Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xalay waxaa si toos ah loo soo xiray suuqa kala iibsiga qaarada yurub, waxeyna aheyd habeenka ugu mashquulka badan suuqyada kubada cagta, inkastoo Manchester United ay aheyd kooxda ugu saameynta badan suuqa madama ay aheyd koox u baahan gacan hadana saxiixyo badan ma sameyn kaliya laba xidig ayey soo afjartay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
maadaama Di Maria Uu Noqday xidigga ugu qaalisan ee kooxaha Premier League ay iibsadaan kadib markii ay Manchester United KU Iibsatay 59.7 Malyan ayaan waxaan idiin soo gudbineynaa Tobankii Xidig Ee ugu qaalisanaa oo ay soo iibsadeen kooxaha ka dhisan Horyaalka England. Di Maria ayaa rikoorkaan ka jabiyey Fernand Torres 50,000 ay Liverpool…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
waxaa caawa la cayaarayo kulamo badan oo isug jira kulamo saaxiibtinimo iyo koobka super cup-ka Germany, sidaas darteed waxaan idiin soo gudbineynaa kulamadaas, saacadda geeska Africa iyo meelaha aad ka daawan karto waana sida hoos ku qoran: Super Cup-ka Jarmalka Oo Caawo Fiidkii La Cayaari Doono: 7:00 fiidnimo Borussia Dortmund…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Sanadkii labaad oo xariir ah Robin Van Persie ayaa kaalinta 1-aad ka galay 10-ka cayaaryahan ee sida joogtada loo iibsado maaliyadooda, weeraryahanka reer Holland ayaa ku faraxsan in weli uu yahay shaqsiga ugu badan ee maaliyadiisa laga iibsado Premiership-ka England, inkastoo RVP uu xili cayaareedkii hore inta badan dhaawac kaga…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Horyaalka England waa horyaalka ay xidigaha aduunka mushaarka ugu badan ka kasbadaan sidaa darteed laacibiin farabadan oo Premiership-ka ka xamaalato ayaa xili cayaareedkan cadaadis xoogan soo wajihi doono madaama xidigahan ay mushaar badan ku shaqeeyaan sidoo kalena kalsooni dheeraad ah la siiyay waxaa looga fadhiyaa inay dhankooda waxqabad muuqdo xili…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Demba Ba ayaa sameeyey Bilow Cusub oo Wanaagsan markii uu kooxdiisa Cusub ee Turkey Besiktas uu ku caawiyey inay usoo gudubtay Uefa Champions League Play Off-ka. Xidigii hore ee Kooxda Chelsea Ba ayaa dhaliyey seddexley kadib markii kooxdiisa ay 3-1 ku garaacday kooxda Feyenoord iyagoo celcelis ahaan kusoo baxay 5-2.…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Joornaalistaha Caanka Ah Ee U Dhashay Talyaaniga Mina Rzouki ayaa sheegay inay kooxda Liverpool wadahadal la furtay xidigii ay dooneysay Kooxda Real Madrid. Wuxuu sheegay in kooxda Liverpool ay wadahadal la furtay Falcoa si ay ugu buuxiso booska uu baneeyey xidigga ku caan baxay qaniinyada ee Luiz Suarez, Inkastoo Falcoa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Arsenal ayaa hormar fiican ka sameysay dalabkii ay u dirtay xidigga Kooxda Borussia Dormund marsco Reus, kaasoo siweyn loola xiriirnayey kooxaha Manchester United , Barcelona iyo kooxaha ugu waaweyn Yurub. Sida ay qortay Metro Macalinka Arsenal Arsene Wenger ayaa dhexda u xirtay sidii uu gacanta ugu soo dhigi lahaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kadib markii uu Howard Webb Ku Dhawaaqay Inuu isaga Fariistay garsoorinimada ayuu haddana wuxuu sheegay inuusan ka dhex bixi doonin shaqadiisa garsooranimo wuxuuna caawin doonaa garsoorayaasha. Webb oo qabtay Fiinalahii World Cup-ka iyo Champions league sanadkii 2010-kii ayaa sheegay inuu rajeenayo inuu qibradiisa ku caawin doono garsoorayaashii ay saaxiibada ahaayeen…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kabtan ku Xigeenka Kooxda Liverpool Daniel Agger ayaa lagu soo waramayaa inuu macalinkiisa Brendan Rodgers weydiistay in loo ogolaado inuu isaga hayaamo garoonka Anfield iyadoo xilli uu ilmeenayo Waji Waji ay isku Arkeen qolka Labiska. 29 Jirkaan ayaa sheegay inuu Aadi Doono Kooxda Barcelona Halkaas oo uu aamisan yahay inuu ka…