



Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Silva iyo Luiz oo Brazil U Sahlay Inay Usoo Gudubto Sem Fiinaalka Xilli Ay Wajihi Doonaan Germany], All Right Reserved. 2014.
]]>
http://hiilkubad.com/silva-iyo-luiz-oo-brazil-sahlay-inay-usoo-gudubto-sem-fiinaalka-xilli-ay-wajihi-doonaan-germany/feed/ 0
Neymar Oo Seegi Doona Inta Ka Harsan Koobka Adduunka Iyo Taageerayaasha Brazil Oo Ku Hareersan Isbitaalka Uu Jiifo Neymar http://hiilkubad.com/neymar-oo-seegi-doona-inta-ka-harsan-koobka-adduunka-iyo-taageerayaasha-brazil-oo-ku-hareersan-isbitaalka-uu-jiifo-neymar/ http://hiilkubad.com/neymar-oo-seegi-doona-inta-ka-harsan-koobka-adduunka-iyo-taageerayaasha-brazil-oo-ku-hareersan-isbitaalka-uu-jiifo-neymar/#comments Sat, 05 Jul 2014 04:09:18 +0000 http://hiilkubad.com/?p=28266
Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Neymar Oo Seegi Doona Inta Ka Harsan Koobka Adduunka Iyo Taageerayaasha Brazil Oo Ku Hareersan Isbitaalka Uu Jiifo Neymar], All Right Reserved. 2014.
]]>
article-2681224-1F67147800000578-836_964x408

Laacibka xulka Brazil Neymar ayaa seegi doona inta harsan koobka adduunka kadib markii dhaawac culus uu ka soo gaarey dhinaca laf dhabarta ciyaartii ay 2-1 uga adkaadeen xulka Colombia iyadoo loo badinaayey in dhawaaca Neymar uu noqon doono mid fudud ayaa haatan wararka soo baxayo sheegaya in ciyaaryahanka uu seegi doono koobka adduunka.

Agony: Neymar lies in agony after being kneed in the back just three mintues from the end

Dhakhtarka guud ee xulka Brazil Rodrigo Lasmar ayaa dhaawaca Neymar u xaqiijiyey Brazilian TV isagoo sheegey in ciyaaryahan Neymar uusan awoodi doonin in uu ciyaaro inta ka harsan koobka adduunka taas oo dhabarjab weyn ku ah xulka Brazil oo sanadkaan doonayey in ay hantaan koobka adduunka markoodii 6.

Carried away: Neymar was stretchered off the pitch and taken to hospital after Brazil's quarter-final win

Neymar ayaa laga saarey daqiiqadihii ugu dambeeyey ee ciyaartii ay 2-1 uga badiyeen xulka Colombia kadib markii ay isku dhaceen daafaca bidix ee xulka Colombia Zuniga waxaana uu ciyaaryahanka uu jabniin ka soo gaarey dhinaca laf dhabarta.

none

Dhakhtarka ayaa intaasi raaciyey in Neymar uusan u baahnaan doonin qalliin laakiin uu ubaahan yahay in uu in mudo ah nasto si uu uga soo kabsado dhaawaca gaarey taas oo ka dhigeysa in ciyaaryahan Neymar uu ka maqnaan doono ciyaarta adag ee ay kula balansaan yihiin xulka Germany wareega 4 dhamaadka.

Cynical: With the ball nowhere near Juan Zuniga smashes his knee into the lower part of Neymar's back

Man down: The Barcelona forward falls to the ground after the challenge that rules him out of the semi-final

End of the line: Neymar is carried down the tunnel with his World Cup over

Bittersweet: The elation at the victory was soon dampened as news filtered through of Neymar's injury

Treatment: Neymar was seen to on the pitch but had to be removed on a stretcher in the quarter-final



Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Neymar Oo Seegi Doona Inta Ka Harsan Koobka Adduunka Iyo Taageerayaasha Brazil Oo Ku Hareersan Isbitaalka Uu Jiifo Neymar], All Right Reserved. 2014.
]]>
http://hiilkubad.com/neymar-oo-seegi-doona-inta-ka-harsan-koobka-adduunka-iyo-taageerayaasha-brazil-oo-ku-hareersan-isbitaalka-uu-jiifo-neymar/feed/ 0
Nemanja Vidic Oo Laga Yaabo Inuu Kabtan U Noqdo Inter Milan http://hiilkubad.com/nemanja-vidic-oo-laga-yaabo-inuu-kabtan-noqdo-inter-milan/ http://hiilkubad.com/nemanja-vidic-oo-laga-yaabo-inuu-kabtan-noqdo-inter-milan/#comments Fri, 04 Jul 2014 13:08:51 +0000 http://hiilkubad.com/?p=28199
Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Nemanja Vidic Oo Laga Yaabo Inuu Kabtan U Noqdo Inter Milan], All Right Reserved. 2014.
]]>
Inter

Inter Milan ayaa ku warantay iney qorsheyneyso in saxiixeeda cusub Nemanja Vidic ay ka dhigto Kabtanka naadiga, sidoo kalana Andrea Ranocchia ayaa isna soo labeeya qorshaha kabtanimo ee kooxda Inter.

Kooxda Sansiro ku ciyaarta ee lagu neynaaso Nerazzurri ayaa ka fikireysa dooqa labada xidig, iyadoo maanta ay bandhigayaan saxiixooda cusub Vidic kaas oo kabtan usoo ahaa kooxda Manchester United, xaaladaan ayaa timid kadib markii kabtankii kooxda Javier Zanetti uu ka mid noqday maamulka kooxda isla markaana uu isaga fariistay kubada cagta.

Suuragalnimada ah in Vidic loo dhiibo kabtanimada kooxda ayaa ah 50% madama uu yahay waaya arag mudo kusoo jiray ciyaarta yaqaanana hogaaminta koox weyn halka Ranocchia uu heysto 50% madama uu isna yahay wiil waqti kusoo qaatay Sansiro sidoo kalana haatan saxiixay heshiis waqti dheer una dhashay dalka talyaaniga.

Si Kastaba kadib bandhiga saxiixa cusub ee Vidic ayaa la filayaa in lakala cadeeyo cida qaadeysa masuuliyada kooxda Inter Milan marka garoonka lagu jiro.



Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Nemanja Vidic Oo Laga Yaabo Inuu Kabtan U Noqdo Inter Milan], All Right Reserved. 2014.
]]>
http://hiilkubad.com/nemanja-vidic-oo-laga-yaabo-inuu-kabtan-noqdo-inter-milan/feed/ 0
Sawiro: Nemanja Vidic Oo Soo Gaaray Kooxda Inter Milan http://hiilkubad.com/sawiro-nemanja-vidic-oo-soo-gaaray-kooxda-inter-milan/ http://hiilkubad.com/sawiro-nemanja-vidic-oo-soo-gaaray-kooxda-inter-milan/#comments Fri, 04 Jul 2014 12:56:18 +0000 http://hiilkubad.com/?p=28191
Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Sawiro: Nemanja Vidic Oo Soo Gaaray Kooxda Inter Milan], All Right Reserved. 2014.
]]>
Vidic1

Kabtankii hore kooxda Manchester United ayaa soo gaaray magaalada Milan gaar ahaan kooxda Inter Milan xili saacado qura ay ka harsan yihiin xiligii lasoo bandhigi lahaa saxiixiisa iyo shirkiisa jaraa’id ee ugu horeeya kooxda Narriazzuri.

Vidic ayaa si xor ah ugu soo biiray kooxda Inter Milan isagoo soo afjaray 8-sano oo uu joogay kooxda Manchester United, waxaana la filayaa inuu xili dheer joogo kooxda Inter.

Dhaawacyo ayaa hareeyay noloshiisa xiliyadii dambe ee Manchester United waxaana isku dhac ka dhex dhashay isaga iyo macalinkii shaqada laga ceyriyay David Moyes ay sababtay in ka hor suuqa kala iibsiga uu xidigaan heshiis la gaaro kooxda Inter Milan.

DAAWO SAWIRADA:

vidic6

vidic5

vidic4

 vidic2 vidic3



Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Sawiro: Nemanja Vidic Oo Soo Gaaray Kooxda Inter Milan], All Right Reserved. 2014.
]]>
http://hiilkubad.com/sawiro-nemanja-vidic-oo-soo-gaaray-kooxda-inter-milan/feed/ 0
Ronaldo Oo Shaki Galiyay In Brazil Ay Garaaci Karto Colombia Caawa http://hiilkubad.com/ronaldo-oo-shaki-galiyay-brazil-ay-garaaci-karto-colombia-caawa/ http://hiilkubad.com/ronaldo-oo-shaki-galiyay-brazil-ay-garaaci-karto-colombia-caawa/#comments Fri, 04 Jul 2014 12:47:06 +0000 http://hiilkubad.com/?p=28188
Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Ronaldo Oo Shaki Galiyay In Brazil Ay Garaaci Karto Colombia Caawa ], All Right Reserved. 2014.
]]>
Ronaldo

Halyeeyga reer Brazil Luiz Ronaldo ayaa shaaca ka qaaday inuusan hubin guul ay caawa Selecao ka gaarto xulka Colombia xili labada xul ay isku wajahi doonan Fortaleza kulan ka tirsan Quater Finalka Koobka Aduunka.

Xulka Brazil ayaa u baahan guul si ay ugu dhawaadaan koobkoodii 6-aad ee Aduun madama ay shan jeer horay u qaadeen waxase caawa hor taagan cudud adag madama macalin Jose Pekerman wiilashiisa ay yihiin kuwo wacdaro kasoo dhigay kulamadii ka horeeyay.

Luiz Ronaldo oo lugtiisa ugu qaaday Brazil koobkii Aduunka ee 2002 lagu qabtay cariga Assia wadamada Japan iyo Korea ayaa rajeynaya iney xulkiisa caawa usoo baxaan Semi Finalka Koobkaan balse wuxuu rajo xun ka muujiyay in Colombia laga awood roonaado.

“Brazil waxey la kulantay xaalado xanuun ah marka la eego kulankii Chile, balse Colombia waxey ku socdaan wado cad oo si fiican ayey u ciyaareen waxeyna wataan James Rodriguez” Ayuu Ronaldo u sheegay warbaahinta.

“Waa wiil qaas ah, dabcan waxaan rajeynayaa inuu guuleysan doono, waxaan heystaa qadar cadaalad ah oo kalsooni ku dheehan tahay, balse ma hubo”

Sidoo kale Ronaldo ayaa amaanay qaab ciyaareedka Neymar JR ee koobka Aduunka xili 22-jirkaan Barcelona ka tirsan uu yahay garabka kaliya ee ay ku duulan Brazil.



Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Ronaldo Oo Shaki Galiyay In Brazil Ay Garaaci Karto Colombia Caawa ], All Right Reserved. 2014.
]]>
http://hiilkubad.com/ronaldo-oo-shaki-galiyay-brazil-ay-garaaci-karto-colombia-caawa/feed/ 0
Marouane Fellaini Oo Diiday Inuu Xaqiijiyo Joogitaankiisa Manchester United http://hiilkubad.com/marouane-fellaini-oo-diiday-inuu-xaqiijiyo-joogitaankiisa-manchester-united/ http://hiilkubad.com/marouane-fellaini-oo-diiday-inuu-xaqiijiyo-joogitaankiisa-manchester-united/#comments Fri, 04 Jul 2014 12:10:57 +0000 http://hiilkubad.com/?p=28182
Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Marouane Fellaini Oo Diiday Inuu Xaqiijiyo Joogitaankiisa Manchester United], All Right Reserved. 2014.
]]>
fellaini2

Kubad sameeyaha kooxda Manchester United iyo Xulka Belgiumka Marouane Fellaini ayaan xaqiijin karin sii joogitaankiisa kooxda ku ciyaarta garoonka Old Trafford xagaagan.

26-jirkaan reer Belgium ayaa xili ciyaareedkii hore kusoo biiray United isagoo 27.5 Malyan Oo Pound kaga soo biiray inkastoo ay dib u dhigeen bandhigiisa fiican dhaawacyo iyo waqti la’aan ku heshay inkastoo uu saftay 16-kulan Premier League.

Fellaini ayaa lala xiriirinayaa inuu ka tagi doono kooxda Manchester United kadib markii tababare Louis Van Gaal oo xilka kooxdaan la wareegi doona kadib koobka Aduunka uu shaaciyay in xidigaan uusan ku jirin qorshihiisa kooxda xili ciyaareedka soo aadn.

Sky Sports ayaa xidigaan weydiisay hadii uu xili ciyaareedka soo socda baaqi kusii ahaan doono garoonka Old Trafford iyo hadii kale wuxuuna ku jawaabay: “Waan arki doonaa kadib koobka Aduunka”

Fellaini ayaa dhamaan kasoo wada muuqday kulamadii afarta ahaa ee xulkiisa Belgiumka uu ciyaaray koobka Aduunka ee 2014, balse hal jeer ayuu shabaqa soo taabtay waana furitaankii koobka kulan ay 2-1 kaga badiyeen Algeria.

Sky Sports ayaa mar kale su’al weydiisay Fellaini:

Miyaad cadeysay bandhigaagii qurxoonaa marka la eego qaab ciyaareedka aad kasoo bandhigtay koobka Aduunka?

“Waxba ma cadeynin, waxaan aha xirfadle kubada cagta sideed sano”



Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Marouane Fellaini Oo Diiday Inuu Xaqiijiyo Joogitaankiisa Manchester United], All Right Reserved. 2014.
]]>
http://hiilkubad.com/marouane-fellaini-oo-diiday-inuu-xaqiijiyo-joogitaankiisa-manchester-united/feed/ 0
Nacho Fernandez Oo Heshiis Kordhin Lix Sanno Ah Qalinka Ugu Duugay Real Madrid http://hiilkubad.com/nacho-fernandez-oo-heshiis-kordhin-lix-sanno-ah-qalinka-ugu-duugay-real-madrid/ http://hiilkubad.com/nacho-fernandez-oo-heshiis-kordhin-lix-sanno-ah-qalinka-ugu-duugay-real-madrid/#comments Fri, 04 Jul 2014 07:50:48 +0000 http://hiilkubad.com/?p=28171
Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Nacho Fernandez Oo Heshiis Kordhin Lix Sanno Ah Qalinka Ugu Duugay Real Madrid], All Right Reserved. 2014.
]]>
nacho

Kooxda Real Madrid ayaa ku dhawaaqday in ciyaaryahan Nacho Fernandez uu saxiixay heshiis cusub ilaa iyo 6 sanno oo kale ah.

Ciyaaryahanka Akademiga Real Madrid kasoo baxay ayaa kulankiisa ugu horeeyay Los Blancos u saftay 2011 kulan ay 6-3 kaga adkaadeen Valencia.

Kooxda heysato Horyaalka Yurub ee Champions League ayaa ku dhawaaqday in 24 jirkan qalinka ku duugay heshiis uu kusii joogayo Santiago Bernebue tan iyo 2021.

“Real Madrid waxay shaacinaysaa in Nacho Fernandez uu saxiixay heshiis kordhin lix sanno ah,” ayaa lagu sheegay qoraal ay soo dhigeen boga ay internet ka ku leeyihiin.

Nacho ayaa kulan keliya u saftay xulka Spain, waxa uuna Madrid kusoo biiray isagoo jiro 11 sanno jir waxa uuna Real Madrid B u saftay in ka badan 100 kulan.



Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Nacho Fernandez Oo Heshiis Kordhin Lix Sanno Ah Qalinka Ugu Duugay Real Madrid], All Right Reserved. 2014.
]]>
http://hiilkubad.com/nacho-fernandez-oo-heshiis-kordhin-lix-sanno-ah-qalinka-ugu-duugay-real-madrid/feed/ 0
Luiz Felipe Scolari: Brazil Koobka Adduunka Hal Gacan Ayey Ku Heysataa!! http://hiilkubad.com/luiz-felipe-scolari-brazil-koobka-adduunka-hal-gacan-ayey-ku-heysataa/ http://hiilkubad.com/luiz-felipe-scolari-brazil-koobka-adduunka-hal-gacan-ayey-ku-heysataa/#comments Fri, 04 Jul 2014 06:30:57 +0000 http://hiilkubad.com/?p=28167
Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Luiz Felipe Scolari: Brazil Koobka Adduunka Hal Gacan Ayey Ku Heysataa!!], All Right Reserved. 2014.
]]>
_76034210_76034209

Macalinka Qabiirka ah ee Xulka Marti gelinayo koobka adduunka ee Brazil Luiz Felipe Scolari ayaa sheegay in koobka adduunka ee hadda socdo uu Hal Gacan Ugu jiro Xulka uu leeliyo ee Brazil Xiili ay wajahayaan Xulka Colombia Quarter Final-ka

Scolari ayaa ku adkeystay inay ku guuleysan Doonaan Koobka Adduunka Xilli uu  la hadlayey saxaafada.

” Taageerayaasheena ayaa naga doonayo inaan u sheegay waxa aan rabno, sida aan u rabno inaan ku guuleysano koobka adduunka, waana wadnaa dadaalkaas” Ayuu yiri

Mar la weydiiyey Su’aashaan  ” Mala Dhihi karaa Brazil koobkaan Hal Gacan ayey ku heysaa” wuxuuna ku jawaabay macalina “Haa, Dabcan Brazil koobka cid ka xigto ma jirto”

” Waxaan Mareenaa Tijaabadii Shanaad, waxaana koobka adduunka ku qaadi karnaa Todobo Guul”

Hadalkaan ayaa imaanayo Xilli Brazil ay caawa la ballansan tahay dhigooda Colombia, waxaana laga warsugi doonaa sida uu macalinkaan uga dhabeeyo hadalka uu saxaafadda u sheegay.



Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Luiz Felipe Scolari: Brazil Koobka Adduunka Hal Gacan Ayey Ku Heysataa!!], All Right Reserved. 2014.
]]>
http://hiilkubad.com/luiz-felipe-scolari-brazil-koobka-adduunka-hal-gacan-ayey-ku-heysataa/feed/ 0
Barcelona Oo Dhameystiraysa Saxiixa Luis Suarez 48 Saac Ee Soo Socota Iyo Fifa Oo Oglaatay Inuu Caafimad U Maro http://hiilkubad.com/barcelona-oo-dhameystiraysa-saxiixa-luis-suarez-48-saac-ee-soo-socota-iyo-fifa-oo-oglaatay-inuu-caafimad-maro/ http://hiilkubad.com/barcelona-oo-dhameystiraysa-saxiixa-luis-suarez-48-saac-ee-soo-socota-iyo-fifa-oo-oglaatay-inuu-caafimad-maro/#comments Fri, 04 Jul 2014 06:09:15 +0000 http://hiilkubad.com/?p=28158
Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Barcelona Oo Dhameystiraysa Saxiixa Luis Suarez 48 Saac Ee Soo Socota Iyo Fifa Oo Oglaatay Inuu Caafimad U Maro], All Right Reserved. 2014.
]]>
On the move: Barcelona hope to wrap up a deal for Luis Suarez from Liverpool this week

Kooxda Reer Spain ee Barcelona ayaa rajo fiican ka qabto in ay dhameystriaan lasoo saxiixitaanka xidig kooxda Liverpool ee ganaaxa adag la dul dhigay Luiz Suarez 48 saac ee soo socota iyadoo labada naadi ay isku af garteen in Barcelona ay bixiso qiimaha lagu jabin karo heshiiska ciyaaryahanka uu kula jiro kooxda Reds oo ah £80million.

Gudiga anshaxa ee xiriirka kubadda cagta adduunka ee (FIFA) ayaa ogalaadey in Suarez uu caafimaadka u mari karo naadigii uu doono in uu ku biiro taas oo aa wax u dhibeyn ganaaxa 4 bilood ee garka loo galiyey taas oo soo dedejineysa in naadiga ka dhisan Catalonya uu soo gabo gabeeyo heshiiska laacibkan 48 saac ee inagu soo fooda leh.

Kooxda Blaugrana ayaa waxa ay dadaal ugu jirtaa in ay kooxda ku soo biirayaan dhiig cusub iyadoo kooxdu ay ku fashilantey xilli ciyaareedkii dhamaadey in ay ku guuleystaan wax koob ah taas oo madaxda kooxda ka dhigtey in gacanta geliyaan jeebkooda si ay u dejiyaan jamaahiirta naadiga oo aan ku qancin qaab ciyaareedkii kooxda xilli ciyaareedkii tagey.

Suarez ayaa waxa uu noqon doonaa hadii uu dhameystiro u wareegidiisa naadiga Barcelona saxiixooda labaad kadib markii ay horey ula wareegeen laacibka khadka dhexe ee xulka Croatia Ivan Rakitic iyadoo ciyaaryahan Suarez uu daneynayo in uu xirto maaliyada ay caanka ku tahay kooxda Barcelona.



Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Barcelona Oo Dhameystiraysa Saxiixa Luis Suarez 48 Saac Ee Soo Socota Iyo Fifa Oo Oglaatay Inuu Caafimad U Maro], All Right Reserved. 2014.
]]>
http://hiilkubad.com/barcelona-oo-dhameystiraysa-saxiixa-luis-suarez-48-saac-ee-soo-socota-iyo-fifa-oo-oglaatay-inuu-caafimad-maro/feed/ 0